Page 2 of 3
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:17 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote:Northwind ma maqashay Nigeria waxa degen nin 86 dumar ah qaba. Muslim ayuu sheegtaa ninkaa 86 dumarka ah qabaa. Culimada Nigeria ayaa arrintaa ka xanaaqday oo isku dayday inay ninkaa dumarka badan ka furaan oo 4 keliya u reebaan laakiin dumarkiisii ayaa mudaharaaday oo sheegay inay raali ka yihiin inuu 86 dumarka ah wada qabo oo midna ogolayn ina ninkeeda laga furo markaas waa la iska daayay.
Niyaw waan maqlay walahi, oo waan akhriyay, aar kaasi tuug buu ahaa waxa lagu leeyahay intuu yidhaa dumarka ayaan dabiibaa, oo xanuunada ka daweeyaa! Ayuu marba gurigii looga yedho isu gaabin jiray. kolkaasay gabadh walba is tidhi haddaad kan guursato xanuunba kugu dhici maayo. Ileen waa dad iska caami dhaga weyna oo aan garanayn diin iyo waxba toona.
Kaliilow Burco waxaa joogi jiray mid waalan oo la odhan jiray ina saxar, Masaajidada kamuu dhammaan jirin,
Wuxuu ku ducaysan jiray mar walba isagoo weliba kor u qaadaya marmarka qaar ''Ilaahow tog-naago ah iyo Tog lacag ah ayaan ku waydiistay''
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:18 pm
by kaliil
Northwind waxaan garanayaa nin marwalba 4 dumar ah qabay 15:kii sano e u danbeysay. Dhawrkii sanoba intuu afarta dumar ah midkood furo ayuu mid kale ku bedelaa.
Tii ugu danbaysay uu soo guursaday waa inabtidii oo abtigii dhalay.
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:19 pm
by LiQaaye_TDH
HELWAA wrote:
Liqaaye,
Xabad ha ku eekaadu.

just kiddind sis.....
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:21 pm
by kaliil
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:33 pm
by KingWaslawi
Haa sxb waaliduba, wax kale maahee inta badan busaaradda iyo fekerka ayaa keena.
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:38 pm
by Cumar-Labasuul
Helwa, this is the 3rd time in somaliland that this happened however all these guys are copying this rageedi who did it first:
I was there in 2006 and my cousin and practically all of hargeisa youths went to this mucjiso - it happened in a village SW of hargeisa called garabis.
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:54 pm
by Executive
^ There was a guy who married 3 in hargeisa right? I think he holds the record.
A guy I know told me he married 2 wifes on the same day but they didnt know about it, it was 2 mahar that happened in different places. This was before the civil war, I think he had to divorce one of them cause it didnt work out

Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 12:56 pm
by Cumar-Labasuul
Wax waalan
No i didn't hear about that guy was it recent
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 1:21 pm
by yasmin
Waa wareeeeeeeeeey Helwaa raggii reer soomaaliland wey ka daran
dessa kvinnor ar so djaval dumma

Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 1:25 pm
by Cali_Gaab
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 1:27 pm
by Executive
yasmin wrote:
dessa kvinnor ar so djaval dumma

Why are you insulting those women? They are getting married in a Halal way. I bet you don't say anything about the somali girls that whore around with different boyfriends every 6 months.

Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 1:37 pm
by Cumar-Labasuul
Re: Is this a joke????
Posted: Sun Oct 10, 2010 5:39 pm
by Mr_Alfaas
Liqaaye...kan labada dumar guursaday wa ayuub ma ogtahay....maanta la iiso sheegay.....
Ibnu Xalaaal weeyi halkaa kaga hay dhe...

Re: Is this a joke????
Posted: Mon Oct 11, 2010 8:12 am
by HELWAA
yasmin wrote:Waa wareeeeeeeeeey Helwaa raggii reer soomaaliland wey ka daran
dessa kvinnor ar so djaval dumma

Jag tror inte de e dumma. De gör det för att de har inget annat val.När man lever ett eländigt liv och fattigdom man gör vad som helst för att komma ifrån det.För de betyder den här idioten en ljusare framtid och bättre levnadsstandard.Om han bara visste hur viktig är bröllopsdagen för varje kvinna skulle han aldrig gjort så mot de.De förtjänade att ha sitt eget bröllop och stå i centrum.

Re: Is this a joke????
Posted: Mon Oct 11, 2010 8:22 am
by HELWAA
..