the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaaCoeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaaCoeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
thanks for explanationXimanJaale wrote:we are talking about Ethiopians and how they eat raw meat,Coeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
samadoon-waaxid wrote:the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaaCoeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
Care to explain that in english?samadoon-waaxid wrote:the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaaCoeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
have u never been to ethiopia?Coeus wrote:thanks for explanationXimanJaale wrote:we are talking about Ethiopians and how they eat raw meat,Coeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.Not all ethiopians eat it though i think..
have u never been to ethiopia?[/quote]Coeus wrote:
XimanJaale wrote:samadoon-waaxid wrote:the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaaCoeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.waxaan uu maleynooya iinu yahay dadkii jaw
XimanJaale wrote:have u never been to ethiopia?Coeus wrote:
well taken,waa talo wanaagsan.waryaa wrote:inkaso an laga hadleen wax danbi ah still af somali wuxuu leeyahay laba wax oo fiican
1- qofkad la hadlaysid waa hubtaa in somali yahay ama yaqan somali lang.
2- dadka general public-ga ah way ku adkanaysa fahmka waxyabaha sensitive-ka ah.
Laakiin afsoomali ku hadal waxba kuuma qarinayo. dowlladaha iska daye boqolaal shirkadod oo waxaa jira meeshan maalin walba download garasta waxa ku qortan mar horana u danbaysay inay language noqoto barrier. waa isku mid somali iyo eng.
Waxaan idn sheegayaa wixii dhib adiga ama waridka uga iman karo internetka haku qorin. Warka waxa ku jiriy ayaan hore nin damcay inu u guuro carabaha oo laga reebay flight-kii sababtoo ah 2006 ayuu internet forum wuxu ku qoray necebka wadanka, etc.
Kuwo badan oo idinka mida waxaa tihiin harmless lakin keyboardka khalad u isticmaashaan. that keyboard of yours adiga iska dhafee adeerkaa wadan kale joogo dhibato u keeni karaa.
Waxaa kaloo jira this entrapment oo hada maraykanku caan ku noqday, waxaa dhici karta miskiin 14 yr old ah oo meshan imaado in niman idinka mida uu u maleeyo walaalo iyo asxaab fiican oo ay danbi galiyaan. Nimanka meeshan shababka u ololeeya qaar kamida yaanay dhib idiin keenin intaa u malesan they speak God's language. Dadka u ololeeya alqaeda iyo shabab in badan oo kamida waa undecover shaqadoodu tahay maskaxdi la khaldi karo inay ayaku khaldaan oo ay xiran kadibna.
Fariintaydu waxay tahay cidii kuula imata fikir in la dhibateeyo dad kale waaridkaa iyo ehelkada u sheeg kadibna si wada jira dowlada aan ku noshahay ugu sheega. Ogow dadkan aad meeshan kula sheekeysato ma aha waxa u malaynaysid. Never trust strangers, waa the 1st lesson la barto caruurnimada.
monk - sorry bro. still tied up a little bit.