hargaysaay wrote:farax guled baan ka ahay laakiin intaa wixii ka dammbeeya waa mamnuuc inaan kuu shego
imisad ugu tagta farax guleed

Moderator: Moderators
hargaysaay wrote:farax guled baan ka ahay laakiin intaa wixii ka dammbeeya waa mamnuuc inaan kuu shego
hargaysaay wrote:waxaan ugu tagaa 7
hargaysaay wrote:wlaahi to be honest with you hadaan ku yidha ma garanayo maad i rumaysan 2007 baan ogadayba inuu reer guled yahay but i think he is farax guled
My friend anigu 22 baan ugu taga waligi carbeed its probably 24 it doesn’t matter an ayub can count 24 it has nothing to do with laandheronimo its all about the branches iyo jufooyinka ay u kala baxan abtirsiin dheer maha laandheronimohargaysaay wrote:adigu weligii carbeed imisa ayaad ugu tagra, ta labaad qofka isaaq ugu abtirsiinta dheer imisuu ugu tagaa, i think that could be reer sugule person
hargaysaay wrote:i know that laakin I was just wondering qofka inoogu abtirsinta dheer
anigu dee soodigi ku yidhi 19 jir baan ahayhargaysaay wrote:emperor adigu ilaa 30 or 25 waad tahay intaan ku moodayey waad ka yartahay baan u malaynayaa
hargaysaay wrote:sacad muse iyo cise muuse waa dadka duriyada dhinaca qabiilka markay tahay aan aad u kala aqoon, weliba 19 baan ahay soomaali oo dhana waan u abtirinayaa wax soconaysa maaha aboowe