So, you're comparing Sahra halgan with Saado?[/quote]
Lol Sahra Halgan is amateur compared to Saado Cali its like comparing Jay-Z to Will Smith

Lol, and which one of those two is the 'amateur' ?[/quote]
Sahra Halgan.
Moderator: Moderators
Once again you missed the point.Cali_Gaab wrote:So, you're comparing Sahra halgan with Saado?Dhaga Bacayl wrote:Saado Cali waa ruux dumeree halkeeda halaku daayo. Xaq bay u leedahay inay fikirkeeda hadasho ciday doontana amaanta kay doontana caydo.
Waxaa daawaday Sahra HALAGAN oo ku heesaysa FAQASH way tagaysaa soo tukhaan tukhiyaa in TO cida u jiibanaysayna waxay ahayd NAKRUUMA. So what .bal ka waran iyadoo reerkay ka dhalatay yidhaahdaan Nakruumaay waxad tahay Qudhmis? Does that make sense? Faniinta halkooda halgu daayo waliba ku dumarka ah.
So, you're comparing Sahra halgan with Saado?[/quote]garad13 wrote:Waxaa daawaday Sahra HALAGAN oo ku heesaysa FAQASH way tagaysaa soo tukhaan tukhiyaa in TO cida u jiibanaysayna waxay ahayd NAKRUUMA. So what .bal ka waran iyadoo reerkay ka dhalatay yidhaahdaan Nakruumaay waxad tahay Qudhmis? Does that make sense? Faniinta halkooda halgu daayo waliba ku dumarka ah.