Page 2 of 3

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 12:44 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:dee habarsicid ba wax hellay maxaad la ooyeysa anagu hadaanu reer samatar nahay wasiir manu helin anagu ooyena ma aragtay xita reer suldaan lama siin wasiir reer axmed cabdalle. anagii ba wanu iska amuusanahay
maya abokorku wa muhiim in uu hello sanadka....hadi kale odaygi guurtida ayanu la hadlayna iyo ki kale isna gurtida ku jirey :lol:

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 12:49 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="Mr_Alfaasde kuwan emprkan bal waakaase fahamsi iyo dhago bacayl :lol:

[/quote]

Miyaa lays caayayee sheikh?

Waar anigu sida Emp. duudubka wax kuma liqo laakiin sidaaad adba sheegtay we need to sit and wait awhile before we Criticize the dude and his young government.

Haduu reer gaba gaboobo
Gurbaankkisuna xumaado
Waxaa gabay aabahoode
Garawsoo garasho yeelo.

Maskaxdii reerkaad tihiine waa inaad noo dabcisaan bahasha hadii kale anaguna calaakaanu idinba qaadan deena meesha waa lagu kala tagi.

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 12:51 pm
by The_Emperior5
anba wax ma liqe eeh laakin wa inaynu sugno hada waxkasta ba wa smoothly bey u socdan bal aynu sugno ha midho dhasho , digaagi oo beedka ku fadhisan baad leedahay may dilaacdo dad wareersan baad tihin

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 12:52 pm
by Mr_Alfaas
Dhaga Bacayl wrote:[quote="Mr_Alfaasde kuwan emprkan bal waakaase fahamsi iyo dhago bacayl :lol:

Miyaa lays caayayee sheikh?

Waar anigu sida Emp. duudubka wax kuma liqo laakiin sidaaad adba sheegtay we need to sit and wait awhile before we Criticize the dude and his young government.

Haduu reer gaba gaboobo
Gurbaankkisuna xumaado
Waxaa gabay aabahoode
Garawsoo garasho yeelo.

Maskaxdii reerkaad tihiine waa inaad noo dabcisaan bahasha hadii kale anaguna calaakaanu idinba qaadan deena meesha waa lagu kala tagi.[/quote]

maye cay may ahyene kaftan bay aheyd inader ee kan yare empr baa niyow siilanyo nala hoos carcaraya .

wakhti aynu siino thats great walahi. :up:

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 12:54 pm
by Dhaga Bacayl
Alfaas

Amba waa siday ila tahay.

Laakiin suaashi iigamaad so jawaabin.

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 12:55 pm
by The_Emperior5
Mr alfaas inadeer anigu walahi Siilaanyo waxan rabba inu hirgalo hormar na inu keento siidan u rabay inu rayaale dawladisu hormar keento intasan doonaya dawladeenu haday successful noqdaan weynu guuleysanayna anigu shakhsi ma jeclaado anigu somaliland baan aad u jecelahay.
Suldaanku markastaba danta dadka iyo dalka bu eega

Suldaan Emperior :sland:

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 12:58 pm
by Mr_Alfaas
Dhaga Bacayl wrote:Alfaas

Amba waa siday ila tahay.

Laakiin suaashi iigamaad so jawaabin.
suaashu maxay aheyd...empr baa suaalihi iga khalkhaliye sidan suaal u waydinayey isna jawab an la filaneyn mesha so dhigayey :lol:

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:06 pm
by Dhaga Bacayl
Mr_Alfaas wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Alfaas

Amba waa siday ila tahay.

Laakiin suaashi iigamaad so jawaabin.
suaashu maxay aheyd...empr baa suaalihi iga khalkhaliye sidan suaal u waydinayey isna jawab an la filaneyn mesha so dhigayey :lol:

Is the foriegn minister is a drop out?

I thought he has PHD of some kind... :down:

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:08 pm
by Mr_Alfaas
sida an warka ku maqlay wa drop out war laba sano ayu soo qaatay pharmacy ah .bal siwacan usoo hubiya EMPR soo hubi inader ninka wasiirka arimaha dibada ku sheega :lol:

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:11 pm
by Dhaga Bacayl
Mr_Alfaas wrote:sida an warka ku maqlay wa drop out war laba sano ayu soo qaatay pharmacy ah .bal siwacan usoo hubiya EMPR soo hubi inader ninka wasiirka arimaha dibada ku sheega :lol:
Waa wax suurtagal aha....

Where did he live before he joined the government?

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:17 pm
by Mr_Alfaas
Dhaga Bacayl wrote:
Mr_Alfaas wrote:sida an warka ku maqlay wa drop out war laba sano ayu soo qaatay pharmacy ah .bal siwacan usoo hubiya EMPR soo hubi inader ninka wasiirka arimaha dibada ku sheega :lol:
Waa wax suurtagal aha....

Where did he live before he joined the government?
he used to live in UK.

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:20 pm

How long in UK?

Did he go to "school" there or he imigirated there recently?

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:29 pm
by Mr_Alfaas
sxb waligiba uk ayu ku noola sidan maqlay,lakin sidaa uma sii aqaan

kolay ragg badano iiga cilmi roon ninka mesha waku jiraan.

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:39 pm
by Dhaga Bacayl
Mr_Alfaas wrote:sxb waligiba uk ayu ku noola sidan maqlay,lakin sidaa uma sii aqaan

kolay ragg badano iiga cilmi roon ninka mesha waku jiraan.
His English accent is waxbarasha dadka waawayn kind of accent. Wax baa ka qaldan for someone who’s young, educated and lived in England for years.

For the sake of the nation, hopefully he will do his job well.

Re: Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Rajo Ay Qabeen Quus Iska

Posted: Mon Oct 25, 2010 1:42 pm
by Mr_Alfaas
Dhaga Bacayl wrote:
Mr_Alfaas wrote:sxb waligiba uk ayu ku noola sidan maqlay,lakin sidaa uma sii aqaan

kolay ragg badano iiga cilmi roon ninka mesha waku jiraan.
His English accent is waxbarasha dadka waawayn kind of accent. Wax baa ka qaldan for someone who’s young, educated and lived in England for years.

For the sake of the nation, hopefully he will do his job well.
yeah we hope that he does his job accordingly insha Allah. :up: