hargaysaay wrote:horta ilaahay ha baabiiyo laakiin anigu waxaan aaminsanahay haday xamar qabsadaan somalia inta hadhayna waa pice of cake
No way haday awood u leeyihin galguduud bey qabsadeen lahayeen ileen galguduud ciid kama hor fadhiday 3 jeer bey isku dayeen sadexdii jeer ba wala soo jabbiye ma qabsan karan
