Page 2 of 3
Re: Bare hiirale step down
Posted: Fri Oct 22, 2010 6:58 pm
by Berke
Garbo, how do you do it man? Qabiil iyo diin sidee iskuugu wadaa? Culees ma dareentid? Mida kale ma ii sheegi kartaa waxaad Barre ku nacde? Gedo ayaan jeclahay ayaad leedahay laakin yaa USC ka ceershe Gedo? Barre sooma aheen?
Re: Bare hiirale step down
Posted: Fri Oct 22, 2010 7:18 pm
by Garbo_Gedo
Berke wrote:Garbo, how do you do it man? Qabiil iyo diin sidee iskuugu wadaa? Culees ma dareentid? Mida kale ma ii sheegi kartaa waxaad Barre ku nacde? Gedo ayaan jeclahay ayaad leedahay laakin yaa USC ka ceershe Gedo? Barre sooma aheen?
Nin kaliya sidee buu ciidan dhan u jabiyay? waxaasi waa wax aan caalamka ka dhicin kana dhici doonin caqligana aan galin. Gedo waxaa difaacay oo wiil, aabe iyo gacal u waayay dadka u dhashay Gedo. Barre iyo kuwa kale ee ka yimid halkaa iyo galgaduud iyo mudug waxay Gedo ku ahaayeen qaxooti. Marka nin qaxooti ahi sidee buu dad xor ah oo aan qaxooti aheen u xoreen karaa? taasi jawaabtaydu waa si uu u xoreen karo ma jirin.
Barre waa selfish lacagta yaree jeebadda ugu soo dhacayso ayuu ku iibsaday mustaqbalki dhalinyarada, haweenka iyo bulshada mareexaan isugeen, wuxuu damaciisana siiyay inuu si uu uhelo shilimaadkaas xattaa inuu cagta mariyo mareexaan gebi ahaantiiba, haddana waa waxa ka socda ee uu ka wado gedo. To me the yesterday's USC group and today's Bare's group are both the same- both terrorizing my beloved people but god willing like we defeated the USC hutu we shall defeat Barre's group and his long existing consipracy against the development of Beesha Sade.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Fri Oct 22, 2010 7:28 pm
by Berke
Nin kaliya sidee buu ciidan dhan u jabiyay? waxaasi waa wax aan caalamka ka dhicin kana dhici doonin caqligana aan galin.
Don't play stupid man. Ciidankaas waxaa hogaaminaye Barre Hiiraale and it was him that chased away the trash from the region. Stop being a hypocrite bro and tell me why you hate Barre. Why do you blame Barre for leading an army into Gedo in 2010 but don't give him credit for doing the same in the 1990s? He is still a
refugee in Gedo according to you so why not blame his Marexaan wiilal, aaboyaal and shit from Gedo this time around? Nagadaa ninyahow. Dadka marexaanka neceb baa Barre caayo. Then again nin cida kala qeybiyo ma naceeb baa u dhiman.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Fri Oct 22, 2010 7:40 pm
by Garbo_Gedo
Berke wrote:Nin kaliya sidee buu ciidan dhan u jabiyay? waxaasi waa wax aan caalamka ka dhicin kana dhici doonin caqligana aan galin.
Don't play stupid man. Ciidankaas waxaa hogaaminaye Barre Hiiraale and it was him that chased away the trash from the region. Stop being a hypocrite bro and tell me why you hate Barre. Why do you blame Barre for leading an army into Gedo in 2010 but don't give him credit the same for doing the same in the 1990s? He is still a refugee in Gedo according to you so why not blame his Marexaan wiilal, aaboyaal and shit from Gedo this time around? Nagadaa ninyahow. Dadka marexaanka neceb baa Barre caayo.
Past, Present or Future, matter of fact is he IS the trash of the Gedo region at this time and decade and the cancer within and no progress will ever be made as long he's doing what he does best - commiting massacre and destruction against the people who he was guest to. The war in Gedo lead by Barre is fought by refugee men like him from Galgaduud and they are causing the mayhem. The victims are reer Gedo who were tricked to think these refugees were gacal/sokeeye/qaraabo at the beggining, but thank god people are now realising the true obstacle against Marehan's progress.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Fri Oct 22, 2010 7:51 pm
by Berke
Garbo_Gedo wrote:Berke wrote:Nin kaliya sidee buu ciidan dhan u jabiyay? waxaasi waa wax aan caalamka ka dhicin kana dhici doonin caqligana aan galin.
Don't play stupid man. Ciidankaas waxaa hogaaminaye Barre Hiiraale and it was him that chased away the trash from the region. Stop being a hypocrite bro and tell me why you hate Barre. Why do you blame Barre for leading an army into Gedo in 2010 but don't give him credit the same for doing the same in the 1990s? He is still a refugee in Gedo according to you so why not blame his Marexaan wiilal, aaboyaal and shit from Gedo this time around? Nagadaa ninyahow. Dadka marexaanka neceb baa Barre caayo.
Past, Present or Future, matter of fact is he IS the trash of the Gedo region at this time and decade and the cancer within and no progress will ever be made as long he's doing what he does best - commiting massacre and destruction against the people who he was guest to. The war in Gedo lead by Barre is fought by refugee men like him from Galgaduud and they are causing the mayhem. The victims are reer Gedo who were tricked to think these refugees were gacal/sokeeye/qaraabo at the beggining, but thank god people are now realising the true obstacle against Marehan's progress.
But he wasn't in Gedo for the past decade. Are you confusing him for someone else? He came to Gedo and freed reer Gedo masaakiin from a hutu+jareer+qashin coalition and then left for Kismaayo. He did not even take part in a single battle in Gedo before 2010 except when he came to Ceelwaaq to chase away the Garre gudhu trash who thought they could flex muscles to reer gedo masaakiin. The war in Gedo is fought by Marexaans on both sides. Some are fighting in the name of Marexaan while some are fighting for a Xisbi. It is not refugees versus natives as you like to portray it as I personally have relatives on both sides. In my opinion, the true obstacle to marehaan's progress is not Barre but people with your mindset saaxib. You need to realize that badly wallahi. Reer Siyaad baa kala qeybisaa iskadaa marexaan iyo reer diini. You have to have a limit bro.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Fri Oct 22, 2010 8:15 pm
by Garbo_Gedo
Berke wrote:

I'm not confusing anything with any other. I am fully informed.
I stand for the greater good- and that which is greater good ispleasing and looking after the ordinary marehan (providing health service, education, justice system etc. which none of them Barre ever contributed- But as supposed leader, shouldn't he have contributed? He never even bothered attending the opening of University of Gedo an open it- that only clearly illustrates he doesnt understand the responsibilities that lies with peopl looking up to him, he let the ordinary marehan down, he used and abused his position, and as every civilised people would do, if their leader don't do anything for them that improves their day-to day life, they should say enough is enough and find a better person that really engages with his community problems and comes up with true firm systematic solution-). To me Barre and all these other warmongers are insignicant whereas every single ordinary marehan is significant to me. I wan't cizzo and sharaf for the ordinary marehan and not only care about a single mas's fame. I want the ordinary marehan empowered and not the warmongers who in essence do not care about th ordinary Marehan.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Fri Oct 22, 2010 10:06 pm
by Voltage
Berke wrote:He is still a refugee in Gedo according to you so why not blame his Marexaan wiilal, aaboyaal and shit from Gedo this time around? Nagadaa ninyahow. Dadka marexaanka neceb baa Barre caayo. Then again nin cida kala qeybiyo ma naceeb baa u dhiman.
Nail on the head. Ka BBC ka hadlay waa Maxamed Cabdi Kaliil, ka VOA ka hadlay waa Maxamuud Sayyid Addan...all of them reer Guri Gedood. I don't get why Garbo is obsessed with using division even if he is against what is going on when the reality is Barre is powerful as Siilaanyo if not for reer Gedo with him, fighting for him, and speaking for him? Taas baa kuu cadaynaysa ninkaan caqligiisu intay le'egtahay

Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 5:50 am
by xidig007
Garbo_Gedo wrote:Berke wrote:Garbo, how do you do it man? Qabiil iyo diin sidee iskuugu wadaa? Culees ma dareentid? Mida kale ma ii sheegi kartaa waxaad Barre ku nacde? Gedo ayaan jeclahay ayaad leedahay laakin yaa USC ka ceershe Gedo? Barre sooma aheen?
Nin kaliya sidee buu ciidan dhan u jabiyay? waxaasi waa wax aan caalamka ka dhicin kana dhici doonin caqligana aan galin. Gedo waxaa difaacay oo wiil, aabe iyo gacal u waayay dadka u dhashay Gedo. Barre iyo kuwa kale ee ka yimid halkaa iyo galgaduud iyo mudug waxay Gedo ku ahaayeen qaxooti. Marka nin qaxooti ahi sidee buu dad xor ah oo aan qaxooti aheen u xoreen karaa? taasi jawaabtaydu waa si uu u xoreen karo ma jirin.
Barre waa selfish lacagta yaree jeebadda ugu soo dhacayso ayuu ku iibsaday mustaqbalki dhalinyarada, haweenka iyo bulshada mareexaan isugeen, wuxuu damaciisana siiyay inuu si uu uhelo shilimaadkaas xattaa inuu cagta mariyo mareexaan gebi ahaantiiba, haddana waa waxa ka socda ee uu ka wado gedo. To me the yesterday's USC group and today's Bare's group are both the same- both terrorizing my beloved people but god willing like we defeated the USC hutu we shall defeat Barre's group and his long existing consipracy against the development of Beesha Sade.

Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 6:02 am
by xidig007
Voltage wrote:Berke wrote:He is still a refugee in Gedo according to you so why not blame his Marexaan wiilal, aaboyaal and shit from Gedo this time around? Nagadaa ninyahow. Dadka marexaanka neceb baa Barre caayo. Then again nin cida kala qeybiyo ma naceeb baa u dhiman.
Nail on the head. Ka BBC ka hadlay waa Maxamed Cabdi Kaliil, ka VOA ka hadlay waa Maxamuud Sayyid Addan...all of them reer Guri Gedood. I don't get why Garbo is obsessed with using division even if he is against what is going on when the reality is Barre is powerful as Siilaanyo if not for reer Gedo with him, fighting for him, and speaking for him? Taas baa kuu cadaynaysa ninkaan caqligiisu intay le'egtahay

adeer kaliil nd maxamud sayyid both niman axmaarada la socdo waaaye imaankana la laakin ree gedo ma rabaan digaal dambe & mooryaanta ree galgaduud uu wato barre ... markuu kismaayo digaaalka looga soo saaaray barre bardhere uu soo gaaray dadka degaanka waxay dheheen digaal dambe maa rabno magaalada noogaa bax ka dibna maarkuu b/hawo yimid odayasha uu iskugu yeeray halkaas joogo way ka diiideen digaal dambe inuu ka dhaco gedo... digaal kii al itaxaad nd snf ha noogu ekaado,,, haduu barre digaaal siiwado waan iska dhicinaynaaa runtii
Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 11:48 am
by Nabeela
Shut up you little sheegato.
P.S...Barre Hiiraale is here to stay, he is not going anywhere, so you better get use to it.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 12:59 pm
by The_Emperior5
Garbo gedo naag qadiyad leh

Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 2:57 pm
by Garbo_Gedo
Nabeela wrote:Shut up you little sheegato.
P.S...Barre Hiiraale is here to stay, he is not going anywhere, so you better get use to it.
Ceeb ina Adeertiis, rag ilma adeero baa meesha isku haya ee hasoo dhexgelin.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 3:01 pm
by Garbo_Gedo
The_Emperior5 wrote:Garbo gedo naag qadiyad leh

Waad qaldamatay ee meeshu naag ma joogto. Garbo (Garbahaaray) Gedo waa afar xiniinyoole gar iyo shaarbo dheer. Anyway tolkay baan yara canaananaye ha igu dirin.
Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 3:03 pm
by The_Emperior5
Garbo_Gedo wrote:The_Emperior5 wrote:Garbo gedo naag qadiyad leh

Waad qaldamatay ee meeshu naag ma joogto. Garbo (Garbahaaray) Gedo waa afar xiniinyoole gar iyo shaarbo dheer. Anyway tolkay baan yara canaananaye ha igu dirin.
waleh ma nin baad tahay waxan moodaye inad ahayd naag
waleh waxa maskaxdayda mar walba ku so dhacda slaanyaro xijaaban oo cas oo gabadh gedo la yidha
Re: Bare hiirale step down
Posted: Sat Oct 23, 2010 3:07 pm
by Garbo_Gedo
The_Emperior5 wrote:Garbo_Gedo wrote:The_Emperior5 wrote:Garbo gedo naag qadiyad leh

Waad qaldamatay ee meeshu naag ma joogto. Garbo (Garbahaaray) Gedo waa afar xiniinyoole gar iyo shaarbo dheer. Anyway tolkay baan yara canaananaye ha igu dirin.
waleh ma nin baad tahay waxan moodaye inad ahayd naag
waleh waxa maskaxdayda mar walba ku so dhacda slaanyaro xijaaban oo cas oo gabadh gedo la yidha
Malaha magacaan sitto bay dadku gabadhi la odhan jiray Gedo_gurl ku qaldaan. Anyway magacu waa Garbo oo u taagaan Garbaaharay iyo Gedo oo u taagan Gobolka Gedo ee magaaladu ku taal ee sidaa hadaa ula soco.