Foreign Minister of TFG visits Berbera

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by XimanJaale »

khalid ali wrote:^^ are you an idiot or are you just being dumb he came from dubai then he came to berbera transit then he went to xammar

this was monday today its friday
Your are getting more insane! This news is todays news you idiot!!!! Monday ku laha war niinkaan waba doqon. :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Post by Khalid Ali »

Ciidanka Booliska Madaarka Berbera oo ku fashilmay qabashada wasiir ka tirsan dawlada Sheekh Shariif

Berbera (Somaliland.Org)- Ciidanka Booliska ee madaarka Berbera ayaa ku guuldaraystay inay qabtaan Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Oomaar, oo Isniintii ku sii hakaday Madaarka Berbera ka dib markii diyaaradii siday ay taransit ku sii martay magaaladaasi. Maxamed Cabdillaahi Oomaar, waxa uu ka mid yahay shakhsiyaadka u dhashay Somaliland ee xilalka wasiirnimo ka haya dawlada ku meelgaadhka ah ee dalka Soomaaliya, taasoo ay hore xukuumada Somaliland iyo goleyaasheeduba uga soo saareen go’aan qofka Somaliland u dhashay ee dawladaas ka qaybgala ka dhigaya qof ku kacay khiyaamoqaran isla markaana ka soo horjeestay madaxbanaanida Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibeda ee dawladda itaalka daran ee Soomaaliya wuxuu u sii jeeday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, waxaanu ka soo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta. Dad xilligaasi goobjoog ahaa oo ku sugnaa madaarka ayaa sheegay inuu diyaarada ka soo degay oo uu qadar ku sugnaa gudaha madaarka Berbera, halkaasi oo uu ka sii iibsaday sharaab iyo cuntooyinka fudud, ka dibna wuxuu si deg-deg ah ugu noqday diyaaradii Africa Airways ee uu la socday. :lol: :lol: Ciidanka Booliska ee Madaarka Berbera, ayaa la sheegay inay ogaadeen xilli dambe oo diyaaraddu ay isku diyaarinaysay inay duusho isla markaana ay wada fuuleen rakaabkii raacayey oo dhami, taasina waa talaabo muujinaysa feejignaan la’aanta Ciidamada amaanka ee ka hawlgala madaarka Berbera. Ma aha markii ugu horeysay ee masuul ka tirsan dawlada Sheekh Shariif diyaarad ku soo maro garoomada Somaliland, hase ahaatee xiligii dawladii hore ayay dhawr jeer oo kala duwan diyaarado la soo fadhiisteen saraakiil ka tirsan dawlada ku meel gaadhka ah ee dalkaasi Soomaaliya.

what a fullay

who said i am angry this is how it went the airport of berbera is not near the berbera port kid
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by XimanJaale »

khalid ali wrote:Ciidanka Booliska Madaarka Berbera oo ku fashilmay qabashada wasiir ka tirsan dawlada Sheekh Shariif

Give me the link. :roll:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by Khalid Ali »

XimanJaale wrote:
khalid ali wrote:^^ are you an idiot or are you just being dumb he came from dubai then he came to berbera transit then he went to xammar

this was monday today its friday
Your are getting more insane! This news is todays news you idiot!!!! Monday ku laha war niinkaan waba doqon. :lol: :lol: :lol:

loooooooooooooooooooooooooooooooooool@ today news aadeer iska seexo

khalid ali wrote:

I said give me the link..
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by Khalid Ali »

XimanJaale wrote:
khalid ali wrote:Ciidanka Booliska Madaarka Berbera oo ku fashilmay qabashada wasiir ka tirsan dawlada Sheekh Shariif

Berbera (Somaliland.Org)- Ciidanka Booliska ee madaarka Berbera ayaa ku guuldaraystay inay qabtaan Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Oomaar, oo Isniintii ku sii hakaday Madaarka Berbera ka dib markii diyaaradii siday ay taransit ku sii martay magaaladaasi. Maxamed Cabdillaahi Oomaar, waxa uu ka mid yahay shakhsiyaadka u dhashay Somaliland ee xilalka wasiirnimo ka haya dawlada ku meelgaadhka ah ee dalka Soomaaliya, taasoo ay hore xukuumada Somaliland iyo goleyaasheeduba uga soo saareen go’aan qofka Somaliland u dhashay ee dawladaas ka qaybgala ka dhigaya qof ku kacay khiyaamoqaran isla markaana ka soo horjeestay madaxbanaanida Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibeda ee dawladda itaalka daran ee Soomaaliya wuxuu u sii jeeday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, waxaanu ka soo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta. Dad xilligaasi goobjoog ahaa oo ku sugnaa madaarka ayaa sheegay inuu diyaarada ka soo degay oo uu qadar ku sugnaa gudaha madaarka Berbera, halkaasi oo uu ka sii iibsaday sharaab iyo cuntooyinka fudud, ka dibna wuxuu si deg-deg ah ugu noqday diyaaradii Africa Airways ee uu la socday. :lol: :lol: Ciidanka Booliska ee Madaarka Berbera, ayaa la sheegay inay ogaadeen xilli dambe oo diyaaraddu ay isku diyaarinaysay inay duusho isla markaana ay wada fuuleen rakaabkii raacayey oo dhami, taasina waa talaabo muujinaysa feejignaan la’aanta Ciidamada amaanka ee ka hawlgala madaarka Berbera. Ma aha markii ugu horeysay ee masuul ka tirsan dawlada Sheekh Shariif diyaarad ku soo maro garoomada Somaliland, hase ahaatee xiligii dawladii hore ayay dhawr jeer oo kala duwan diyaarado la soo fadhiisteen saraakiil ka tirsan dawlada ku meel gaadhka ah ee dalkaasi Soomaaliya.

what a fullay

who said i am angry this is how it went the airport of berbera is not near the berbera port kid
Give me the link. :roll:

Here is the link your gedo site is sourcing somaliland.org

here it is

http://www.somaliland.org/2010/12/08/ci ... h-shariif/
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by XimanJaale »

Well if he did come Berbera through transit, he still had a meeting with the Habar Awal elders. :roll:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by Khalid Ali »

XimanJaale wrote:Well if he did come Berbera through transit, he still had a meeting with the Habar Awal elders. :roll:

Oke kid believe what you wanne believe i am habar awal and i can assure you that he stayd in berbera for 20 min before his plane left to shithole xammar
these are the facts Boy
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by XimanJaale »

khalid ali wrote:
XimanJaale wrote:Well if he did come Berbera through transit, he still had a meeting with the Habar Awal elders. :roll:

Oke kid believe what you wanne believe i am habar awal and i can assure you that he stayd in berbera for 20 min before his plane left to shithole xammar
these are the facts Boy
I remember that time that you guys refused Ina Omaar to enter Somaliland, when he wanted to attend his father's funeral subxannallah.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Foreign Minister of TFG visits Berbera

Post by Khalid Ali »

^^ thats tells you that he can never visit Somaliland. He is from koonfuria and he will stay there
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”