1_londoner wrote:DANEYSTE wrote:Can Someone try to translate this for me into Somali. Thanks in advance.
1. Check book bag and student planner every night. Shandada buuga iyo nadaamka ardeyga sii eeg/fiiri habeen kasta
2. Look at student’s work. Talk to them about it. Sii eeg/fiiro shaqada ardeyga iyo kala sheekay
3. Do not wait until the night before to work on a project. Plan ahead. Haa sii sugin ila habeenka inaad ka shaqeysid majruucda
4. Write a note or email if child does not understand. Ilmada hado'no fahmeeynin emaayil ama xashid ku qor
5. Use computer, websites, translators, homework help library if you do not understand. Hadaanad fahmeynin, kombuutarka, websidhka, turjumka, shaqada-guriga ama maktabad isticmaal
6. Have a quite time scheduled for doing homework. Saacad aamusan sii sameeyso markad cashar guriga leedahay
7. Child should be reading every night. Ilmaha habeenkasta wa ina akhristo
8. Read out-loud, read to self, or read with a family member. Cod weyn ku akri, kiliga iska akhriso ama qof reer kaaga ka mid la akhri
9. Talk about what your child reads. ASK QUESTIONS. WHY? WHO? WHERE? HOW? Waxa ilmahaaga akhriyo ka sheekee. SU'AALO WEYDI. WAAYO? WA'AYO? XAGEE? SIDEE?
10. To with children in the car, grocery store, at dinner, whenever you can. Markey gaadhiga ku jiraan, tukaanka cuntada, cashada, meelkasta aad heshid la akhri.
11. Ask questions in BOTH languages to keep them thinking. Why? How much? What time? Which way? Labada luuqood su'aalo ku weydi inaad ka fakartaan. Waayo? Imisa? Saacadee? Meeshee?
12. Make flash cards. Practice new words and vocabulary words. Volcano, This. Kaadhood flaasha sameyso. Kalmedo cusub ku cilcili.
Waxani ma Soomaali baa? Qofkan Waxaan u malaynayaa in Soomaaliga feedh iyo laad lagu baray.
Soomaaligii waad kufsatay.