Dhaga Bacayl wrote:Wait, I thought he is with Somaliland now? Acording to the news above!
its a long story first he was with somaliland then he defected to ssc then now he is back with sl again

dadkaasi wa iska bila qadiyad
Moderator: Moderators
Dhaga Bacayl wrote:Wait, I thought he is with Somaliland now? Acording to the news above!
So he's with somaliland now, correct?The_Emperior5 wrote:Dhaga Bacayl wrote:Wait, I thought he is with Somaliland now? Acording to the news above!
its a long story first he was with somaliland then he defected to ssc then now he is back with sl again![]()
dadkaasi wa iska bila qadiyad
good f-king riddance!. awelba basaas xun buu ahaa. motherfuckers like him belong in a garbage can like 'somaliland' or in a coffinThe_Emperior5 wrote:Mustafe Galaal Oo Dib Ugu soo Digarogtay SNM-tisii
Wararka ka imaanaya Magaalada la haysto ee Widhwidh ayaa sheegaya in halkaas uu caawa fiidkii soo gaadhay Mustafe Galaal Xirsi oo ahaa Horgal hore uga tirsanaa jirey Maleeshyaadka SNM. Mustafe ayaa waxaa dhawr bilood ka hor ka soo saaray maleeshiyaadka beesha ***** oo uu horgale u ahaa Qaar ka tirsan Jaaliyadda beeshiisa ee Qurbaha joogta.
Mustafe Galaal oo ka mid ahaa Horgaladii u soo horkacay magaalada uu ka soo jeedo ee Widhwdh cadawga haysta ayaa hore u sheegay inuu u adkaysan waayey Handadaad iyo cago jugleyn joogta ah oo lagu hayo asaga iyo Horgalada kale ee ku jira maleeshiyaadka SNM.Mustafe Galaal ayaa la xaqiijiyey inaysan jirin cid ku wehelisey safarkiisa, isla markaana aysan la socon wax ciidana haba yaraatee.
Ilo ku sugan magaalada Widhwidh oo diidey in magacooda la shaaciyo sababo xaga amaanka ah ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta SSC in soo noqoshada Mustafe ay gacan weyn ka gaysteen koox wadaado ah oo dhawaan shir ku qabtay Tuulada xamar lagu xidh, halkaasoo ay nabad kaga baaaqeen.
Waxaana la sheegay in kooxdan wadaada ah oo ay Horboodayaan Faarax Sugaaal iyo Ismaaciil Axmed Dayyib ay doonayaan in ay Mustafe madax uga dhigaan maleeshiyaad beeshaas ka soo jeeda oo lagu wado in la hoos geeyo SNMta haysata magaalada, Waxaana ay aad ugu hanweyn yihiin in ay iskaga dhigaan hadi weerar uga yimaado ciidamo uu hogaaminayo Kayse Abdi Yuusuf oo ku sugan aaga Widhwidh kuwaasoo dhawaan hub qurba joogtu iibisay dib ula wareegay.
Dib ugu noqoshada Horgalanimada ee uu Mustafe Galaal ku laabtay ayaa waxay Daliil cad u tahay inaysan Aamin lahayn horgalada ku jiraa SNMta ayna yihiin Lafjabtay sideedii ma noqoto, kuwaasoo la sheegay in Sandareerada la siiyo ay tahay mid sida sixirka u saaqda.
Dhanka kale waxaa ka socda magaalad Widhwidh qaban qaabo ku aadan shir la sheegay in ay ka qayb galayaan wasiiro ka socda maamulka Siilaanyo kuwaasoo ay weheliyaan Horgalada deegaanka u dhashay, waxaana qaban qaabada gogashaas wada kooxdii Xamar lagu xidh,
Waraysi uu dhawaan siiyey TV-ga Universal Horgale Cismaan Garaad Soofe ayuu ku sheegay in beesha Gulleed Garaad ay isa soo dhiibtay, isla markaana sida uu sheegay ay nabad qaateen, reer Hawdkuna ku daba jiraan oo Garaadadoodii ku maqan yihiin sidii ay shacabkooda u ekeeni lahaayeen sida buu yidhi Garaad Abshir yeelay.
adeer dali waa hawd iyo nugaal, dowladna waa SSC Soomaaliya. 'somalilandta' aad sheegeysona waxba uma aqaan!The_Emperior5 wrote:malakumawd maad somaliland iska soo raacdin Maxa marba meel indin eryaya, iska soo hooyda
malakumod wrote:adeer dali waa hawd iyo nugaal, dowladna waa SSC Soomaaliya. 'somalilandta' aad sheegeysona waxba uma aqaan!The_Emperior5 wrote:malakumawd maad somaliland iska soo raacdin Maxa marba meel indin eryaya, iska soo hooyda
Lol what salary 250,000 somaliland shillings askarta somaliland xabad cigar ah bay ku baryiyaan salary taasi maahaThe_Emperior5 wrote:dee reason why he is back he thought xaglatooisye would give him his 150$ dollars every month but odaygi xagla wa bixin kari wayeen back with somaliland you know every month you get your salary
Koley wax inta ka yar bu siin jiray xaglatoosiyegarad13 wrote:Lol what salary 250,000 somaliland shillings askarta somaliland xabad cigar ah bay ku baryiyaan salary taasi maahaThe_Emperior5 wrote:dee reason why he is back he thought xaglatooisye would give him his 150$ dollars every month but odaygi xagla wa bixin kari wayeen back with somaliland you know every month you get your salary![]()
Qadiyadada ba lacag ka muhimsan adiga kollay waad ogeed inay raggi SNM ku jiray inay kaadidooda cabi jireenThe_Emperior5 wrote:Koley wax inta ka yar bu siin jiray xaglatoosiyegarad13 wrote:Lol what salary 250,000 somaliland shillings askarta somaliland xabad cigar ah bay ku baryiyaan salary taasi maahaThe_Emperior5 wrote:dee reason why he is back he thought xaglatooisye would give him his 150$ dollars every month but odaygi xagla wa bixin kari wayeen back with somaliland you know every month you get your salary![]()
![]()
Abti hadii aysan qadiyad ku dagalimeen dhulbahante ma qabil bay uu dagaalimayaan taas kulama qabo abti, mamulada hadda jira ba qabil ku salaysan so hadda inan mamul sameysano idna loo joojin mayo ma fahamtay, iyo fulayga maanta ha is cadeeyo marka xabada dhiciso rag sida mustafe galal cidna waxba uma tariyo.The_Emperior5 wrote:Garad abti laakin dhulbahante dee ma qadiyad bey ku dagalamayan , qadiyad waxa idinku dambeysey xiligi darawish,, Ninkan needs his nolol maalimeed u know
garad13 wrote:Abti hadii aysan qadiyad ku dagalimeen dhulbahante ma qabil bay uu dagaalimayaan mamulada hadda jira ba qabil ku salaysan so hadda inan mamul sameysano idna loo joojin mayo ma fahamtay, iyo fulayga maanta ha is cadeeyo marka xabada dhiciso rag sida mustafe galal cidna waxba uma tariyo.The_Emperior5 wrote:Garad abti laakin dhulbahante dee ma qadiyad bey ku dagalamayan , qadiyad waxa idinku dambeysey xiligi darawish,, Ninkan needs his nolol maalimeed u know
Runti Dhulbahanta wa is muujinaya anigu sidan u arko laakin Inta aad u arkaysan in puntland Ninka jooga u sharaf u joogo ka somaliland na danbilo yahay Meel dhexe isugu ma iman kartan Mida labaad dee hadanay qabil u dagalamayn abtow maxay u dagalamayan ileen puntland wasiiro wa ku leeyihin wa ku jiraan somaliland wasiiro wa ku leeyihin wa ku jirangarad13 wrote:Abti hadii aysan qadiyad ku dagalimeen dhulbahante ma qabil bay uu dagaalimayaan taas kulama qabo abti, mamulada hadda jira ba qabil ku salaysan so hadda inan mamul sameysano idna loo joojin mayo ma fahamtay, iyo fulayga maanta ha is cadeeyo marka xabada dhiciso rag sida mustafe galal cidna waxba uma tariyo.The_Emperior5 wrote:Garad abti laakin dhulbahante dee ma qadiyad bey ku dagalamayan , qadiyad waxa idinku dambeysey xiligi darawish,, Ninkan needs his nolol maalimeed u know
Abti ragga jooga Somaliland or Puntland danbilo uma arko laakin I don't think they are contributing anything to their people, laakin me im looking for unity whether it be with SSC, Puntland or Somaliland. Reerka wuxu uu baahanyahay meel la isku raco and that's when we will see tangible devolopment. Laascanood summerka ba joogay dadka kala badh way maqanyihin oo waxay saluugsanyihin Somaliland marka ganacsiga iyo population magalada maqantahay horumar meesha gaadhi mayso. Also the propaganda that I used to be fed in Canada was mostly false how about if I tell you rarely even see a police officer let alone military which stay behind the mountains and never come in the city.The_Emperior5 wrote:Runti Dhulbahanta wa is muujinaya anigu sidan u arko laakin Inta aad u arkaysan in puntland Ninka jooga u sharaf u joogo ka somaliland na danbilo yahay Meel dhexe isugu ma iman kartan Mida labaad dee hadanay qabil u dagalamayn abtow maxay u dagalamayan ileen puntland wasiiro wa ku leeyihin wa ku jiraan somaliland wasiiro wa ku leeyihin wa ku jirangarad13 wrote:Abti hadii aysan qadiyad ku dagalimeen dhulbahante ma qabil bay uu dagaalimayaan taas kulama qabo abti, mamulada hadda jira ba qabil ku salaysan so hadda inan mamul sameysano idna loo joojin mayo ma fahamtay, iyo fulayga maanta ha is cadeeyo marka xabada dhiciso rag sida mustafe galal cidna waxba uma tariyo.The_Emperior5 wrote:Garad abti laakin dhulbahante dee ma qadiyad bey ku dagalamayan , qadiyad waxa idinku dambeysey xiligi darawish,, Ninkan needs his nolol maalimeed u know