Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
The_Emperior5 wrote:^^ why do you call saudis wahabi, Al wahaab is the name of allah?
wahhaabi is cult from saudi arabia whichs based on been abuur, the founder of wahhaabism was a british jaajuus called maxamed abdullwahaab, therefore name wahhaabi is from sheeydaan from NAJD mr abdulwahaab naartii jahanama allaha ka waraabiyee. sidoo kale wahaabis is baised on before wahaabi man called IBN UTHAYMIYAH which was big sheeydaan he lived in syria 1200 and he died in prison arrest by islamic goverment becouse of been abuurka uu faafiyo.
How can you call the name of allah shaytaan i see u got a problem with Muhamamd ibn abdulwahaab , but why do you call People wahabi and the name of allah from shaytaan subxaan wa qadir
qaldaaaan nacas,suaaal imisa maxamed oo shayaadin ah ayaa jira dunidan aan maanta ku nool nahay haddiii aan wax ka sheego nin maxamed la yiraahdo sidii aad wax uga sheegi jirteen maxamed siyaad oo kale taas micnaheedu maaha NABI MAXAMED SCW ayaa la mid maxamedyadaas kale la mid ah . marka ninkaas sheeydaanka maxamed abdulwahaab ayaa loola jeedaa WAHAABISIM Markii laga hadlayo loolama jeedo magaca allah, waayo waa NEW death cult religion called wahaabism AYAAN ula jeednaa,
waa lagu yaqaaan taageerayaasha WAHAABISKA inay qiiiq isku qariyaan oo yiraahdaan MAGACA ALLAH maxaa ka rabtaan, allah subxaana watacaala magaciisa wax lagama sheegin, waxaa wax laga shegay shayaadiinta wahaabism.
mar kale tusaaale nin maxamed la yiraahdo sheeydaan ah hadaan wax ka sheego ulama jeedo NABI MAXAMED SCW xitaa haddii ay isku magac yihiin.
marka WAHAABI AKA(salafi) waa diin cusub loogu tala galey in islaamka lagu been abuurto.

Diinta hadaad wax ka taqanid waxaba xaaraan aha inad qof bina adan ah oo xaara dhuusa o dhidida inad magac allah ugu yeedhid , xita hadaad caysiid Maad tidhahdiid maxammad abdulwahabism, Sababta Abdulwahaab looogu bixiye wa abdu wahaab adoonki allah weye marka miyanay qallad ahayn inad magaca wahaabi aad ku tilmaantid qof bina adan ah oo bashar ah oo qaladmi kara , Anigu shakhsigan Maxammad ibn abdulwahaab hadaad gaar u haysatiid gartay wa sheikh beri hore dhintay hadad diidantihid caqeedadisa , Ma Sheikh dhintay baad cayi taasi manay danbi kugu ahayn
Wax diin cusub la yidha ma jirto diinti wa mid qudh ah wa diinal islam Wa kitaabka quraanka 114 suuraadood, iyo ahadiithta iyo siiraada nabiga Wa sunada nabiga inta hadad raacdid waxba ha isku mashquulin salafu saalixya , salaafyintu beri hore bey dhinteen wa dadki nabiga asaxaabi a tabau atabicin wa dadki nabiga arkay iyo sadexdi jiil eeh ku xigay maanta ma noola dadkasi, wax ha isku qaldin wax salafi wahabi suufi najbahandi la yidha ba jirto Qofka dinta islaamha eeh sunnada allah rumeysa wa qof muslim ah.
walahi your a dameer dameer dhalay just because hebbel bee waxa yidhi baad ka daba odhanaysa dameerku marku mar ciyo dameerooyinka kale na wa ka daba ciyaan weyaan sheekadu
The_Emperior5 wrote:walahi your a dameer dameer dhalay just because hebbel bee waxa yidhi baad ka daba odhanaysa dameerku marku mar ciyo dameerooyinka kale na wa ka daba ciyaan weyaan sheekadu

waleh ximaarku inu bila caqli yahaay waxad ku garanaysa Sheikh jacfari al sayidi mar kaliya afkisa kumu dhufan wahaabiya ama al wahaabiya ama wax la mid ah do you know why every single muslim Sheikh imam wu ogyahay wahab qof bina adan ah ugu ma yeedhi kartid no matter what differences you have , Dad bu ka hadlayey sayid jacfari Laakin mar kaliya salafiya wahabiya ama suufiya ma odhan not one time , laakin adigu waxa garan meysid iska dameer baad tahay qofku marku fahanku ku yaryahay wa dhibaati
The_Emperior5 wrote:walahi your a dameer dameer dhalay just because hebbel bee waxa yidhi baad ka daba odhanaysa dameerku marku mar ciyo dameerooyinka kale na wa ka daba ciyaan weyaan sheekadu
GRANDKHALIID halkan ka akhriso sheeydaankii soo alifey wahaabisim aka SALAFIS bugaagta ay raacaan wahaabiyada ninkii qorey ee ibn thaymiyah, ninka ay ugu yeeraan sheekhul islaam
si fiican u dhageyso wahaabiyada(khawaarijta) salafiga shirkiga ay aaminsan yihiin ee ah wax islaamka ka fog
Dr Yalaxow iska aamus diin ma taqaanid, waxaad ku dhaceysaa dambi weyn. you praise sufism and shiatism but you attack Sunnism as khawirij, do you know that sheikh abdiwahab was a pious man, just like great men before him like Hambali, and shaafici.
two things wrong with sufism/ahlu sunnah waljamac crowd.
-first they are easily influenced by worldly things such as money, food etc, they will buy their religion for those stuff if they have the opportunity, and this is evident in all the dictator presidents in the Muslim world, they had a Sufi or Islaax sheikh telling them that they are alright and they are on the right path even though they were committing mass murdering of their citizens. because they pay the sufi sheikhs. but the Akhwaan or the Wahabi sheikhs you calling oppose every dictator or foriegn influence of money/food/fame, and they suffer for their religion, most of them are persecuted, killed or imprisoned by the powers that be.
-second of, most of sufi ppl are ignorant of the religion. they don't teach the religion, or spread it, so when Somali was mostly a sufi sect, most Somalis didn't know nothing about the religion, and they were clubs and ppl were drinking alcohol and women weren't wearing hijab, but sense the Akhwaan influence /your so called wahabi, the religion was understood very good, and most Somalis today are conservative sunniy muslims, and are better informed.