Page 2 of 5
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:24 pm
by samadoon-waaxid
Coeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaa

Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:25 pm
by Coeus
XimanJaale wrote:Coeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
we are talking about Ethiopians and how they eat raw meat,

thanks for explanation

Not all ethiopians eat it though i think..
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:27 pm
by XimanJaale
samadoon-waaxid wrote:Coeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaa

waxaan uu maleynooya iinu yahay dadkii jaw

Care to explain that in english?
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:28 pm
by XimanJaale
Coeus wrote:XimanJaale wrote:Coeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
we are talking about Ethiopians and how they eat raw meat,

thanks for explanation

Not all ethiopians eat it though i think..
have u never been to ethiopia?
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:31 pm
by Coeus
[/quote]
have u never been to ethiopia?[/quote]
No i havent actually.
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:32 pm
by Coeus
Double post
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:35 pm
by XimanJaale
Coeus wrote:
have u never been to ethiopia?[/quote]
No i havent actually.[/quote]
cool, how come u named urself after a titan god?
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:37 pm
by samadoon-waaxid
XimanJaale wrote:samadoon-waaxid wrote:Coeus wrote:Wow almost everybody is writing in somali, whats the subject about if someone mind telling me? thanks.
the subject is:ragga dhalinyarada ku taageera bogan ha is ilaleyaan hadii kale waa lala kacayaa

waxaan uu maleynooya iinu yahay dadkii jaw

@jaw.maya ninkan reer kooreed maha ee waa reer hooseed

coes:i cant explain in English,that would defeat the purpose

Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:43 pm
by XimanJaale
Samadoon,

waa siida sheegtay, niinka waa reer hooseed oo afka garaneyniin wuxu ku soo koray ilmo ajaaniib ah.
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:43 pm
by waryaa
inkaso an laga hadleen wax danbi ah still af somali wuxuu leeyahay laba wax oo fiican
1- qofkad la hadlaysid waa hubtaa in somali yahay ama yaqan somali lang.
2- dadka general public-ga ah way ku adkanaysa fahmka waxyabaha sensitive-ka ah.
Laakiin afsoomali ku hadal waxba kuuma qarinayo. dowlladaha iska daye boqolaal shirkadod oo waxaa jira meeshan maalin walba download garasta waxa ku qortan mar horana u danbaysay inay language noqoto barrier. waa isku mid somali iyo eng.
Waxaan idn sheegayaa wixii dhib adiga ama waridka uga iman karo internetka haku qorin. Warka waxa ku jiriy ayaan hore nin damcay inu u guuro carabaha oo laga reebay flight-kii sababtoo ah 2006 ayuu internet forum wuxu ku qoray necebka wadanka, etc.
Kuwo badan oo idinka mida waxaa tihiin harmless lakin keyboardka khalad u isticmaashaan. that keyboard of yours adiga iska dhafee adeerkaa wadan kale joogo dhibato u keeni karaa.
Waxaa kaloo jira this entrapment oo hada maraykanku caan ku noqday, waxaa dhici karta miskiin 14 yr old ah oo meshan imaado in niman idinka mida uu u maleeyo walaalo iyo asxaab fiican oo ay danbi galiyaan. Nimanka meeshan shababka u ololeeya qaar kamida yaanay dhib idiin keenin intaa u malesan they speak God's language. Dadka u ololeeya alqaeda iyo shabab in badan oo kamida waa undecover shaqadoodu tahay maskaxdi la khaldi karo inay ayaku khaldaan oo ay xiran kadibna.
Fariintaydu waxay tahay cidii kuula imata fikir in la dhibateeyo dad kale waaridkaa iyo ehelkada u sheeg kadibna si wada jira dowlada aan ku noshahay ugu sheega. Ogow dadkan aad meeshan kula sheekeysato ma aha waxa u malaynaysid. Never trust strangers, waa the 1st lesson la barto caruurnimada.
monk - sorry bro. still tied up a little bit.
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:47 pm
by grandpakhalif
Waryaa maxaa uu ban gareen weysee dadka oo tageersan Al Shabab? Wa la ogyahay in FBI-da meeshan jooga.
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:48 pm
by Coeus
XimanJaale wrote:Coeus wrote:
have u never been to ethiopia?
No i havent actually.[/quote]
cool, how come u named urself after a titan god?[/quote]
Well coeus was one of many titans that devoted their life to raise and teach zeus how to become a god. They saved his life when he was a infant, and had him under their watch his whole life so nothing dangerous happened to zeus. But zeus betrayad them when he became an adult and banished them from the face of the earth.
I guess the moral of the story is, no matter how much you believe that you know somebody. You actually dont. And it could be devastating for you if you ever become to naive and dont be suspicious. Always watch your surronding, because things may not be what they appear.
Anyway im suprised you looked up my username

Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:49 pm
by samadoon-waaxid
waryaa wrote:inkaso an laga hadleen wax danbi ah still af somali wuxuu leeyahay laba wax oo fiican
1- qofkad la hadlaysid waa hubtaa in somali yahay ama yaqan somali lang.
2- dadka general public-ga ah way ku adkanaysa fahmka waxyabaha sensitive-ka ah.
Laakiin afsoomali ku hadal waxba kuuma qarinayo. dowlladaha iska daye boqolaal shirkadod oo waxaa jira meeshan maalin walba download garasta waxa ku qortan mar horana u danbaysay inay language noqoto barrier. waa isku mid somali iyo eng.
Waxaan idn sheegayaa wixii dhib adiga ama waridka uga iman karo internetka haku qorin. Warka waxa ku jiriy ayaan hore nin damcay inu u guuro carabaha oo laga reebay flight-kii sababtoo ah 2006 ayuu internet forum wuxu ku qoray necebka wadanka, etc.
Kuwo badan oo idinka mida waxaa tihiin harmless lakin keyboardka khalad u isticmaashaan. that keyboard of yours adiga iska dhafee adeerkaa wadan kale joogo dhibato u keeni karaa.
Waxaa kaloo jira this entrapment oo hada maraykanku caan ku noqday, waxaa dhici karta miskiin 14 yr old ah oo meshan imaado in niman idinka mida uu u maleeyo walaalo iyo asxaab fiican oo ay danbi galiyaan. Nimanka meeshan shababka u ololeeya qaar kamida yaanay dhib idiin keenin intaa u malesan they speak God's language. Dadka u ololeeya alqaeda iyo shabab in badan oo kamida waa undecover shaqadoodu tahay maskaxdi la khaldi karo inay ayaku khaldaan oo ay xiran kadibna.
Fariintaydu waxay tahay cidii kuula imata fikir in la dhibateeyo dad kale waaridkaa iyo ehelkada u sheeg kadibna si wada jira dowlada aan ku noshahay ugu sheega. Ogow dadkan aad meeshan kula sheekeysato ma aha waxa u malaynaysid. Never trust strangers, waa the 1st lesson la barto caruurnimada.
monk - sorry bro. still tied up a little bit.
well taken,waa talo wanaagsan.
lakinse arintan ah in alaabta aan qorno la duubto ama la downloadgareesto oo aad kaga dhawaajisay ma mid aad xogogaal uu tahay baa?
Re: LUQADEENA KU HADLAA
Posted: Sat Nov 27, 2010 10:54 pm
by XimanJaale
Coeus, intresting..have u studied mythology by any chance? Have u also studied national security?

Oh when was the last time u was in Somalia?