Page 2 of 2

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:14 am
by Mr_Alfaas
hargaysaay wrote:somaliland waa iska iidoor land markaa inuu iidoor isku qabqabsado waa laga fiicanyahay waayo dawladan dhan iyagaa leh
Somaliland Qaran jira weeyi,maaha qabiil qudha :down:

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:15 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:aar in xaaji farmajo la dhaaroiyay maba ogi , intan aan meesha ka maqanahay shukaansi baan niyaw iskaga jiraa siyaasadaba intan aan meesha joogaa la socdaa.

laakiin waa maxay beeshii ayuub waxan uu odaygu silanyo ku samaynayo niyaw beeshu waa curadadeenii ee ha la dajiyo

Loool kow shukaansi baad ku maqnayd yaad so shukaansatay ma naag badhi weyn mise mid bila badhi ah

ayub waxay ka cadheysanyihin sabbabta loogu so dari wayey golaha xukummada hada Alfaas jihaad bu bilaabay madaxweynihi wuxu u bixiye oday xabuush iyo axmed laangadhe :lol:

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:17 am
by hargaysaay
somaliland hadii qabiil la qadinayo waxay ahayd in cidagale la qaadiyo waayo those guys waa aqaana waa reer somalia markaa dadka somalilanderka saxda ah kuraasta siiya kuwa aan aaminsanayna ka qaada :up:

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:21 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:somaliland hadii qabiil la qadinayo waxay ahayd in cidagale la qaadiyo waayo those guys waa aqaana waa reer somalia markaa dadka somalilanderka saxda ah kuraasta siiya kuwa aan aaminsanayna ka qaada :up:

Ciidagale wa reer sharaf badan oo somalilanders ,, calooshe u shaqeystaal dirt woqoyis ma matalan beesha sharafta badan eeh ciidagalle, salaadinta isaaq Ciidagale wa hogaanka somaliland faisal ba ka dhashay inasanyare ka dhashay iyo rag kale fara badn oo qaali ku ah jamhuuriyada somaliland

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:23 am
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote:aar in xaaji farmajo la dhaaroiyay maba ogi , intan aan meesha ka maqanahay shukaansi baan niyaw iskaga jiraa siyaasadaba intan aan meesha joogaa la socdaa.

laakiin waa maxay beeshii ayuub waxan uu odaygu silanyo ku samaynayo niyaw beeshu waa curadadeenii ee ha la dajiyo

Loool kow shukaansi baad ku maqnayd yaad so shukaansatay ma naag badhi weyn mise mid bila badhi ah

ayub waxay ka cadheysanyihin sabbabta loogu so dari wayey golaha xukummada hada Alfaas jihaad bu bilaabay madaxweynihi wuxu u bixiye oday xabuush iyo axmed laangadhe :lol:
:lol: :lol:

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:28 am
by hargaysaay
gabdhaha somaliyeed oo dhan baan soo koobay mid badhi leh iyo mid aan badhi lahayn ba

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Posted: Mon Nov 01, 2010 2:38 pm
by zingii
I didn't know there was a qabiil named after mosquito. :?