[quote="HELWAA
Yes, ninkan wey ka adkaatey...can you imagin he used to cook, clean, take care of the baby as long he was home..feed him change the diapers...waxaan oo nikaasi oo qaban jirin ma jirtu.He used to stay up all night and take care of him and guess what he had work the day after.And she have the nerve to call the police on him

[/quote]
In lawada shaqaystaa ma xuma but it seems that she was taking advantage of him. Guess what though? He allowed it to happen. There is time and place for everything.
If I have to get up early in the morning to support your ass you better be waking up in the middle of the night to feed or change that baby. Hawsha ino qaybi xaliimooy hadi kale faareaxani gurigii hooyadii buuu iska noqoni doonaa….that is my attitude.
Ninka naagu way lagdatay markaasay ka kici wayday. NACAS caga wayn weeyaan[/quote]
Waa runta, hadiiba naagtu guriga joogta iney iyada ilmaha oo kacdo weyaan.
Naagtan cashar bey oo dhigtey, i doubt he wil be so nice to woman again.Qof kasta waa waxa ishiisa la arko.Wey ku dul socotey socotey..nabsigiisuna wuu ku dhici doona aakhirka.Ilmaha yar uun baan ka baqaya iney gaaladu gacanta ku qabato.Sagagardan marku sida waraaqdeeda oo siiyo balan baan ugu
qaadney inaan luuq ku rifnu nacalada
Horta maxay maahmaahdi aheed..nacastu ka ay ku istaagtu kama kacdo ma aheed

[/quote]
