
Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32741
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
one thing i agree though Siilaanyo should not replace the ayub Ambassador and if he does he should do with some one from the ayub clan 

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
Qofka sharftisa hadi laga qaado de inu so dhacsado Alle ayaa u baneeyeyDhaga Bacayl wrote:ALLAH maxaan ka ayaabay adna. Waar isn't about the Wasiir ot safiir.khalid ali wrote:^^ waleh anigu la cadhoon mayo ayub wasir u ooyaya 2010![]()
![]()
ama safiir yar
It’s about the principles saxiib.
The highest honor in man’s life is respect.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32741
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
Mr alfaas sharafta la idinka qaaday wamaxay 

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
khalid ali wrote:Mr alfaas sharafta la idinka qaaday wamaxay
Siilaanyo soo waydi iyo wasiirka arimaha dibada


- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32741
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
Mr_Alfaas wrote:khalid ali wrote:Mr alfaas sharafta la idinka qaaday wamaxay
Siilaanyo soo waydi iyo wasiirka arimaha dibadaiyo ina xashi
oo maxay sameyeen madaxweynuhu iyo wasiirka arimaha dibadu iyo wasiirka maaliyadu

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
khalid ali wrote:one thing i agree though Siilaanyo should not replace the ayub Ambassador and if he does he should do with some one from the ayub clan
Hadii uu shaqadiisa qabsan waayo in lagaa qaadaa waajib cidi u qalantan aloo magacaabo LAAKIIN ninkan yari mabuu qaban shaqee maxaa laga qaadaa. Bal horta maxay ku salaysantahay xil ka qaadistiise

Waar heedhe kan yaree marna gadhiga tikinikada Burco dhex aryanayay imikan madaxtooyada midida la dhex taagan ayaa u baahan i dahabshiil lagu celiyo hadi cid xilka laga qaadayo.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32741
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
wa kee kaasi ka tiknikada burco dhex eryaa ma ma agaasimaha madaxtoyada , ? who is he
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
Wasiirka madaxtooyada. Qolooyinki wadaadataa ahaa ee barigi dhawyd xukuumada rayaale Burco agteeda kula dagaalamaysuu ahaa saaxiib.khalid ali wrote:wa kee kaasi ka tiknikada burco dhex eryaa ma ma agaasimaha madaxtoyada , ? who is he
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
kaaga sii daranka nin ka yidhi odayaashi u tagay shalay ku yidhi yarku maanu shaqo tagin.shaqo tagida wa in u madaxweynuhu soo saara dikreeto uu ku amrayo in uu shaqada la wareego o u tago adis ababa......Dhaga Bacayl wrote:khalid ali wrote:one thing i agree though Siilaanyo should not replace the ayub Ambassador and if he does he should do with some one from the ayub clan
Hadii uu shaqadiisa qabsan waayo in lagaa qaadaa waajib cidi u qalantan aloo magacaabo LAAKIIN ninkan yari mabuu qaban shaqee maxaa laga qaadaa. Bal horta maxay ku salaysantahay xil ka qaadistiise![]()
Waar heedhe kan yaree marna gadhiga tikinikada Burco dhex aryanayay imikan madaxtooyada midida la dhex taagan ayaa u baahan i dahabshiil lagu celiyo hadi cid xilka laga qaadayo.

wa cajiib odaygani walahi.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
waki aad laheyd jagadiisa waxa loo baahanyahay in u qofku midiyaha yaqaan sida loo qaato.rememberkhalid ali wrote:wa kee kaasi ka tiknikada burco dhex eryaa ma ma agaasimaha madaxtoyada , ? who is he

ma aragteen xil la leyahay wa inad toorayda aad qaadan taqanaa

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32741
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
haaa wa wa kii mindiyada madaxtooyada la dhex ordayey kaasi wa run xilkisa qallad bu ka yara fahmay ,, laakin trainingba loo diraya kaas
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray
khalid ali wrote:haaa wa wa kii mindiyada madaxtooyada la dhex ordayey kaasi wa run xilkisa qallad bu ka yara fahmay ,, laakin trainingba loo diraya kaas
Not oly tooriyo inu qaado but he has a bad history too. So I was told.

He looks like Cali Midget too....

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 582 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 445 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 594 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 891 Views
-
Last post by Abdi-Samatar
-
- 28 Replies
- 1608 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 0 Replies
- 489 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 446 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 7 Replies
- 762 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 859 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 29 Replies
- 2821 Views
-
Last post by Xamud.