Riyaales government we had minister of justice then Casowe was switched to Minister of Healthkhalid ali wrote:garad 13 siilaanyo wa inu bahararsame wasiir khatar ah siiya marka wasiirada la isku shaandheyo. Nimanka garaad farax ugu amar sareya ama dhulbahante ba
garaad13
Moderator: Moderators
Re: garaad13
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: garaad13
garad13 wrote:Riyaales government we had minister of justice then Casowe was switched to Minister of Healthkhalid ali wrote:garad 13 siilaanyo wa inu bahararsame wasiir khatar ah siiya marka wasiirada la isku shaandheyo. Nimanka garaad farax ugu amar sareya ama dhulbahante ba
rayaale goverment had a bigger cabinet., dhulos had 4 ministers and 2 kuxigeens.
ha casoowe wuxu wasiirki justice ka marki danbe ki caafimadka laga dhigay
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: garaad13
garad13 wrote:Yep waligay nin reer somaliland baan ahaa dowlada silanyo baan yara diiday mooyan.Siciid85 wrote:Ma Somaliland baad tageerta?.
Dawlad haku sheegin maamulkan siilanyo sxb.wa maamul la afduubtey oday axmed laangadhe
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: garaad13
Dawlad haku sheegin maamulkan siilanyo sxb.wa maamul la afduubtey oday axmed laangadhe
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: garaad13
The_Emperior5 wrote:Dawlad haku sheegin maamulkan siilanyo sxb.wa maamul la afduubtey oday axmed laangadhe![]()
xaadki baad ka baxday
xad caynkee ah.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: garaad13
aflaas hadanay dawlad ahayn maxaynu nahay markaas?
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: garaad13
The_Emperior5 wrote:aflaas hadanay dawlad ahayn maxaynu nahay markaas?
Somaliland sxb waa dawlad jirta oo cid taa la waydiin maayo wala alfaas ayan la waydiineynin wala empr ayan la waydiinaynin.
ee anu maamul xumada ayan ka hadlayaa .
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: garaad13
Mr_Alfaas wrote:The_Emperior5 wrote:aflaas hadanay dawlad ahayn maxaynu nahay markaas?
Somaliland sxb waa dawlad jirta oo cid taa la waydiin maayo wala alfaas ayan la waydiineynin wala empr ayan la waydiinaynin.
ee anu maamul xumada ayan ka hadlayaa .
Mamuulku Muxu xumeeyey 100 cisho si wacan bay u socdaan waxyaalo badan ba la qabtay, abti soodigi kulmiye u ololoeny jiray berigo doorashada maxa is badalay, bal yara sug ha midho dhasho wixi aynu rabnay
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: garaad13
Kulmiye waxan oogu ololeyn jirey cadaalad ayaan somaliland ku xukumaya ayuu ku sheekeyn jirey o sinaan ayan u sameynaya rer somaliland.The_Emperior5 wrote:Mr_Alfaas wrote:The_Emperior5 wrote:aflaas hadanay dawlad ahayn maxaynu nahay markaas?
Somaliland sxb waa dawlad jirta oo cid taa la waydiin maayo wala alfaas ayan la waydiineynin wala empr ayan la waydiinaynin.
ee anu maamul xumada ayan ka hadlayaa .
Mamuulku Muxu xumeeyey 100 cisho si wacan bay u socdaan waxyaalo badan ba la qabtay, abti soodigi kulmiye u ololoeny jiray berigo doorashada maxa is badalay, bal yara sug ha midho dhasho wixi aynu rabnay
Inader waxa la yidhi doqonta isha waalagu ag dhufta haday garan waydana bogaa lo geliya we all know ahmed laangadhe inaanu wax soo wadin ee melaha uu dalxis u tagtagayo.
mamulkan cadaalad lagu dhisin maamul wax qabto noqon maayo.
“The administration of justice is the firmest pillar of government”
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: garaad13
oo muxu qalday baan ku weydiyo mamuulku muxu qalad sameyey justice wamaxay ma wasiir ba lana siin wayey ba wuxu waxas wax lugu doodo maha , sideenanu u cadalaad u ahayn , yala dulmiyey xukumadu yay dulmisay , madaxweyne mar kaliye bu dibad u baxay 100 sannoh meel uma bixin marka saaxib wax qadiyad ba lugu diida maha wasiir ba lana siin wayeyKulmiye waxan oogu ololeyn jirey cadaalad ayaan somaliland ku xukumaya ayuu ku sheekeyn jirey o sinaan ayan u sameynaya rer somaliland.
Inader waxa la yidhi doqonta isha waalagu ag dhufta haday garan waydana bogaa lo geliya we all know ahmed laangadhe inaanu wax soo wadin ee melaha uu dalxis u tagtagayo.
mamulkan cadaalad lagu dhisin maamul wax qabto noqon maayo.
“The administration of justice is the firmest pillar of government”
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: garaad13
whats makes me funny is marka aad is tidhaahdo falaadh gilgilshay kaaga fuqda.
war anu mante uma hadlayo habel wasir lama siinin iyo hbelaaya wasiir loo diiday,inaga oo og in somaliland ay ku dhisantahay dadyaw qowmiyado kala duwan ka kala yimid o ay ku bahooben.
mesha ma si cadalad aya kurasta lagu xuley mise laguma xulin.
suaasha mesha taaala waxa weyi yaynaan is dhego adkeynin yaynaan runta ka weecanin ,yaynaan is indho tirin qofka khaladkisa wa shega wanaagiisana wala sheega .
hadi khaladkisa la yidhaahdo war wad khaldantahay micnahedu maaha qofka wax toosinaya wa mucaradsanyahow o kursi buu rabaa.
thats not the way my friend,waxani wa siyaasad sxb.no mercy in politics
war anu mante uma hadlayo habel wasir lama siinin iyo hbelaaya wasiir loo diiday,inaga oo og in somaliland ay ku dhisantahay dadyaw qowmiyado kala duwan ka kala yimid o ay ku bahooben.
mesha ma si cadalad aya kurasta lagu xuley mise laguma xulin.
suaasha mesha taaala waxa weyi yaynaan is dhego adkeynin yaynaan runta ka weecanin ,yaynaan is indho tirin qofka khaladkisa wa shega wanaagiisana wala sheega .
hadi khaladkisa la yidhaahdo war wad khaldantahay micnahedu maaha qofka wax toosinaya wa mucaradsanyahow o kursi buu rabaa.
thats not the way my friend,waxani wa siyaasad sxb.no mercy in politics
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: garaad13
waxagu waxa weye cadho wasiir ka kacday maxa wasiir lano siin waayey wax kale aad ku mucaraday maan arag dee, wa markad mid ayuba ka weyday is oke qabilkaga ayaad u doodaysa
laakin ha odhan dawladu maxay
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: garaad13
kaba soo qaad ayuubku maanu somaliland aheyn?xaq manu u laheyn in la siiyo rightskisa ma waxad rabta oday langadhe in ay hal miino u dhigaan oo 5 sano halkan laga calaacalo somalinet.The_Emperior5 wrote:waxagu waxa weye cadho wasiir ka kacday maxa wasiir lano siin waayey wax kale aad ku mucaraday maan arag dee, wa markad mid ayuba ka weyday is oke qabilkaga ayaad u doodaysalaakin ha odhan dawladu maxay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: garaad13
dee sida na dhe wasiir baanu oo ooyana sabbabtu ah wasiirku risiq iyo sadaqo bu na siinayaMr_Alfaas wrote:kaba soo qaad ayuubku maanu somaliland aheyn?xaq manu u laheyn in la siiyo rightskisa ma waxad rabta oday langadhe in ay hal miino u dhigaan oo 5 sano halkan laga calaacalo somalinet.The_Emperior5 wrote:waxagu waxa weye cadho wasiir ka kacday maxa wasiir lano siin waayey wax kale aad ku mucaraday maan arag dee, wa markad mid ayuba ka weyday is oke qabilkaga ayaad u doodaysalaakin ha odhan dawladu maxay
![]()
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: garaad13
isku qanci wixi ad is tidhaahdo wa uu ku farxad gelinayaa,.thats wouldnt chnage the fact inader.The_Emperior5 wrote:dee sida na dhe wasiir baanu oo ooyana sabbabtu ah wasiirku risiq iyo sadaqo bu na siinayaMr_Alfaas wrote:kaba soo qaad ayuubku maanu somaliland aheyn?xaq manu u laheyn in la siiyo rightskisa ma waxad rabta oday langadhe in ay hal miino u dhigaan oo 5 sano halkan laga calaacalo somalinet.The_Emperior5 wrote:waxagu waxa weye cadho wasiir ka kacday maxa wasiir lano siin waayey wax kale aad ku mucaraday maan arag dee, wa markad mid ayuba ka weyday is oke qabilkaga ayaad u doodaysalaakin ha odhan dawladu maxay
![]()
![]()
ilahoow iidoorka caqli si
is fahmi maynee baakidhka sigaarka ah ii dhiib
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 2366 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 28 Replies
- 2378 Views
-
Last post by abdikarim86