dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
DR XAAROW aka DR YALAXOOW is continuing his ussual canatarabaqash. WAHAABIS this WAHAABIS that, boy you are loosing it once you started fingerpointing. 

Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
diinta islaamka waa diin naxariis ma ahan diin dadka fogeysa ,lakin arimaha noocaan ah waa halis diinta marka eey dhagaxa ku dilida jideyneysay ujeedo fog ayaa laga lahaa
qofka suubinaayo zino isagoo soo guursaday xadkaan waxaa lagu fulin karaa markuu meel dadka oo dhan ka arki karaan sababtoo ah qof qol ku jira oo ilbaabka uxiran yahay ama gurigiisa ku jira sideey 4 qof oo lagu kalsoonaan kara eey ku arkayaan ( afar qof oo iimaankooda lagu kalsoonaan kara ) arkayaan in xubnihii taranka is galayaan waxaa filaa on way lagu arki karo waa inaad wadada ku suubisaa sida xayawaanada markaas umadda oo dhan ayaad halaag u horseedeysaa waa in lagu ciqaabo taasna wey cadda hay in somali laga heli karin alxamdu lillah ana 100% muslim ayaa nahay (in somali) lakin dadkii muslimka soo gali laha waxaanoo kala markey arkaan waana diin loogu sheekeeyo diinta ayeeyba ka cararayaan ama cadaawad u qaadayaan diinta islaamka waa diinta u dooda xuquuqda dadka ( dadka laqaldayo ha jooyiyaan )

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
hamada marka hore waa inaad barataa diinta, waxaan ku leeyahay DHAGAX KU DILID kuma jirto quraanka kariimka, dhagax ku dilida waa wax lagu darsadey islaamka waayo quraanka si cad ayuu u leeyahay qofkii zineeysta ee loo helo 4 marqaati waa in 100 karbash lagu dhuftaa, quraanka laba meel ayuu arintaa uga hadlayaa waa suuratul nuur iyo suuratul nizaa, marka wax aan quraanka ku jirin haddii aad la timaaado waxaad a hor timid HADALKA ALLAH.hamada12 wrote:diinta islaamka waa diin naxariis ma ahan diin dadka fogeysa ,lakin arimaha noocaan ah waa halis diinta marka eey dhagaxa ku dilida jideyneysay ujeedo fog ayaa laga lahaa
qofka suubinaayo zino isagoo soo guursaday xadkaan waxaa lagu fulin karaa markuu meel dadka oo dhan ka arki karaan sababtoo ah qof qol ku jira oo ilbaabka uxiran yahay ama gurigiisa ku jira sideey 4 qof oo lagu kalsoonaan kara eey ku arkayaan ( afar qof oo iimaankooda lagu kalsoonaan kara ) arkayaan in xubnihii taranka is galayaan waxaa filaa on way lagu arki karo waa inaad wadada ku suubisaa sida xayawaanada markaas umadda oo dhan ayaad halaag u horseedeysaa waa in lagu ciqaabo taasna wey cadda hay in somali laga heli karin alxamdu lillah ana 100% muslim ayaa nahay (in somali) lakin dadkii muslimka soo gali laha waxaanoo kala markey arkaan waana diin loogu sheekeeyo diinta ayeeyba ka cararayaan ama cadaawad u qaadayaan diinta islaamka waa diinta u dooda xuquuqda dadka ( dadka laqaldayo ha jooyiyaan )
dad ayaa waxay oranayaan xadiis ayaa jira kaasoo sheegayo in dhagax lagu dilo qofkii zineeysta, aniga waxaan ku oranayaa xadiiskaas wuxuu si cad uga hor imaanayaa quraanka oo ah hadalka allah, marka xadiis hadduu ka hor imaado KALAAMKA ALLAH , xadiiskaas waa been abuur.
QURAANKA ma kala saarin guur ama guur la,aan allah wuxuu quraankiisa ku yiri( naagtii zineeysata iyo ninkii zineeysta ee loo helo marqaati waa inaad karbaashtaan 100 karbaash)
quraanka marnaba ma oran waa inaad dhagax ku dishaan,
dhagax ku dilida waxaa laga soo xadey BIBELKA kirishtaanka ayey ku qoran tahay qofkii zineeysta dhagax ku dila, laakiin quraanka kuma qorna haba haraatee,
The fornicatress and the fornicator, flog each of them with a hundred stripes. Let not pity withhold you in their case, in a punishment prescribed by Allaah, if you believe in Allaah and the Last Day. And let a party of the believers witness their punishment” [al-Noor 24:2]
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
[quote="DR-YALAXOOW"]
dad ayaa waxay oranayaan xadiis ayaa jira kaasoo sheegayo in dhagax lagu dilo qofkii zineeysta, aniga waxaan ku oranayaa xadiiskaas wuxuu si cad uga hor imaanayaa quraanka oo ah hadalka allah, marka xadiis hadduu ka hor imaado KALAAMKA ALLAH , xadiiskaas waa been abuur.
QURAANKA ma kala saarin guur ama guur la,aan allah wuxuu quraankiisa ku yiri( naagtii zineeysata iyo ninkii zineeysta ee loo helo marqaati waa inaad karbaashtaan 100 karbaash)[quote]
dr yalaxow diinta waa inaan wada baranaa dad ayaa oranaayo xadiis ayaa jiraa ayaad leedahay waxaa cad inaadan xadiisyada aqoonin maha hal xadiis waa xadiisyo badan quraanka iyo xadiis saxiix ahna iskama hor imaanayaan ee adigaa qalad ufahmaya allaah wuxuu yiri (وما كان لمؤمن ولا مؤمنة إذا قضى الله ورسوله أمرًا أن يكون لهم الخيرة من أمرهم).{وَأَنْزَلْنَا إِلَيْكَ الذِّكْرَ لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ وَلَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ} iyo halka rasuulaka ee aha qaata sunadayda iyo sunnatu khulafaa u raashidiin cumar bin khadaab wuxuu yiri (allah nabi muxuamed xaq ayuu lasoo saaray kitaabna waa kusoo dajiyay korkiisa ,rajmi (stonning) ayuu suubiyay anaga gadaashiis ayaan suubinay) عبد الوهاب عن يونس بن عبيد عن الحسن عن عبادة بن الصامت أن رسول الله قال " خذوا عني خذوا عني قد جعل الله لهن سبيلا البكر بالبكر جلد مائة وتغريب عام والثيب بالثيب جلد مائة والرجم / كتاب الرسالة للشافعي
حدثنا آدم حدثنا شعبة حدثنا سلمة بن كهيل قال سمعت الشعبي يحدث عن علي رضي الله عنه حين رجم المرأة يوم الجمعة وقال قد رجمتها بسنة رسول الله صلى الله عليه وسلم البخاري
dr yalaxow waa kuugu filan yihiin ayaan filaa hadaada axaadiith ziyaada u baahan tahay waan kuugu soo daraa inaad qeyrka jeceshay waan dareemayaa lakin akhaadiith ta qaar aadan wali arag marka walaal waa wax diinta ka tirsan lakin shuruudihi lagu fulin laha ee hard yihiin soomalina laga heli karan

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
DR-YALAXOOW wrote:DHAGAX ku dilid quraanka kuma jirto, waa wax laga soo xadey KITAABKA KIRISHTAANKA BIBELKA, diinta islaamka waa xaaraaan in wax aan qoraanka ku qorneeyn lagu dhaqmo, quraanka si cad ayuu u yiri, isagoon kala saarin.
ALZAANIYATU WALNAAZIYATU FAJ LUDUU HUMAA MI ATTA JALDAN) ninka iyo naagta zineeysata 4 marqaati hadii loo helo ku cadaato 100 karbaash ku dhufta, waa kaa quraanka QURAN NEVERS SAYS KILL THEM OR STONE THEM.
dhagax ku dilid islaam maaha waa KIRISHTAANIMO, waayo quraanka ayey ka hor imaaneysaa DHAGAX KU DILIDA, waa wax sheeydaan ku darsadey islaamka waayo KIRISHTAANKA bibelkooda ayaaa LAGA SOO xadey dhagax ku dilida.
look at this idiot, first of all the ayah that u used as evidence is for those who havent married.secondly, r u suggesting the prophet was against the quran by stoning the married adulterers who came to him?
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
dr yalaxow walaal rasuulka wax quraanka kasoo horjeeda masheegin hadalka rasuulkana waa waxyi dhanka alla ah fiiri ayada ch 53 v 3 axaadiithtana waxey fasirtaa aayadaha quraanka ayada ch 24 v2 iney kuwa aan guursanin ka hadleyso rasuulka axaadiithtiisa ayaa noo fasirtay walaal ma ogtahay xadiith saxiixul bukhaari iyo muslim ee wada wariyeen ee خرجه مسلم البخاري : « لا يحل دم امرئ مسلم شهد أن لا إله إلا الله وأني رسول الله إلا بإحدى ثلاث : النفس بالنفس والثيب الزاني والمارق من الدين التارك للجماعة hadaba rasuulkeena suuban ayaa sidan leh allah wuxuu kuu sheegay in rasuulkeena suuban uu hawadiisa iska oran ee wax loo waxyoodi tahay suuratu najmi firi bilowgeeda marka walaal hadalkaada waxaa sheego dadka ugu tara galay dadka diinta ku yartahay iney waswaas galiyaan hadey cilmi yari kaa tahay cudur daar ayaad leedahay soo baar hadiisa ee ku tara gal kaa tahay waa arin aad u halisa inaad amarka rasuulka diido oo tiraahdo quraanka hadaan aayadan ku arag ma qaadanayo warka rasuulka quraanka waa ku jirtay waqtigii nabiga laakin waa lanasakhay lafdigeedi xukunkedina waa jiraa (والشيخ والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة) sida aayada kale ولا تأكلوا الربا أضعافاً مضاعفة allah wuu nasakhay xukunkeeda in kastoo lafdiga uu baaqi yahay waxaana lagu badalay (يأيها الذين آمنوا اتقوا الله وذروا مابقى من الربا) marka iska ilaali waxaadan cilmi ulaheyn
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
thats bulshit, AYAH never says married or not, it sayssamadoon-waaxid wrote:
look at this idiot, first of all the ayah that u used as evidence is for those who havent married.secondly, r u suggesting the prophet was against the quran by stoning the married adulterers who came to him?
which means( naagtii zineeysata ama ninkii zineeysta), if you claim that quran says married not married then your trying to add things whichs not in the quran ,clearly quran not once both twice saysThe fornicatress and the fornicator
there is no differanstions if the The fornicatress and the fornicator are married, or fat, or old or black or white. allah simply saysThe fornicatress and the fornicator
its like mny places in quran allah says(The fornicatress and the fornicator
which means in arabic same asAL MUUMIINA WAL-MUUMINAATI
first one isal zaaniata walzaaniyatu
ka waran if i translate that( kuma rumeeyey ee married ah) taa macquul miyaa waa maya.kuwa rumeeyey ee dumarka iyo kuwa rumeeyey ee ragga ah
so
allah said whit out saying wather they are FAT or white, or black, wther they are married or not, flog them 100 karbaash if the commit zinna, then you you come up whit XADIIS which contradicst what allah said, and xadiis says KILL THEM STONE THEM, then thats condradiction whit allahs word, and ALLAH WORDS most be the first, becouse all hadiiiis where collected about 300 years after prophet past away and there are houndred thousend hadiith which are famricated hadiith, so quran most be first stoning is not from ISLAM its from BIBEL christian bibel, becouse ALLAH SAID IN THE QURANThe fornicatress and the fornicator
IF YOU COME UP WHIT HADIIITH WHICH CONTRADICTS WHAT ALLAH SAID WHICHS FLOG THEM, AND COME WHIT TOTTALY DIEFFERENT THINK WHICHS KILL THEM, THEN THAT HADIITH IS 1000% FAKE.The fornicatress and the fornicator, flog each of them with a hundred stripes. Let not pity withhold you in their case, in a punishment prescribed by Allaah, if you believe in Allaah and the Last Day. And let a party of the believers witness their punishment” [al-Noor 24:2]
Last edited by DR-YALAXOOW on Fri Nov 12, 2010 3:37 am, edited 4 times in total.
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
xadiithka bukhaari iyo muslim ayaa saxiiseyn kooda ku qoran yahay hadaad u maleyneyso inuu xadiiska fake yahay
waa saxiix quraankana kama hor imaanayo
waxaan filaa axaadiithta inaadan ku kalsooneyn akhri mufasiriinta aayada azzaani wazzaaniyatu waxeey ku fasireen ii keen hal qof oo mufasiriinta ka tirsan oo dhahay ayada waxeey ka hadleysaa dadka guursaday iyo kuwaanan guursan xadiithka waa fake meesha hala soo taagnaanina siirada nabigana aqriso waad ka heleysaa intaas wixii ka badan waxaan filaa inaadan wanaag usocon ee xujo cad la imow ama xadiis diidaya in rajmiga jirin xadiiska saxiix ah oo diidaya meel ku sheeg
ogowna source diinta islaamka waa qur,aan ,xadiith.... ee ha umaleynin quraanka bas
waa saxiix quraankana kama hor imaanayo
waxaan filaa axaadiithta inaadan ku kalsooneyn akhri mufasiriinta aayada azzaani wazzaaniyatu waxeey ku fasireen ii keen hal qof oo mufasiriinta ka tirsan oo dhahay ayada waxeey ka hadleysaa dadka guursaday iyo kuwaanan guursan xadiithka waa fake meesha hala soo taagnaanina siirada nabigana aqriso waad ka heleysaa intaas wixii ka badan waxaan filaa inaadan wanaag usocon ee xujo cad la imow ama xadiis diidaya in rajmiga jirin xadiiska saxiix ah oo diidaya meel ku sheeg
ogowna source diinta islaamka waa qur,aan ,xadiith.... ee ha umaleynin quraanka bas
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
hadiith aad ka hadleeyso waxay ka hor imaanayaan hadalka ALLAH quraanka kariimka ah, waayo ISLAAMKA waxaa gacanta koowaad ah ALLAH hadalkiisa ee ah quraanka. allah wuxuu ku yirihamada12 wrote:dr yalaxow walaal rasuulka wax quraanka kasoo horjeeda masheegin hadalka rasuulkana waa waxyi dhanka alla ah fiiri ayada ch 53 v 3 axaadiithtana waxey fasirtaa aayadaha quraanka ayada ch 24 v2 iney kuwa aan guursanin ka hadleyso rasuulka axaadiithtiisa ayaa noo fasirtay walaal ma ogtahay xadiith saxiixul bukhaari iyo muslim ee wada wariyeen ee خرجه مسلم البخاري : « لا يحل دم امرئ مسلم شهد أن لا إله إلا الله وأني رسول الله إلا بإحدى ثلاث : النفس بالنفس والثيب الزاني والمارق من الدين التارك للجماعة hadaba rasuulkeena suuban ayaa sidan leh allah wuxuu kuu sheegay in rasuulkeena suuban uu hawadiisa iska oran ee wax loo waxyoodi tahay suuratu najmi firi bilowgeeda marka walaal hadalkaada waxaa sheego dadka ugu tara galay dadka diinta ku yartahay iney waswaas galiyaan hadey cilmi yari kaa tahay cudur daar ayaad leedahay soo baar hadiisa ee ku tara gal kaa tahay waa arin aad u halisa inaad amarka rasuulka diido oo tiraahdo quraanka hadaan aayadan ku arag ma qaadanayo warka rasuulka quraanka waa ku jirtay waqtigii nabiga laakin waa lanasakhay lafdigeedi xukunkedina waa jiraa (والشيخ والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة) sida aayada kale ولا تأكلوا الربا أضعافاً مضاعفة allah wuu nasakhay xukunkeeda in kastoo lafdiga uu baaqi yahay waxaana lagu badalay (يأيها الذين آمنوا اتقوا الله وذروا مابقى من الربا) marka iska ilaali waxaadan cilmi ulaheyn

si fiican u akhri aayada quraanka, ALZAANIYATU- WALZAANIII FAJLUDU KULU WAAXIDUN MIN HUMAA MI'ATTAN JILDAN afka carabiga waad taqaanaa,waad aragtaa allah ma kala saarin qofka wuxuu yahay ,ha guursado ama yuusan guursan, ha dheeraado ama ha gaabnaado, ha cadaado ama ha madoobaado, allah wuxuu yiri kaliya
zineeystaha(dumarka( zineeystaha(ragga ah) waa inaad midkiiba 100 karbaash ku dhufataan.ALZAANIYATU- WALZAANIII
marka halkee ayaad kala timid sxb guur ama guur la,aan quraanka si cad ayuu u yiri 100 karbaash, haddii aad la timaado wax aan ALLAH oran ee aad tiraahdo WAA IN DHAGAX LAGU DILAA markaa allah ayaad ku been abuuratey.
hadiiska dhahaya DHAGAX KU DILADA WAA XADIIIS been abuur ah waayo si cad ayuu hadalkii ALLAH uga hor imaanayaa, waxaadna ogaataa xadiisyada dhamaantood waxaa la aruuriyey 300 sano rasuulka geeridisii ka dib, bukhaari kaliya wuxuu aruuriyey 300 000 xadiis, dhamaan waa iska tuurey wuxuuna ka soo qaatey 1500 kaliya, marka xadiisyada sidaas ayeyba u yihiin dhamaantood wax aan la hubin waayo dadkii aruuriyey waxay noolaayeen 300 sano rasuulka ka dib.
hamadi waxaad tiri QURAANKA ma dhameystirna oo waxaa jirta AAYAD sheegeysa DHAGAX KU DILIDA OO QURAANKA LAGA ILAAWEY aayadana waxaad ku sheegtay waxan been abuurka ah
acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim, walaahi waa gaalnimo cad iyo isku day inaad quraanka aayado cusub ku darsataaan.(والشيخ والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة
quraanka waa 6666 aayadood mana jirto wax laga ilaawey, ma jirto aayad 6667 ka dhigeysa quraanka, QURAANKA waa 100% kaamil hal xaraf xitaa laga ilaawey ma jirto, aayad ku sheega been abuurka ah
waa KUFFR cad iyo isku day inaad quraanka badashaan sidii BIBELKA kirishtaanka loogu daro aayado cusub, ee la yiraahdo AAYADAN hebel hebel ayaaa xafidey waa jirtaa.(والشيخ والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة
eeg allah ayaaba quraankiisa ku yiri QURAANKA WAA KAAMIL mana jirto wax laga ilaawey allah ayaa quraankiisa ku yiri aayada ugu danbeeyso,
maanta diintii waa idiin dhameystirey waana kaamil

eeg quraanka waa 114 suuradood iyo 6666 aayadood, hadii aad la timaado aayad ku sheeg cusub sida beentan gaalnimada ah
waa danbi weeyn xaqiiqdii waa isku day inaad quraanka ku darsataan aayado been abuur ah ee ay BANIAADAM SAMEEYSTEEN. allah wax ma ilaawo, xaasha lilaahi, allah wax ma ilaawo, quraanka ma jirto wax laga ilaaawey. ilaaheey ZINADA quraankiisa laba meel ayuu uga hadley waa SUURATUL NOOOR IYO SUURATUL NIZAA.والشيخ والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة
LABADOODUBA allah ma kala saarin guuur ama guur, la,aan, halkan ka akhri CARABI haddii aad wax ka yar ka taqaanid

waa kaas allah hadalkiiisa, qofkii isku dayda inay BUUGA GAALADA KIRISTAANKA ka soo xadaan aayad been abuur ah sida والشيخ والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة waa qof allah u gaftey waa qof allah ku been abuuratey.
ilaaheey quraankiisa waa 6666 aayadood ma jirto wax laga ilaawey, waa KUFFR haddii aad tiraahdid aayado maqan ayaa jira. ma jiraan aayado maqan.
laakiin quraanka waxaa la aruuriyey rasuulkoo nool iyo cusmaan bin cafaan waqtigeesii waana 100% sax, waxaana haboon in marka hore quraanka la raaco, xadiiskii ka hor imaanayana quraanka sida xadiis dhahaya ha la dilo qofkii zineeysta, halka quraanka ka oranayo isagoon kala qaadin guur ama guur la,aan 100 karbaash. wax waliba islaamka waa nambarka koowaad ah QURAANKA KARIIMKA.
Last edited by DR-YALAXOOW on Fri Nov 12, 2010 3:38 am, edited 2 times in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
FIIRI sidaan kuu sheegay bukhaari wuxuu noolaa 300 sano rasuulka ka dib, bukhaari waxyi kuma soo degin mana ogaan karo xadiis inuu sax yahay ama baniaadam sameeystay. sidaan kuu sheegay BUKHAARI wuxuu aruuriyey 300 000 xadiis, dhamaantoodna wuu iska tuurey waayo, inay been abuur yiihiin iyo inkale wuu kala garan waayey wuxuu ka soo qaatey 1500 kaliya, waa iska cadahay 1500 boqol inay ku jiraan xadiisyo baddan been abuur ah.hamada12 wrote:xadiithka bukhaari iyo muslim ayaa saxiiseyn kooda ku qoran yahay hadaad u maleyneyso inuu xadiiska fake yahay
waa saxiix quraankana kama hor imaanayo
waxaan filaa axaadiithta inaadan ku kalsooneyn akhri mufasiriinta aayada azzaani wazzaaniyatu waxeey ku fasireen ii keen hal qof oo mufasiriinta ka tirsan oo dhahay ayada waxeey ka hadleysaa dadka guursaday iyo kuwaanan guursan xadiithka waa fake meesha hala soo taagnaanina siirada nabigana aqriso waad ka heleysaa intaas wixii ka badan waxaan filaa inaadan wanaag usocon ee xujo cad la imow ama xadiis diidaya in rajmiga jirin xadiiska saxiix ah oo diidaya meel ku sheeg
ogowna source diinta islaamka waa qur,aan ,xadiith.... ee ha umaleynin quraanka bas
aniga waxaan ku idhahay hadiiska waa been abuur hadduu ka hor imaanayo ALLAH hadalkiisa quraanka, sida AAYADA zinada ka hadleeysa ee suratul noor oyo suuratul nizaaa LABA jeer allah yiri( al zaanatu walzaani) zineeytaha dumarka iyo zineeystaha ragga, ma kala saarin allah guur ama guur la,aan, waa sida marar baddan quraanka alle u yiraahdo( al muuminiina- wal muuminaati) micnaheedu yahay DUMARKA RUMEEYEY IYO RAGGA RUMEEYEY, ka waran haddaan u fasirto dumarka aan guursan ee rumeeyey iyo ragga aan guursan ee rumeeyey? soo qalad maaha, gramatic naxwo ahaan waa sidaa, ALZAANIYA WAL-zaani waa zineeystaha ragga iyo dumarka, ma kala saarin guur ama guur la,aan waa dhamaan wixii zineeysta wuxuu doono ha ahaado.
eeg arrintan DHAGAX KU DILIDA bibelka kirishtaanka ayey ku qoran tahay , shaqo kuma laha islaaam, hebel hebel ayaa fasirey, sxb IBN KHATIR waxyi kuma soo degin wuxuu ahaa BANIAADAM ADIGA IYO ANIGA OO KALE, waxyiga kaliya ee soo degay waa quraanka, quraankana si cad ayuu u yiri ZINEEYSAHA ZINEEYSTAHA DUMARKA KARBAASHA 100, quraanka ma oran DHAGAX KU DILA, waa been abuur laga sameeyey allah.
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
waa aarin culus taas hadith and daleel waalaa xelikaraa.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
xamdi:the ayah u mentioned is mansuukh walaal,it is one of the surah in the quran that was revealed at first then it was mansukh and Omar bin khatab said that is the only ayah he remembers from that suurah.
as for yalaxow:i'm come back for you and give you some good ass whooping, do u think u can walk into here and misinform the gulliable youth and nobody will answer you.rag baa meesha kula joogaa waryee this will not pass un-refuted.
as for yalaxow:i'm come back for you and give you some good ass whooping, do u think u can walk into here and misinform the gulliable youth and nobody will answer you.rag baa meesha kula joogaa waryee this will not pass un-refuted.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
listen waryaaa. in order AYAH to be A manshuukh it should be in the quran in the first place, and this case how can alleged AYAH to be a manshuukh when its not even in the quran?? it does not make sense to say ayah is manshuukh when its not even in the quran.samadoon-waaxid wrote:xamdi:the ayah u mentioned is mansuukh walaal,it is one of the surah in the quran that was revealed at first then it was mansukh and Omar bin khatab said that is the only ayah he remembers from that suurah.
as for yalaxow:i'm come back for you and give you some good ass whooping, do u think u can walk into here and misinform the gulliable youth and nobody will answer you.rag baa meesha kula joogaa waryee this will not pass un-refuted.
this fake alleged ayah which Omar bin khadab read it, its clear attempting to add and corrupt the quran like bible was added and corrupted before. how its possible ALLAH who created all things to forget verses the only true book whichs quran,
ALLAH never forgets things and its insulting Allah to say quran in incomplete, because Allah told us in the quran is 100% complete and there was never a forgotten ayah, quran is 114 surah and 6666 ayah, and quran is not 6666ayah+1. that's clear kuffr if you claim quran is incomplete
quran is complete because of this AYAH in the quran which last ayah Allah said

stupid jaaahil

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
you stupid moryaan cunt, do u know there was a quran that was mansuukh in its entirety(both text and definition and it used to be earased from both the hearts of the men and the pages in which it has been written.however some of there xukum have been maintained like that ayah that says "al sheikhu wal sheikha....".DR-YALAXOOW wrote:listen waryaaa. in order AYAH to be A manshuukh it should be in the quran in the first place, and this case how can alleged AYAH to be a manshuukh when its not even in the quran?? it does not make sense to say ayah is manshuukh when its not even in the quran.samadoon-waaxid wrote:xamdi:the ayah u mentioned is mansuukh walaal,it is one of the surah in the quran that was revealed at first then it was mansukh and Omar bin khatab said that is the only ayah he remembers from that suurah.
as for yalaxow:i'm come back for you and give you some good ass whooping, do u think u can walk into here and misinform the gulliable youth and nobody will answer you.rag baa meesha kula joogaa waryee this will not pass un-refuted.
this fake alleged ayah which Omar bin khadab read it, its clear attempting to add and corrupt the quran like bible was added and corrupted before. how its possible ALLAH who created all things to forget verses the only true book whichs quran,
ALLAH never forgets things and its insulting Allah to say quran in incomplete, because Allah told us in the quran is 100% complete and there was never a forgotten ayah, quran is 114 surah and 6666 ayah, and quran is not 6666ayah+1. that's clear kuffr if you claim quran is incomplete
quran is complete because of this AYAH in the quran which last ayah Allah said
stupid jaaahil![]()
there is a plenty of sahaba stories about it,go learn ur deen instead of acting like theological prick here

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
samadoon-waaxid wrote: do u know there was a quran that was mansuukh in its entirety(both text and definition and it used to be earased from both the hearts of the men and the pages in which it has been written.however
look all mansuukh ayahs in the quran are not earesed from hearts and the pages, your tottaly wrong, mansuukh ayahs are all of them in still the quran, ayah becomes mansuukh becouse new better suited verses are revealed from allah to rasuul maxamed scw.
but as i said all mansuukh verses all of them are still in the quran. allah reaveled to rasuuul maxamed 114 ayahs whichs 6666 verses some of those are mansuukh verses.
then this is tottaly different thing, IF you claim there are missing!! missing!! verses in the quran which are not part of 6666 verses we know, then your talkning about and your saying quran is not complete, and thats BIG BIG KUFR and insulting the creator allah. allah said in the quran its complete 114 surah which is 6666 verses.
this fake alleged ayah(alsheyqatu walsheqata) that fake ayah where in the quran you can find it that alleged ayah? which surah and ayah number tell me?This day, I have perfected your religion for you, completed My Favour upon you, and have chosen for you Islam as your religion
its attemting to corrup the quran and ADD NEW verses like the bibel was done, thats big kuffr.
quran is 114 surah and 6666 verses and ALLAH does not forget things.
AL SHEEYKHATA WALSHEEYQATA IS A FAKE man made arabic bulshit , it is not quran, ilaaheey utooobad keen tuugii kuu shegayna allah ayaa la xisaabtamaya.
waxaa ka sii yaab baddan your evidence of there are missing verse is CUMAR BIN KHADAAB said it,
omar bin khadaab was not RASUUL, he was just asxaabi and not rasuul,
and otherthings whichs amazing is, THIS IS NOT EVEN HADIITH what omar says,
only PROPHET MAXAMED scw speech or He's Tradition or what he done is a HADIITH.
so this fake verse is not even from HADIITH. its just someone who said CUMAR SAID THIS., subxaana allah that's craziest think ever, its clear attempting to ad new verses in the quran, bibel was added before new verses like foraxample that person near ciise said this so this new verses most be true,like that is happening here, its clearly attemting to corrupt the HOLY QURAN, ACUUDU BILAAHI MINA SHEEYDAANI RAJIIM
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2007 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 598 Views
-
Last post by Wareer
-
- 1 Replies
- 709 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 2 Replies
- 1567 Views
-
Last post by kaliil
-
- 31 Replies
- 28473 Views
-
Last post by salool
-
- 0 Replies
- 1297 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 7 Replies
- 2531 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 23 Replies
- 3463 Views
-
Last post by Libix
-
- 28 Replies
- 2253 Views
-
Last post by Cawar
-
- 3 Replies
- 1775 Views
-
Last post by Fale