Chaos In Garbaharey, Shabab Robbing Cars
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Chaos In Garbaharey, Shabab Robbing Cars
Midgaan haduu jiro waa reer Ba'ayeeste caqyaho xabadi caqli ah ku oolin. Dad kaa gobsan waxba haka sheegin duur joog yahoo sidi dugaagtii 

Re: Chaos In Garbaharey, Shabab Robbing Cars
Website-yadu haday adigu ku qabaan, annagu anagaa wax qabno oo xaqiiqda naloogu yimaadaa.Murax wrote:Matantodaada dhiig meel kasta ku yaalo intaad dhilada xumayd ku dhashay u geysid ii dhaq ku dheh markaas adoo nadif ah ragga la soo shir teg sharmuuto yahay xishoodka ka dhamaaday![]()
Tan labaad as for the topic, all the websites wey isku raacsanyihiin that this happened and I don't doubt it at all
Suaal baan ku waydiinayaa; Awalba waan ogaa inaad Midgaan tahay, ee Midgaha mareexaan yaad ka aheed?[/quote]
Mareexaan matihide magaca noo daa love yahay qashin ka soo faaracmay. Wixi midgaan iyo waxaas aad sheegtid adigey ku wasaan sharmuuto yahay waalan. Ama meesha edeb ku forum garay baan ku iri ama meesha isaga carar midgaan yahay waalan

This reminds of my little son repeating words after me. Couldn't you come up with your own words eh? or your brain doesnt function because it's disabled by your masters (me-reer Siyaad Diini).
Su'aasha mar labaad aan kugu celiyee, MIDGAHA MAREEXAAN YAAD KA TAHAY? bal is cadee ina gumeedoow anigu in nin nasab ah oo Reer Siyaad oo 2x faarax ugaas ahay way cadahaye, midgaanyahoow maxaad ahayd adigu?[/quote]
Aniga Nin Cali Xusseen, Mareexaan baan ahay. And mark My words, hadaan Gedo weligay kuug arko You will be My personal concubine. Walle sidaad Internetki ka calaacasho baad siriirtay x 10 ku calaacali. Markaas baad habarta midgaanta ku dhashay ii keeni When You cannot take anymore markaas iyaadan sidi yeeli. After that its across the border to Mandeera back to Your fufu land

murux ree cali hussein yaad ka tahay,, ree siyaad cali ree farah cali nd ree mahamud cali,,
tan kale sxb ma ogtahay wiilasha alshabab ee ree gedo inay hormuud u yihiid ree cali hussein adigana mucarad baaad ku tahay,, dad baa aminsan marehan maha kuwa gedo haysto kuwaas sidaas leh waa kuwa diin la aanta ah illahyna aan ka cabsan barre & mooryaantiisana kudaba tukado,, wiilasha gedo joogo waa marehan ree gedo ah oo nasab ah oo illahy ku beeray axmaaro naceeeb,, marka ciyaalkiina qurbaha joogo oo aan dalka waxa ka dhaco sidaas u ogeed la socda
Re: Chaos In Garbaharey, Shabab Robbing Cars
Murax wrote:Garbo_Gedo wrote:Murax wrote:Matantodaada dhiig meel kasta ku yaalo intaad dhilada xumayd ku dhashay u geysid ii dhaq ku dheh markaas adoo nadif ah ragga la soo shir teg sharmuuto yahay xishoodka ka dhamaaday?
Mareexaan matihide magaca noo daa love yahay qashin ka soo faaracmay. Wixi midgaan iyo waxaas aad sheegtid adigey ku wasaan midgaan yahay waalan. Ama meesha edeb ku forum garay baan ku iri ama meesha isaga carar
murux xaal yuusan ku qaban haday tahay waxaad sidaas u caayaysid gabar

Re: Chaos In Garbaharey, Shabab Robbing Cars
Ka dib dagaaladii dadka badan ee shacabka ah lagu xasuuqay, laguna bara kiciyey, waxaa I soo taraya warar xaqiiqo ah oo sheegaya in kooxaha Ehlu Sunna oo ay horakacayaan niman ka soo jeeda beelaha Dir iyo Raxanwayn ay sheegteen dhibaatada halkaas ka dhacday ayna waliba ku faraxsan yihiin inay arkaan barakaca iyo dhimashada dadka reer B/xaawo
Shariif C/waaxid Shariif Aadan oo ka mid ah kooxihii ku haray magaalada B/xaawo ahna nin sheegta inuu yahay afhayeenka Ehlu Sunna ee Koonfurta Somaliya oo waraysi siiyey idaacadaha ku hadla afka Somaliga ayaa yiri “Ehlu Sunna ayaa haysata B/xaawo iyo ciidamo booliiska Gobolka ah”. Su’aal kale oo la waydiiyeyna waxaa uu yiri “waanu laynaynaa shacabka, sababtoo ah nama ictiraafsana”. Ereyadaas ayaa dad badan oo beesha Sade ah si aad ah uga caraysiiyey.
Shacabkii magaalada B/xaawo ayaa dhamaantood tuban xero qaxooti oo loo ooday.
Warar kale oo xaqiiqo ah ayaa sheegaya Kornayl Hiiraale oo ah aabbaha masiibada ka dhacday B/xaawo, in uu ku xabisan yahay magaalada Doolow. Hiiraale oo aanan filanaynin in masiibo intaan la’eg ay dhici doonto ayaa isagoo aragagaxsan ku laabtay Doolow. Ciidamada Dir iyo Raxanwayn oo u badan ciidanka dadka xasuuqay ayaa si hoose ula hadlay Itoobiyaanka si ay uga hortagaan in Col Hiiraale uu qaato go’aan ka duwan kii hore, maadaama dadkiisii la xasuuqay lana barakiciyey. Ka dibna ciidamada itoobiyaanku waxay amar ku siiyeen inuusan dhaafi Karin gurigiisa, waxayna saareen waardiye joogta ah. Waxaa kaloo wararkaas xaqiiqada ah ay sheegayaan in Col Hiiraale oo aanan awalba aan ciidamo badan la tagin B/xaawo in ay ku noqdeen Doolow.
Kornaylka oo damcay inuu la xiriiro warbaahinada si uu u sheegto qabsashada B/xaawo ayey dowladda Itoobiya ka diiday.
Wararku waxay intaas ku darayaan in bililiqo baahsan ay iminka ka socoto gudaha B/xaawo. Goobihii Xawilaadaha oo la jabsaday, bacadlihii magaalada oo la bililiqaystay, iyo waliba in dadka inta yare ee ku hartay magaalada loo hanjabay, loona sheegay inay ka qaxaan magaalada.
Warbaahinada wata magaca Gedo qaarkood ayaa been aan sal lahayn faafiyey. Iyagoo sheegay in Al-shabaab ay soo gaareen Garbahaarey, isla markaasna ay afduubeen kalkaaliyayaal caafimaad. Laakiin warkaas waa mid xaqiiqada ka fog ama hal dhinac ah. Warbaahinadaas oo inta badan aan lahayn tifaftirayaal aan aqoon badan lahayn, laakiin si indho la'aan ah wax iska taageera. Ciidamada Xarakada Al-shabaab waxay wali ku sugan yihiin duleedka B/xaawo, waxaana la filayaa in dagaalo kale ay ka dhacaan B/xaawo, kuna waxyeeloobaan masaakiin badan oo hor leh.
Ilaa iyo hadda ma jiraan siyaasiyiin ama qof u jir naxaya shacabkaas oo ka hadlay waxa dhacay. Sh Qoryooley iyo Shariif C/waaxid ayaa horboodaya isbadalka siyaasadeed ee ka socda Gedo.
Gedoweb waxay idiin balanqaadaysaa inaysan marin habaabinayn akhristayaasheeda, soona gudbin doonto wararka xaqiiqada ah, halkaan kala soco
Gedoweb Exclusive

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Chaos In Garbaharey, Shabab Robbing Cars
^^ look at this Cagdher quoting Marehan Shiskabab websites
Waryaa Cagdheer boy, were coming to a tuulo near U
get ready for Afmadow to return to Marehan hands
Waryaa Cagdheer boy, were coming to a tuulo near U
get ready for Afmadow to return to Marehan hands
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 1629 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 2 Replies
- 380 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 11 Replies
- 7073 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 10 Replies
- 761 Views
-
Last post by omdz
-
- 39 Replies
- 2390 Views
-
Last post by WasteMan
-
- 11 Replies
- 956 Views
-
Last post by Mondey
-
- 0 Replies
- 389 Views
-
Last post by Kramer
-
- 8 Replies
- 902 Views
-
Last post by zidane88
-
- 12 Replies
- 1155 Views
-
Last post by Rightwing