sxb AK-47 is every where in somalia, al shabaab does not need to buy gun- from TFG soldier, ak 47 and every kind of weapons in suuqyada mogadishu and xitaa HARGEYSA ilaa bunaaniland qori waa buuxaaa.Coeus wrote:[Saaxib desperate times need desperate measures. Soldiers that sell weapons to Al shabab are destroying the lives of their fellow comrades and also prolonging the war between amisom and Al shabab. They need to be held accountable.
waa qalad in death penelthy for selling ak 47 which coast less then 20 dollar, walaaahi waa most idiotic thing ever. human lifes miyaa 20 dollar loo dilayaaa, soldiers u dagaalama TFG xitaa mushahar fiican lama siiyo, waxayna naftooda u huraan difaaca dalka iyo ka difaaca dalka shayaadinta al shabaab, marka ASKARI BAAHI u geeysay inuu qori iibsado aniga iska dhaafee inaan dileee 1 sano xabsi xitaa kuma xukumeen, hadduu u bato waxaan ku xukumi lahaaa ONE MOUNTH XABSI AH.
sxb TFG ma maamusho somalia oo dhan BORDERS ma kontroosho, al shabaab meel waliba ayey qori ka heshaaa, hubka suuqa bakaarahaa lagu iibiyaaa, waa qalad inay DAWLADAN tiraahdo dad ayaan dilayaa waaba xaaraaan.
dawlada waxaa loo sameeyey BADBAADINTA DHIIGA UMADDA MUSLIMIINTA, ASKARTEENA WAA INAY ILAALISAA DHIIGOODA, ASKARI WAA KA QIIMO BADDAN YAHAY MILLION QORIGA LA YIRAAHDO AK47, waa qalad inay sh dalxiiis iyo farmaaayo ay bilaabaan fooolxumada ah inay ASKARTOODA TOOGTAAN waa DANBI AAD U FOOLXUN.