udun wrote:What is your point idiot? Udun is principled and doesn't follow with the wind. Udun's support to PL is based on principles and not like you and your kinds who are jumping in between SL and the f-arce entity named SSC Hogaanka

sxb you have no principles whatsoever. you have completely slave mentality and you have the qualities of a servant. for your information. maamulka puntland iyo maamulka 'somaliland' are complete agreements about the SOOL, SANAAG and cayn issue. the maamul you claim to support and love has absolutely no intention of fighting for SSC and they co-operate with 'somaliland' administration to subdue, divide people of SSC. their officials regular meet and travel freely to each other cities. qofkasta oo sool, sanaag iyo cayn u dhashay uu ogyahay in aay maamulada somaliland iyo puntland ay SSC heshiis ku yihiin oo uu midna magaca sheegto midna dhulka sheegto. marka sxb adigu hadii aad sidaa happy ka tahay, waa arin adiga ku quseysa. laakin marna shaqsi damiir leh oo dhulabahante ah ma yeelayo in uu maamulka dhulkiisa iyo taloda iyo ayaha dadkiis in uu dad kale u daba fadhiisto.
in the words of Saahid Qamaan, i live by these words adeero.
Inaan malab rag kale loo shushubi, wax uga miideeyo
Inaan malab rag kale loo shushubi, wax uga miideeyo
Magowshaha haddaan layga siin, maax la dhuranaayo
Oon meesha taagnahay anoon, murudna leefaynin
Oon maydhax aan igu xidhnayn, maylimo u haysto
Oon waliba mood iyo salaan, ugu maleegnaado
Saddex magac Allee xaajadaa, layma maransiiyo
this is what seperates you and i sxb
Masoow aabbahay iyo waxaan, Magan kasoo gaadhay
Rag waxaan ku maamuli aqaan, amaan ku maamuusi
Masaa in aanu nahay ooy tolnimo, meerto noo tahaye
Oon waliba kaga miil caddahay, miidhse diiddaniye
Masallaha ninkaan ii dhigayn, midig ma saaraayo
Kii aniga iga maarmi kara, uma muraad yeesho
marka adeer asagaa ha u caban ee camalkale u leeho.
binti-land is made of of labo gobol iyo badh (basically nugaal, beri iyo half of mudug)
SSC is made of three gobols. marka sxb inta aad nin kale dhulkiis, iyo maamulkiis uu adeegeysid.
adeer dhulkaga iyo dadkaga u adeeg oo ku faan inta aad hadh iyo habeen aad amaneysid maamul aadan shaqo ku lahayn oo aad sharaf ku lahayn oo adan dhulka lahayn.
adeer bilaacaleyka qajil oo isla yaab.