Dhaga Bacayl wrote:[quote="Mr_Alfaasde kuwan emprkan bal waakaase fahamsi iyo dhago bacayl
Miyaa lays caayayee sheikh?
Waar anigu sida Emp. duudubka wax kuma liqo laakiin sidaaad adba sheegtay we need to sit and wait awhile before we Criticize the dude and his young government.
Haduu reer gaba gaboobo
Gurbaankkisuna xumaado
Waxaa gabay aabahoode
Garawsoo garasho yeelo.
Maskaxdii reerkaad tihiine waa inaad noo dabcisaan bahasha hadii kale anaguna calaakaanu idinba qaadan deena meesha waa lagu kala tagi.[/quote]
maye cay may ahyene kaftan bay aheyd inader ee kan yare empr baa niyow siilanyo nala hoos carcaraya .
wakhti aynu siino thats great walahi.
