Page 2 of 2
Re: Siilaanyos administration is in trouble WATCH & READ
Posted: Tue Sep 28, 2010 12:43 pm
by NewHargeisaGirl
SahanGalbeed wrote:Sheeko caanaley ! Taaso kale naasaha la tuujin jire , qudhunbiirsi iyo qurjile wixii inagu soo siidaayay ayaa loo raacaya arrintan . Oh my bad ...ilayn waa Silanyo qudhadii
Free speech-ka xayawaan aan loogu talogelin baa jira , Ilaah ba runta jecele !
Runtu waxay tidhi , cid far dhaqaajin karta baan jirin , weligiin ba ku seegaysta topigayadan noocan ah , aabihin uskag -ga ka wasa !

Re: Siilaanyos administration is in trouble WATCH & READ
Posted: Tue Sep 28, 2010 12:49 pm
by ToughGong
Keyse_0208 wrote:few Qudhunbuursi odayaal waxba ma sheegayaan, let them keep the calaacal going.
Innit Keyse, they've been calaacalin since 1989
Re: Siilaanyos administration is in trouble WATCH & READ
Posted: Tue Sep 28, 2010 12:52 pm
by SahanGalbeed
Naag had iyo jeer rabta in sidii qof waayeel loola hadlo , aqligii ciyaalka na leh , tan newhargeysagirl-ta la baxday ba ka joogta golaha . Get lost bitch , baarixi baa ku saaran , ha i sawiran ku ma aqaan e !
Re: Siilaanyos administration is in trouble WATCH & READ
Posted: Tue Sep 28, 2010 2:19 pm
by Mr_Alfaas
SahanGalbeed wrote:Naag had iyo jeer rabta in sidii qof waayeel loola hadlo , aqligii ciyaalka na leh , tan newhargeysagirl-ta la baxday ba ka joogta golaha . Get lost bitch , baarixi baa ku saaran , ha i sawiran ku ma aqaan e !
Magaalo joog xumada meesha kala fadhiiso dheh inader...wa kuwii ay ka buuxsantay ee iska soo galay.

Re: Siilaanyos administration is in trouble WATCH & READ
Posted: Tue Sep 28, 2010 2:28 pm
by abdalla11

Few threats and he changes his policy, fuley xaarweyn

Re: Siilaanyos administration is in trouble WATCH & READ
Posted: Tue Sep 28, 2010 3:54 pm
by NewHargeisaGirl
SahanGalbeed wrote:Naag had iyo jeer rabta in sidii qof waayeel loola hadlo , aqligii ciyaalka na leh , tan newhargeysagirl-ta la baxday ba ka joogta golaha . Get lost bitch , baarixi baa ku saaran , ha i sawiran ku ma aqaan e !
53 jir sacad muse ah oo timaha cirro dhan kasta ka soo baxday.. maxaa laga sawirtaa naa huush ayaan ku idhi.. doqon yahay xumi !!!!
orod oo Ruralman iska soo celi faraq yahay mijaha yar yar
