udun wrote:Hargaysaay, inaadeer waad mahadsan tahay. Ninkii Isaaq ee runta noo sheegaa waa na guubaabinayaahargaysaay wrote:
haa nin walba o dhulbahante hargeysa jooga cashuur ta reer hargeysuu qataa sida nin walba oo isaaqa oo lascanood jooga cashuurta dhulbahante u qaato
ta labaad hadaad dhulbahante tihiin kala cadeysta ma somaliland baa tihiin haday sidaa tahayna isaaq somaliland nimoa ayuu lascanod ku jooga hadaydaan somaliland raacsanayn dee sxb aynu runta isku sheegno isaq xoog buu lascanood ku jooga, hada waa imisa waa laba sanoMida kale runta in la sheego dhib maaha qofkana inay dhibto maaha. Ayaamahaan waa naga wadaane halkiinaas noogu goolaaftama - waxaadse oran jirteen berigii ciyaarihii gobolada ciyaari waa gelin danbe marka la idink laado markaa halkiisaan ka miisa anana inshallah waa idinku keeni. Kolay u malayn maayo inaad Laaska ku raagaysaan. Waxaad joogtaan waa intaanu dhowrka jiho u kala jeedno laakiin inshallah marka xal la keeno waa idinka baacsanaynaa markii iska sii golaaftama oo waxaad na tidhaahdaan markaanu idinla hadalnoba "Laascaanood baanu ka talinaa oo xoog baanu ku joogaa". Shaqo propogando ah oo fiican baad noo haysaan
![]()
Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado Cali
Moderator: Moderators
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
What is Goljano's obsession with MJs? Every 3rd post has "MJ" or "Puntland" in it. 
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
Goljano Lion wrote:udun wrote:Hargaysaay, inaadeer waad mahadsan tahay. Ninkii Isaaq ee runta noo sheegaa waa na guubaabinayaahargaysaay wrote:
haa nin walba o dhulbahante hargeysa jooga cashuur ta reer hargeysuu qataa sida nin walba oo isaaqa oo lascanood jooga cashuurta dhulbahante u qaato
ta labaad hadaad dhulbahante tihiin kala cadeysta ma somaliland baa tihiin haday sidaa tahayna isaaq somaliland nimoa ayuu lascanod ku jooga hadaydaan somaliland raacsanayn dee sxb aynu runta isku sheegno isaq xoog buu lascanood ku jooga, hada waa imisa waa laba sanoMida kale runta in la sheego dhib maaha qofkana inay dhibto maaha. Ayaamahaan waa naga wadaane halkiinaas noogu goolaaftama - waxaadse oran jirteen berigii ciyaarihii gobolada ciyaari waa gelin danbe marka la idink laado markaa halkiisaan ka miisa anana inshallah waa idinku keeni. Kolay u malayn maayo inaad Laaska ku raagaysaan. Waxaad joogtaan waa intaanu dhowrka jiho u kala jeedno laakiin inshallah marka xal la keeno waa idinka baacsanaynaa markii iska sii golaaftama oo waxaad na tidhaahdaan markaanu idinla hadalnoba "Laascaanood baanu ka talinaa oo xoog baanu ku joogaa". Shaqo propogando ah oo fiican baad noo haysaan
![]()
ninkaagan Majeerteen arimaha Somaliland kuma khuseeyaan kolka sxb ku eegnow arimaha Puntland comprende
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
sheegato foqol sheegato Udun aka Xamud from golgodob 
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
Bucur Bacayr foqol Bucur Bacayr 
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
Monk-of-Mogadishu wrote:Bucur Bacayr foqol Bucur Bacayr
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
now days for you , freinds are hard to come by but alasudun wrote:Monk-of-Mogadishu wrote:Bucur Bacayr foqol Bucur Bacayr![]()
![]()
You hit the nail on the head bro
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
Goljano Lion wrote:now days for you , freinds are hard to come by but alas paidmonk is the only friend you count on
Paidmonk is a good guy dheh
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
poor Udun , he is a homeless and grand mastabu-blasta paidmonk adopted himCali_Gaab wrote:Goljano Lion wrote:now days for you , freinds are hard to come by but alas paidmonk is the only friend you count on![]()
![]()
![]()
![]()
Paidmonk is a good guy dheh
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
Garad... SSC is not that bad to me
but if they try to anything to harm our lovely distrits and regions, then its war 
Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado
Hargaysaay... Dee horta waa runtaa oo laas coonood somaliland baa haystan iminka, waana arin aad u foolxun oo dhibaysa inta badan dhulooska, sidaas oo ay tahay isaaq intuu kaligii yimi muu qabsan laas caanood ee waxaa qasaday isaaq + Gudubisi iyo niman dhulbahante ah oo maamulkiina aaminsan. Markaana meesha waxaa haystay oo loogu soo gabaday Puntland. Teeda kale dee markii hargaisa iyo burco dowladii siyaad aad la dagaalamayseen ee dadkiinu wada qaxootiga ahaayeen, isaaq badan baa wasiiro ahaa oo taageersanaa siyaad bare, markaa bini-aadamku meel ma wada maro, qudhaan jeceshu meel walba waa joogtaa, markaa iminka hal cod baanu yeelanoo dee SSC baa maamulkii qabsatay.. iminka arintu waa somaliland, puntland and SSC.. kuwa cashuurta aad siisaan ee aanu u naqaan macaan jeceshana dee ama dila ama daaya, anaga xagayaga waxay galeen dambi qaran, maxkamad baana sugaysa... nabadeeyhargaysaay wrote:[ haaye sxb aynu kaftanee in nin qayrkaa ahi uu ilaa hargeysa intuukayimaado lascand qabsado ama dadka degankuha caawiyan ama yaanay caawin sowimpressive maaha
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 524 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 4 Replies
- 765 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 31 Replies
- 2972 Views
-
Last post by Sanbalolshe
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 2 Replies
- 624 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 8 Replies
- 789 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 1 Replies
- 1186 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 577 Views
-
Last post by Slick44
-
- 5 Replies
- 1004 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 22 Replies
- 1449 Views
-
Last post by djibsomali
