To be honest I dont know him. I was under the impression that Suldaan Ibrahim Samatar was the suldan of the maxamed case.SLJOOFAY wrote: Do you know of suldan Hamud suldan Cali Elmi, he is the suldan of Maxamed case and he lives in Canada?
Reer Nuur appreciation thread
Moderator: Moderators
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Reer Nuur appreciation thread
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Reer Nuur appreciation thread
Machallaha awesome fotos abti



-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Reer Nuur appreciation thread
I like gadabursi singers:
Abdinuur Alaale
Hibo Nuura
Amina Faarax - old skool
Ubax Daahir (Fahmo)
Rural, who out of these ^ singers are reer nuur?
Abdinuur Alaale

Hibo Nuura

Amina Faarax - old skool

Ubax Daahir (Fahmo)

Rural, who out of these ^ singers are reer nuur?
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Reer Nuur appreciation thread
Mashallah!Newhargeisagirl wrote:Machallaha awesome fotos abti![]()






- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32742
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Reer Nuur appreciation thread
Cumar-Labasuul wrote:I like gadabursi singers:
Abdinuur Alaale![]()
Hibo Nuura![]()
Amina Faarax - old skool![]()
Ubax Daahir (Fahmo)![]()
Rural, who out of these ^ singers are reer nuur?
abdi nuur alaale ubax fahmo is also reer nuuur
Hibo nuura is makahilka kale
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Reer Nuur appreciation thread
Hanaka wasakhayin thread ka .. abaha iyo sac sac mussahad tahay wasse.. we dont need any Ilmo Burcry bacyr in this join... kulaha reer nuur singer kooda ayaan ka hella.. too bad inaanad Dilla joogin sida saca ayaa laku qali lahaa.. abihin iyo ilma burcary bacayrkaad tihin ba wasseCumar-Labasuul wrote:I like gadabursi singers:
Abdinuur Alaale![]()
Hibo Nuura![]()
Amina Faarax - old skool![]()
Ubax Daahir (Fahmo)![]()
Rural, who out of these ^ singers are reer nuur?

- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Reer Nuur appreciation thread
Hibo Nuura and Ubax Fahmo and maybe Amina Faarax coz I dont know her.Cumar-Labasuul wrote:I like gadabursi singers:
Abdinuur Alaale![]()
Hibo Nuura![]()
Amina Faarax - old skool![]()
Ubax Daahir (Fahmo)![]()
Rural, who out of these ^ singers are reer nuur?
Re: Reer Nuur appreciation thread
RuralMan08 wrote:SLJOOFAY wrote: Do you know of suldan Hamud suldan Cali Elmi, he is the suldan of Maxamed case and he lives in Canada?[/quote
To be honest I dont know him. I was under the impression that Suldaan Ibrahim Samatar was the suldan of the maxamed case.
Seylicipress.com
This is the guy im talking about, he is probably the wisest man i have ever met, he is a very good family friend.
Suldanka Maxadcase – Suldan Hamud Suldan Ali Elmi oo Canbaareeyey Dilkii Waxashnimo ee Gabiley
July 15, 2009 By: saylac Category: News
Suldan ka mid ah suladana beelaha Maxamed case ayaa canbaarayn usoo jeediyey dilkii waxashnimo ee loo gaystay shacabka an hubaysnayn ee aan waxba galabsan ee sida foosha xun loo gumaaday. Wuxuunu suldaanku ku baaqay in marka koowaad lasoo qabto dadkii falkan sameeyey dadka hortoodana lagu qisaaso kadib laga wada hadlo siyaasada mustaqbalka iyo sida loola dhaqmayo falalkan argagixiso mustaqbalka; kadib laga wada hadlo arinta beerta.
Hadii dadka falka sameeyey ay ku jiraan dadka dhinaca bariga ee beerta ku doodayey; wax wada hadal ah oo beertaa ka furan ma jiro beertana waxa si toosa u leh shacabka dila ee degamada Baki; hadii ay noqdaan dad iskood u falay waxashninimada QISAAS AYAA KU WAAJIBA.
Arinta mudaharaadka iyo calanka Soomaliya
Shacabka boorame iyagaa xor ah calankay donaana way qaadan karaan. Waxba ayaan lagu wareegin wax aan loo fadhiyin ee sartu halka ay ka qudhunsan tahay ha la’daweeyo.
Cushaaqasha Hargeysa ee ka hadlaya arintan waxashnimo midkood kuma darin ha’lasoo qabto fulaydii jidgooyada ku dhaqaaqay maxaa keenay in suldana galbeed ay ka hadlaan arin CALAN oo aan meesha oolin.
Arinta koowaad ee loo baahan yahay waxay tahay waa in la qisaasaa dadkii jidgooyada ku kacay kadib gudi cusub oo labada dhinac matalysa loo saaraa arinta beerta ceelbardaale. Waa hadii dadka ficilka dilka gaystay anyna ku jirin dad beertu khusayso hadii kale beerta waxa cad in shacabka dila ay iska leeyihiin arin waxashinamana wax kale looga dan leeyahay.
Salaamu Calaykum
Suldan Xamud Suldan Cali Cilmi Suldan
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Reer Nuur appreciation thread
Actually thats a mistake, abdinuur allale is jibril yunis.khalid ali wrote:
abdi nuur alaale ubax fahmo is also reer nuuur
Hibo nuura is makahilka kale
Hibo nuur is reer nuur definately
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32742
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Reer Nuur appreciation thread
are you sure about that i always thought abdi nuur alaale was reer nuur, maybe because magaca nuurRuralMan08 wrote:Actually thats a mistake, abdinuur allale is jibril yunis.khalid ali wrote:
abdi nuur alaale ubax fahmo is also reer nuuur
Hibo nuura is makahilka kale
Hibo nuur is reer nuur definately

and hibo nuura was jibriel yoonis
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Reer Nuur appreciation thread
lol its the other way around. hibo nuura is reer nuur and abdinuur allale is jibril yuniskhalid ali wrote: are you sure about that i always thought abdi nuur alaale was reer nuur, maybe because magaca nuur![]()
and hibo nuura was jibriel yoonis
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Reer Nuur appreciation thread
The ancient land of the Reer Nuur lost, Amoud in Awdal Region:

The great civilisation of the ruined city of Amoud, Aubarre (Teferiber), Abasa and Gogesa (all part of old Awdal):


The great civilisation of the ruined city of Amoud, Aubarre (Teferiber), Abasa and Gogesa (all part of old Awdal):

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Reer Nuur appreciation thread
Emp & rural, OK
BTW, rural how could you not know amina farax aka amina gacalo, she is a legend
Also waxay u eegtahay gabadh aanu jaar aheen oo iyaduna gadabursi ey tahay
BTW, rural how could you not know amina farax aka amina gacalo, she is a legend



- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Reer Nuur appreciation thread
Seylicipress.comSLJOOFAY wrote: To be honest I dont know him. I was under the impression that Suldaan Ibrahim Samatar was the suldan of the maxamed case.
This is the guy im talking about, he is probably the wisest man i have ever met, he is a very good family friend.
Suldanka Maxadcase – Suldan Hamud Suldan Ali Elmi oo Canbaareeyey Dilkii Waxashnimo ee Gabiley
July 15, 2009 By: saylac Category: News
Suldan ka mid ah suladana beelaha Maxamed case ayaa canbaarayn usoo jeediyey dilkii waxashnimo ee loo gaystay shacabka an hubaysnayn ee aan waxba galabsan ee sida foosha xun loo gumaaday. Wuxuunu suldaanku ku baaqay in marka koowaad lasoo qabto dadkii falkan sameeyey dadka hortoodana lagu qisaaso kadib laga wada hadlo siyaasada mustaqbalka iyo sida loola dhaqmayo falalkan argagixiso mustaqbalka; kadib laga wada hadlo arinta beerta.
Hadii dadka falka sameeyey ay ku jiraan dadka dhinaca bariga ee beerta ku doodayey; wax wada hadal ah oo beertaa ka furan ma jiro beertana waxa si toosa u leh shacabka dila ee degamada Baki; hadii ay noqdaan dad iskood u falay waxashninimada QISAAS AYAA KU WAAJIBA.
Arinta mudaharaadka iyo calanka Soomaliya
Shacabka boorame iyagaa xor ah calankay donaana way qaadan karaan. Waxba ayaan lagu wareegin wax aan loo fadhiyin ee sartu halka ay ka qudhunsan tahay ha la’daweeyo.
Cushaaqasha Hargeysa ee ka hadlaya arintan waxashnimo midkood kuma darin ha’lasoo qabto fulaydii jidgooyada ku dhaqaaqay maxaa keenay in suldana galbeed ay ka hadlaan arin CALAN oo aan meesha oolin.
Arinta koowaad ee loo baahan yahay waxay tahay waa in la qisaasaa dadkii jidgooyada ku kacay kadib gudi cusub oo labada dhinac matalysa loo saaraa arinta beerta ceelbardaale. Waa hadii dadka ficilka dilka gaystay anyna ku jirin dad beertu khusayso hadii kale beerta waxa cad in shacabka dila ay iska leeyihiin arin waxashinamana wax kale looga dan leeyahay.
Salaamu Calaykum
Suldan Xamud Suldan Cali Cilmi Suldan[/quote]
Mashallah he sounds like a good guy. Have you met?
Re: Reer Nuur appreciation thread
Yeah, the last time he was here in the UK i picked him up from the airport, his family and my family are really close. His older brother was suppose to take over from suldan cali but he was too deep into politics and didnt want to be a suldan. Suldan Hamud can kick knowldge on any topic and sound like an expertRuralMan08 wrote: Mashallah he sounds like a good guy. Have you met?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1497 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 86 Replies
- 5463 Views
-
Last post by barakaboy10
-
- 87 Replies
- 5103 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 10 Replies
- 2863 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 8 Replies
- 2538 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 10 Replies
- 4123 Views
-
Last post by 934
-
- 8 Replies
- 4177 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 7 Replies
- 1394 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 7 Replies
- 1035 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj