Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by Siciid85 »

.
Last edited by Siciid85 on Sat Oct 09, 2010 3:36 pm, edited 1 time in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by kaliil »

Northwind wrote:Kaliil waa maxay calaacalka intaa leege niyaw! Somaliland maanta hadday burburto gacanta HJ ayay ku burburtay, hadday si wacan u dhismatana, oo aqoonsi yimaadana gacanta HJ ayay ku dhismatay! Aniga markaa sidaan faloba ii furan laxyahay cuqdada u dhimanaysa.
Northwind sxb dawladu HJ maaha e waa dawlad coalition ah oo cid walbaa ku jirto.Axmed Siilaanyo ayaa madaxweyne ka ah laakiin dawlad HJ ah maaha, Habar Jeclona somaliland ma burburin karto khayaali baad iska dhaadhiciseene.
xiitaa Axmed Siilaanyo xilka waa laga qaadi karaa oo dawladiisa waa la ridi karaaye ma ogid miyaa?Axmed Siilaanyo dawlada maba xukumo e Maxamed Xaashi Cilmi iyo Dr.Gaboose iyo dhawr nin oo kale ayaa meesha xukuma oo qaska wada.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Post by KingWaslawi »

Siciid85 wrote:Northwind, how come you are only addressing Kalil but not the cuqdad filled liqaaye & the midgetboy? get the fuck out of here with your bullshit we know who has cuqdad.

:lol: :lol: Liqaaye and the midgetboy maxay ahaayeen?
Midda kale adigu xaggaad iga soo saloolatay waa yaabe ninkaa, cuqdadu ka buuxdo ayaan u jawaabaayay ee leh dawladdani ima matasho. Halka uu xukuumaddii dhacdayna noo xayaysiiyay.
Siciidow horta yaa ku hibyay inaad nin tahay, anigu waxaan u malaynayaa inaad af-jeex leedahay. Ninkan aad difaacaysaa miyuu ku wasaa, waa yaabe ''Af-jooga looma adeego''
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by Siciid85 »

Northwind, ma hore ba la yidhi love, intaadan love oran bay love kugu tiraahdaa.this is my topic as you can clearly see it adiga maxa ku so dheex galiyey with your big gob? sharmuutoyahay canbarta weyn leh orod guuska siilaanyo so jaq since you seem to be defending him everytime. :lol:
Last edited by Siciid85 on Sat Oct 09, 2010 3:37 pm, edited 3 times in total.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by KingWaslawi »

kaliil wrote:
Northwind wrote:Kaliil waa maxay calaacalka intaa leege niyaw! Somaliland maanta hadday burburto gacanta HJ ayay ku burburtay, hadday si wacan u dhismatana, oo aqoonsi yimaadana gacanta HJ ayay ku dhismatay! Aniga markaa sidaan faloba ii furan laxyahay cuqdada u dhimanaysa.
Northwind sxb dawladu HJ maaha e waa dawlad coalition ah oo cid walbaa ku jirto.Axmed Siilaanyo ayaa madaxweyne ka ah laakiin dawlad HJ ah maaha, Habar Jeclona somaliland ma burburin karto khayaali baad iska dhaadhiciseene.
xiitaa Axmed Siilaanyo xilka waa laga qaadi karaa oo dawladiisa waa la ridi karaaye ma ogid miyaa?Axmed Siilaanyo dawlada maba xukumo e Maxamed Xaashi Cilmi iyo Dr.Gaboose iyo dhawr nin oo kale ayaa meesha xukuma oo qaska wada.

Waa runtaa dawlad HJ maaha! Laakiin adiga iyo inta kula garaadka ah ayaa aaminsan inay Somaliland dawlad HJ tahay maanta! Ina Xaashi iyo Gaboose waa wasiiro, awoodana waxay kala siman yihiin wasiirada kale, markaa iyaga inaad meesha keentaba maaha.
Axmed Silanyo waa Madaxweynaha Somaliland haddii ay Somaliland maanta burburtana alla kama dhigee isaga ayaa burburiyay weeye, haddii uu meel sare gaadhsiiyana isaga magac usoo hooyay. Midna aan kuu sheegee sxb dawladda waa la dhaliili karaa, waa haddii ay waxba wadanka u qaban waydo. laakiin adigu haddaad wadankaaga jeceshay oo aadan jeceshay oo wax wanaagsana la jeceshay, Maxaad ku saadatay inay markay shan sano xukunka hayso Xamar oo kale noqonayso!
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by NewHargeisaGirl »

Northwind wrote:
Siciid85 wrote:Northwind, how come you are only addressing Kalil but not the cuqdad filled liqaaye & the midgetboy? get the fuck out of here with your bullshit we know who has cuqdad.

:lol: :lol: Liqaaye and the midgetboy maxay ahaayeen?
Midda kale adigu xaggaad iga soo saloolatay waa yaabe ninkaa, cuqdadu ka buuxdo ayaan u jawaabaayay ee leh dawladdani ima matasho. Halka uu xukuumaddii dhacdayna noo xayaysiiyay.
Siciidow horta yaa ku hibyay inaad nin tahay, anigu waxaan u malaynayaa inaad af-jeex leedahay. Ninkan aad difaacaysaa miyuu ku wasaa, waa yaabe ''Af-jooga looma adeego''

Hadii Cid la fuulo oo la naagaysto adiga ayaa ah.. sharmouto yahay Yirrow lagu fara xumeeyey raga afka qadhmuun ka jeedi :clap: :clap: :clap: :clap:
akhas badhnagood ceebtada dumarka ka sheekeeya adiga kugu beees... balaan ayaan ku qaaday in meesha laga ban gareeyo nacadal ayaa adiga iyo awoowgga ku yaale doofar yahay cajuuska ahi :up:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by kaliil »

Northwind wrote:[

Waa runtaa dawlad HJ maaha! Laakiin adiga iyo inta kula garaadka ah ayaa aaminsan inay Somaliland dawlad HJ tahay maanta! Ina Xaashi iyo Gaboose waa wasiiro, awoodana waxay kala siman yihiin wasiirada kale, markaa iyaga inaad meesha keentaba maaha.
Axmed Silanyo waa Madaxweynaha Somaliland haddii ay Somaliland maanta burburtana alla kama dhigee isaga ayaa burburiyay weeye, haddii uu meel sare gaadhsiiyana isaga magac usoo hooyay. Midna aan kuu sheegee sxb dawladda waa la dhaliili karaa, waa haddii ay waxba wadanka u qaban waydo. laakiin adigu haddaad wadankaaga jeceshay oo aadan jeceshay oo wax wanaagsana la jeceshay, Maxaad ku saadatay inay markay shan sano xukunka hayso Xamar oo kale noqonayso!
Maxamed Xaashi Cilmi iyo Gaboose waa wasiiro laakiin waa ragga qaska wada ee kolba hebel soo qabta leh. Anigu ma jecli inay wadankeena dhibaato ka dhacdo ama burburo laakiin runta ayaan kuu sheegayaa oo haddii la is ixtiraami waayo qasab ayay sida Xamar u noqon oo inta la kala baxo ayaa magaalooyinka qolo walbaa dhinaceeda maamuli.Cadaalad darro ma ogolin. Dadka qaar baa u arka inay Dawladu HJ tahay oo waxay doonaan samayn karayaan laakiin waxay doonaan ma samayn karayaan. Liqaaye oo kale ayaa marka nin HY ah ayaa lasoo qabanayaa la yidhaahdo meesha soo gala isagoo faraxsan oo leh hebel baa qasab lagusoo qabanayaa. isma weydiiyo sababta loosoo qabanayaa maxay tahay iyo muxuu sameeyey.
Cid denbiile ah qarinmayno ama difaacimayno laakiin kibir iyo gardaro ma ogolin oo qofkii tolka ah ee laga gardaranyahay waanu difaacaynaa wax walbaa ha dhacaane. Laba nin oo labadaba laga gardaranyahay ayaa la rabay ina la xidho taana waanu ka diidnay. Wasiiro ama dad dawlada u shaqaynaya ayaa iska odhanayay hebel halasoo qabto. Qofku xiitaa hadduu denbi galo waa lasoo baadhaa oo marka denbigaa lagusoo ogaado ayaa maxkamada amar lagusoo qabanayo lagasoo qaataa laakiin rag aan waxba samayn oo maxkamadna amar ku bixin ina lasoo qabto ayaa gardaro lagusoo doonanayay.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by KingWaslawi »

Newhargeisagirl wrote:

:lol: :lol: Adiga ayaa i wasa, oo i fara xumeeya.

Orod oo intaad mista Jaamaca tagto kutabadda waaweyn, xaashada-hooda soo rog,rog, oo soo bari in la i ban-gareeyo.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by kaliil »

Newhargeisagirl wrote:

Hadii Cid la fuulo oo la naagaysto adiga ayaa ah.. sharmouto yahay Yirrow lagu fara xumeeyey raga afka qadhmuun ka jeedi :clap: :clap: :clap: :clap:
akhas badhnagood ceebtada dumarka ka sheekeeya adiga kugu beees... balaan ayaan ku qaaday in meesha laga ban gareeyo nacadal ayaa adiga iyo awoowgga ku yaale doofar yahay cajuuska ahi :up:

meeshay ragu ku wada hadlayaan hasoo dhexgelin. Topiga hanagaga ciyaarin.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by Siciid85 »

Newhargeisagirl wrote:
Northwind wrote:
Siciid85 wrote:Northwind, how come you are only addressing Kalil but not the cuqdad filled liqaaye & the midgetboy? get the fuck out of here with your bullshit we know who has cuqdad.

:lol: :lol: Liqaaye and the midgetboy maxay ahaayeen?
Midda kale adigu xaggaad iga soo saloolatay waa yaabe ninkaa, cuqdadu ka buuxdo ayaan u jawaabaayay ee leh dawladdani ima matasho. Halka uu xukuumaddii dhacdayna noo xayaysiiyay.
'

Hadii Cid la fuulo oo la naagaysto adiga ayaa ah.. sharmouto yahay Yirrow lagu fara xumeeyey raga afka qadhmuun ka jeedi :clap: :clap: :clap: :clap:
akhas badhnagood ceebtada dumarka ka sheekeeya adiga kugu beees... balaan ayaan ku qaaday in meesha laga ban gareeyo nacadal ayaa adiga iyo awoowgga ku yaale doofar yahay cajuuska ahi :up:

:lol: :lol:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by KingWaslawi »

kaliil wrote:
Northwind wrote:[

Waa runtaa dawlad HJ maaha! Laakiin adiga iyo inta kula garaadka ah ayaa aaminsan inay Somaliland dawlad HJ tahay maanta! Ina Xaashi iyo Gaboose waa wasiiro, awoodana waxay kala siman yihiin wasiirada kale, markaa iyaga inaad meesha keentaba maaha.
Axmed Silanyo waa Madaxweynaha Somaliland haddii ay Somaliland maanta burburtana alla kama dhigee isaga ayaa burburiyay weeye, haddii uu meel sare gaadhsiiyana isaga magac usoo hooyay. Midna aan kuu sheegee sxb dawladda waa la dhaliili karaa, waa haddii ay waxba wadanka u qaban waydo. laakiin adigu haddaad wadankaaga jeceshay oo aadan jeceshay oo wax wanaagsana la jeceshay, Maxaad ku saadatay inay markay shan sano xukunka hayso Xamar oo kale noqonayso!
Maxamed Xaashi Cilmi iyo Gaboose waa wasiiro laakiin waa ragga qaska wada ee kolba hebel soo qabta leh. Anigu ma jecli inay wadankeena dhibaato ka dhacdo ama burburo laakiin runta ayaan kuu sheegayaa oo haddii la is ixtiraami waayo qasab ayay sida Xamar u noqon oo inta la kala baxo ayaa magaalooyinka qolo walbaa dhinaceeda maamuli.Cadaalad darro ma ogolin. Dadka qaar baa u arka inay Dawladu HJ tahay oo waxay doonaan samayn karayaan laakiin waxay doonaan ma samayn karayaan. Liqaaye oo kale ayaa marka nin HY ah ayaa lasoo qabanayaa la yidhaahdo meesha soo gala isagoo faraxsan oo leh hebel baa qasab lagusoo qabanayaa. isma weydiiyo sababta loosoo qabanayaa maxay tahay iyo muxuu sameeyey.
Cid denbiile ah qarinmayno ama difaacimayno laakiin kibir iyo gardaro ma ogolin oo qofkii tolka ah ee laga gardaranyahay waanu difaacaynaa wax walbaa ha dhacaane. Laba nin oo labadaba laga gardaranyahay ayaa la rabay ina la xidho taana waanu ka diidnay. Wasiiro ama dad dawlada u shaqaynaya ayaa iska odhanayay hebel halasoo qabto. Qofku xiitaa hadduu denbi galo waa lasoo baadhaa oo marka denbigaa lagusoo ogaado ayaa maxkamada amar lagusoo qabanayo lagasoo qaataa laakiin rag aan waxba samayn oo maxkamadna amar ku bixin ina lasoo qabto ayaa gardaro lagusoo doonanayay.
Kaliilow sxb horta ma fiicna in cidna, si caddaalad darro ah loola dhaqmo, cidduu doono ha kasoo jeedee. Aniga shakhsiyan, kumaan taageersanayn in dawladani wakhti iskaga lumiso, hebel soo xidh iyo hebel kale safar ka xanib, wixii taggay tiigsimaad maleh, dawladdi dhacdayna, in wakhti la iskagha lumayo may ahayn, laakiin sida aanu imankaba u fadhino waa ballan qaadyadii iyo horu-markii la isugu baaqay, ayaanu rabnaa. Ta kale Kaliilow adiga ma wuxuu dhiiggu kugu kacaa marka aad aragto Liqaaye oo topic soo dhigay!
:lol: Markaasaad dawladda dhaliishaa. :lol: Sxb ninkaasi waa shakhsi markaa si shakhsi-nimo ah isaga celi adigoon, wasiiro, iyo dawladda xagxagan.
Wasiiradana waxa amarka soo siiyaa waa madaxweynaha uun.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by kaliil »

Northwind wrote:
Kaliilow sxb horta ma fiicna in cidna, si caddaalad darro ah loola dhaqmo, cidduu doono ha kasoo jeedee. Aniga shakhsiyan, kumaan taageersanayn in dawladani wakhti iskaga lumiso, hebel soo xidh iyo hebel kale safar ka xanib, wixii taggay tiigsimaad maleh, dawladdi dhacdayna, in wakhti la iskagha lumayo may ahayn, laakiin sida aanu imankaba u fadhino waa ballan qaadyadii iyo horu-markii la isugu baaqay, ayaanu rabnaa. Ta kale Kaliilow adiga ma wuxuu dhiiggu kugu kacaa marka aad aragto Liqaaye oo topic soo dhigay!
:lol: Markaasaad dawladda dhaliishaa. :lol: Sxb ninkaasi waa shakhsi markaa si shakhsi-nimo ah isaga celi adigoon, wasiiro, iyo dawladda xagxagan.
Wasiiradana waxa amarka soo siiyaa waa madaxweynaha uun.
si fiican ayaad u hadashay sxb waanan kugu raacsanay sidaa. Liqaaye markuu topic faan ah soo qoro dee waan u jawaabayaa oo runta ayaan u sheegaa. Meesha xoog iyo qasab inaanay jirin ayaan u sheegaa.Wsiiradu inay madaxweynaha la tashadaan oo kasoo amar qaataan waan ogahay laakiin anigu markay labadan khalad dhaceen oo inta rag la amray ina lasoo qabto haddana go`aanka laga noqday ayaan ka shakiyay oo is idhi ragani iyagaa keligood go`aanka iskasoo gaadhay.
sidaad Dawladan lagama filayn inay waxtiga iskaga lumiso maalaayacni iyo hebel soo qabo. Horumar iyo inay wadanka wax u qabtaan ayaa laga sugayay. Dawladu markay cusubtahay hadday khaladadeedu bataan waa la nacaa markaa inay sumcada iska dilaan maaha.Marka wadanka inqilaab lagu qabsado ayaa cidii dawlada ku jirtay la xidhxidhaa laakiin wadan doorasho ka dhacday oo cod lagu kala badiyay iyadoon dhibaato dhicin oo haddana dad denbi lagu hayn la ugaadhsanayo lama arag.

Iminka waxaan u malaynayaa sheekadaa waa la dhameeyay, sidaan filayo.
Horumarkana insha allah Somaliland horumar bay gaadhi doontaa,
Inaguna waa inaynu taageernaa dawladda si ay, uga dhabayso ballan-qaadyaddii faraha badnaa.

Sxb waan sii socdaa, bal habeen wanaagsan
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by kaliil »

Northwind wrote:[

Iminka waxaan u malaynayaa sheekadaa waa la dhameeyay, sidaan filayo.
Horumarkana insha allah Somaliland horumar bay gaadhi doontaa,
Inaguna waa inaynu taageernaa dawladda si ay, uga dhabayso ballan-qaadyaddii faraha badnaa.

Sxb waan sii socdaa, bal habeen wanaagsan
inshallah, dawlada wax walba oo wanaag ah oo dadku ka faaidayaan waa lagu taageerayaa.
Habeen wanaagsan sxb, markale ha inoo ahaato.
Last edited by kaliil on Sat Oct 09, 2010 1:32 pm, edited 1 time in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out

Post by kaliil »

1
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”