afisoone wrote:Aniga ma abuurin ibni'aadamka, hadii aan arko qofnaa wax ku dhaamo [ALLAH AYAAN UGU MAHADCELIYA] WALAAHI JACEEL AYAAN U QAADEY DADKAAS HEESAAYO. FAANA IGAMA AHO, DADKA WAAN KA CABSADAA ISLA WEYNIDA... INTAA ISKA ILAALIN KARO WAAN ISKA ILAALIYA IN KASTOO AAN IBNI'AADAM AHAY... LAAKIIN WAXAA MAQLAY ALLAH WUXUU JECELYAHAY DADKA AAN ISLA WEYNEEYN.... INAA KUWAAS AAN U MALEENA WAANA JECLAHAY KUWAAS INAA KAMID NOQDO AAN ISLAWEYNEEN....Keyse_0208 wrote:Afisoone i dont blame you, even their music is wack .. Bal waxan eega, from Jubbada hooseafisoone wrote:I am sick of southern politics![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
maxey leeyihiin
[youtube]7DArGNxQk5E&feature=player_embedded[/youtube]
MARKA TOPIC WAA BADASHAY... ANIGA CABSI AYAA IGASHAY.. MARKII HORE AAN AQRIYAY ISLAWEYNI AYAA IGASHAY HADAN WAA ISQABTAY....
INAA FAANO AYAA RABAY LAAKIIN WAAN ISQABTAY.............. WALAAHI KAMA CABSADI INAA IBNIAADAMKA CAAYO LAAKIIN WAXAAN KA CABSADAA IN ISKA WEYNEEYO IBNIAADAMKA.. WAA LABO SHAY OO KALA DUWAN..
Jowww, waar af-ingiriisi baa laguu qaatay, anuu waxan aad meesha ku soo qortey af ma fahmayee, heesahaa aan meesha kuu soo dhigay waa example noocaagoo kale oo bantu ah inuu somaliland wax ka-sheego maaha wax madaxa galaya

