Perfect_Order wrote:Nin reer waqooyi ba tagay galbeedka adari iyo wuxuu ku so hoyday reer obo ah, markaa googashadii iyo wax kasta loo diyariyay ba la gu yidhi aboow rafow (seexo) haf intu yidhi oo dhulki ku riday buu yidhi walle ima rafanaysid uu baxsaday
post funny somali jokes
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
-
LivingToSucceed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2140
- Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am
Re: post funny somali jokes
ciyaal_warta wrote:LivingToSucceed wrote:ciyaal_warta wrote:xarfaan qaldan aa xarfaan reer xamar u martiyeey nooh markaaso markuu cunay lagu dhahay duqa fasaleeti u keenaa..odayga qaldan kulahaa"walaal wan dhargay fasaleeti ma cuni karo "
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
xarfaan reer gaalkacyo aa bus soo koray nooh..markaasoo labo nin oo reer shabelle ak fadhiistay ayagoo geedka canabka sida loo abuuro markaasoo dhahay"geedka canabka marbaan kasoo dhacay kalxataas baa i jabtay " kuwi ree shabelle aa ku dhaheeen"duqa sug bo baabuurka wali gaalkacyo ma gaarin sxbow" sxbkisa aa ku jeestay waxoo dhahaay"an waaba yaawiyee reer gaalkacyoodka wax walbo ma kasaayaan"![]()
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
LivingToSucceed wrote:![]()
![]()
laakin mexe uu dehen galkacyo mala kariin sxbow
sxbow sheekada wali gaalkacyo ma gaarin cml oo geel iyo ari malaga sheekoyhooyo cml
- Aguardiente
- Posts: 199
- Joined: Tue Sep 21, 2010 11:07 pm
Re: post funny somali jokes
To Navy9 and others with a liking for Egyptian flicks. I was sent this a little earlier via facebook. Man this stuff made my dad happy. Wish I could buy a dvd of the show if it is available. Enjoy
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
Aguardiente wrote:To Navy9 and others with a liking for Egyptian flicks. I was sent this a little earlier via facebook. Man this stuff made my dad happy. Wish I could buy a dvd of the show if it is available. Enjoy
one of ma best 3del imam masre7yah man
-
LivingToSucceed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2140
- Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am
Re: post funny somali jokes
ciyaal_warta wrote:LivingToSucceed wrote:![]()
![]()
laakin mexe uu dehen galkacyo mala kariin sxbow
sxbow sheekada wali gaalkacyo ma gaarin cml oo geel iyo ari malaga sheekoyhooyo cml
Last edited by LivingToSucceed on Tue Oct 12, 2010 10:35 pm, edited 1 time in total.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
LivingToSucceed wrote:ciyaal_warta wrote:LivingToSucceed wrote:![]()
![]()
laakin mexe uu dehen galkacyo mala kariin sxbow
sxbow sheekada wali gaalkacyo ma gaarin cml oo geel iyo ari malaga sheekoyhooyo cml![]()
![]()
![]()
galkacyo cambo mala kasayo camal . lmaoo.
haa canabka sidoo u baxo ma kasee qaraha cml aa u baxaa nooh...marka geed saaq cml u baxo see qof uga soo dhacaa
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: post funny somali jokes
waagii siyaad bare ee jaadku mabnuuca ahaa, qolo rer waqooyi ah ayaa kontorolka xamar markay gaaraan ayay jadka intay naxashka maydka ku raseyaan waxay ka dhigi jireen rux dhintay, si ay u soo boodan kontorolka, kadib ayaa iyagoo ka daba digrinaya waxaa soo daba galay mid rer banadira oo qiiro qaday oo is yiri koley ruxan dhintay ad buu u magac waynaa, daqiiqado kadib baa la yari war miyaad garanaysaa maxad la oyni?markaa buu yiri maya lakiin intaa oo dad aa sow ehel uma ahayn daba socota ?waar waa miiraaw feresh ah ee isaga har, maya lasin waa idinla duugi adeer miiraw waa dacad. naw war wuu fahmaye siiya 2diisa marduuf kolkuu jaaddkii arkey buu intuu naxay orod is xambaaray

-
LivingToSucceed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2140
- Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am
Re: post funny somali jokes
loooool. hada waa fahmay, canabka saaqsaaq camaluu uu baxaa miyaa?ciyaal_warta wrote:
haa canabka sidoo u baxo ma kasee qaraha cml aa u baxaa nooh...marka geed saaq cml u baxo see qof uga soo dhacaa![]()
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: post funny somali jokes
waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.
Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee

Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: post funny somali jokes
laba mooryaan sheekesaneyso ayaa mid waxuu dhahay arooskaada xabada aan ka ridaa kii kalena waxuu dhahay adiga arooskaada waxaas wax kadaran ka ridaa, kii arooskiisa markii la gaaray uu laba bomb f1 dadka ku dhaxtuuray kulaha horaan ugu sheegay wacdara weyn aan ka dhigaa arooskaada

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
Perfect_Order wrote:waagii siyaad bare ee jaadku mabnuuca ahaa, qolo rer waqooyi ah ayaa kontorolka xamar markay gaaraan ayay jadka intay naxashka maydka ku raseyaan waxay ka dhigi jireen rux dhintay, si ay u soo boodan kontorolka, kadib ayaa iyagoo ka daba digrinaya waxaa soo daba galay mid rer banadira oo qiiro qaday oo is yiri koley ruxan dhintay ad buu u magac waynaa, daqiiqado kadib baa la yari war miyaad garanaysaa maxad la oyni?markaa buu yiri maya lakiin intaa oo dad aa sow ehel uma ahayn daba socota ?waar waa miiraaw feresh ah ee isaga har, maya lasin waa idinla duugi adeer miiraw waa dacad. naw war wuu fahmaye siiya 2diisa marduuf kolkuu jaaddkii arkey buu intuu naxay orod is xambaaray
![]()
![]()
Perfect_Order wrote:waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.
Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee
![]()
![]()
Perfect_Order wrote:laba mooryaan sheekesaneyso ayaa mid waxuu dhahay arooskaada xabada aan ka ridaa kii kalena waxuu dhahay adiga arooskaada waxaas wax kadaran ka ridaa, kii arooskiisa markii la gaaray uu laba bomb f1 dadka ku dhaxtuuray kulaha horaan ugu sheegay wacdara weyn aan ka dhigaa arooskaada
![]()
![]()
![]()
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml

- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: post funny somali jokes
Re: post funny somali jokes
ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 827 Views
-
Last post by **weezy**
-
- 10 Replies
- 893 Views
-
Last post by silver-spy
-
- 10 Replies
- 964 Views
-
Last post by First Lady
-
- 1 Replies
- 510 Views
-
Last post by Marques
-
- 0 Replies
- 1568 Views
-
Last post by itsmelisa
-
- 35 Replies
- 1851 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 7 Replies
- 874 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti
-
- 7 Replies
- 7078 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 2 Replies
- 753 Views
-
Last post by Caashaqa