Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:sooniga ku sheegay aqoon bu wax ku doortay cabinet wada dad wax bartay ku jiraan weye anigu waan so dhaweyey

dee adiga ayub ka dhigay yarka :lol:

wali wad ka warwareygeysa suaashe si cad aya wax looga jawaaba sxb.

oki mar haduu tacliin kusoo xushey imtaxaanki loo galay aaway in xilka la qabto.ma nin dhakhtar ah ayaa wasiirka arimaha gudaha loo dhiibaya,ma nin tuulo laga keenay ayaa cheif of cabinet laga dhigaya ,ma nin aan dhamaystirin jamacadisi o 2 sano o pharmacy qatay ayaa wasiirka arimaha dibada laga dhiga ma waxasad u aragta dawlad dad wax bartay ku jiraan :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

Mr_Alfaas wrote:

chief of cabinet inadeer maha xil ama wasaarad cabinetka uun bu dhex fadhiya shirka ayu gudoomiya you dont have to be

genius to the chief of cabinet. only a knife just joking :lol:

Wasiirka arimaha gudaha why not muxu u noqon kari wayey dakhtar does he has to be nss chief

anigu suaasha waan ka jawaabay inadeer wasiirada waxa lugu so xulay aqoon karti ay leeyihin marka ka sug ha midho dhalane eh

Suldaan Emperior :sland:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Mr_Alfaas »

empr inta wa aad ka caqli badneyd suldaan.....imika ma liqaaye ayad rabta in aad ka cadhaysiiso markad ledahay cheif of cabinet aqoon uma bahna ninkasina aqon maleh. :lol: :lol: :lol:

runta hadaynu isku sheegno mesha taclin wax lagu xuley ma yaaalane ee beenta aynu isku maaweelino inaga daaya :down:

2sano in la sugo ma aha 100 days ha u dhimaadan markaasaynu arki wuxu qabtay iyo wixi kale.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Dhaga Bacayl »

Waxgaradka Degmada Sayla :lol: Oo may ayuub iska yidhaahdeen ilayn ceebi kumee jirtee?

Hoerta kuwa aan degmo gooniya lahayn sidayada maxaa lagu sheegi doonaa marka qabiilkooda la dadaayo? :? :? :?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

Dhaga Bacayl wrote:Waxgaradka Degmada Sayla :lol: Oo may ayuub iska yidhaahdeen ilayn ceebi kumee jirtee?

Hoerta kuwa aan degmo gooniya lahayn sidayada maxaa lagu sheegi doonaa marka qabiilkooda la dadaayo? :? :? :?

dhagabacayl reer gediid waxa loogu yeedhaya beesha hargeisa :lol:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:

Waar Hargeis axitaa fuckingi ibaa lanagu haysta imika. :lol:
We have to find a degmo ASAP.

Laakiin admo ima dhaantid ee maxaad sheegaysaa...i guess tuulada Xaraf will be enough huh? :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

i have xaraf beesha xaraf ba la igu yeedhaya looool , Fukinku xafaadasna xita ma la idinku qabsaday tallow ya idinku qabsaday ma reer samatar :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Cali_Gaab »

War niinyo xaafada fukinka ma kaa dhab baa? Waa maxay magacani, ha la bedelo!
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:i have xaraf beesha xaraf ba la igu yeedhaya looool , Fukinku xafaadasna xita ma la idinku qabsaday tallow ya idinku qabsaday ma reer samatar :lol: :lol:

Mayee niman lacag haysto xagaa bari ka yimaadaa imika ka atooreeya. Hablihiiba waxay leeyihiin hadaanad dahabshiil u shaqayn albaabka lagaa furi maayo. Money talks in the f-king street....waa lanaga dubaalad dheeraaaday imika :lol:

Xitaa laba nuux na reer daami baa so degay.... :lol: I need a town on my own ASAP si marka layga hadalyo loo yidhaa beesha degmo hebla....Is GARABIS for sale? :lol:

Cali Midget<

Waar Fuckins street used to be suuq loo kifaax tago historically not xaafad. Things have chaged lately and it's became normal neigborhood!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

waleh ma habarjecladi ba f-king street soo dagay thats no cool wabay naga iibsadeen laakin dont worry waanu ka ibsan doona hadana eh :lol: Dahabshil these days is rising laakin weynu ka dhereyn doona bal yara sug adigu

cali gaab fukinku wa xafaad caadi ah the past 40 years ba
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Mr_Alfaas »

Cali_Gaab wrote:War niinyo xaafada fukinka ma kaa dhab baa? Waa maxay magacani, ha la bedelo!
cali gaab sxb ffakingka waa xaafad ka mid ah hargeysa magacu ka khaldamay. :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Siciid85 »

I though f-king street was just a street when did it became a xafaad? i think the hargeysa mayor needs to change such a name if it exists.
Last edited by Siciid85 on Mon Oct 25, 2010 12:25 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Cali_Gaab »

Maybe they meant 'xaafada faking ka' as in 'fake' not fock :lol:
Shaarac loo wasmo tago maxeey caadi idin la noqotay berigi hore?
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by Mr_Alfaas »

Cali_Gaab wrote:Maybe they meant 'xaafada faking ka' as in 'fake' not fock :lol:
Shaarac loo wasmo tago maxeey caadi idin la noqotay berigi hore?
:lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiisan Doona Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

looma wasma tagi jirin , waxa laga dawaan jiray filimada Milf laakin no wasmo in fuckinka
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”