I bet u didnt get itKa darag wrote:To what do we the pleasurE?![]()

Moderators: Moderators, Junior Moderators
I bet u didnt get itKa darag wrote:To what do we the pleasurE?![]()
samadoon-waaxid wrote:here is the last one folks![]()
![]()
war deg deg ah:
afhayeenka xarakat Al-shabaul mujaahideen abu jacfar jiiso dhiciso ayaa sheegay qaraxii maanta ka dhacay hotelka hilton agteeda inay eyagu ka dambeeyeen oo uu fuliyay nin dhalinyaro ah oo la yedhaado abdisamad3. mudane dhiciso wuxuu yedhi"walaalayaal intay mujaahidiinta hal qof ka noolyahay,gaalada iyo dabodhilifkooda marnaba ma guumeysan doonan general section,kumana raaxeesan doonaan.hathal muntadaa huwa maqbartun lil kaafirin wa a3waanuhum.takbiir!!"
ahlu sunnah wal Snet ayaa dhinacooda sheegay inay soo dhaweenayaan booqashada mudane Meles. madaxa ururka Dr.Yalaxow Al-Dameeri mar la weydeeyay sababta ee ula jihaadi waayeen itoobia ayaa ku xigeenka uruka al-mujaahid Grandpakhalif al-hudheed wuxuu sheegay inay al-shaytaan kaliya ku jihaadaan oo itobia ee tahay dal daris iyo sxb ah.isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu ku nuuxnuuxsaday inay itobia mujahidinta ahlu sunna ugu deeqday dhar tuute huudheed ah,waana guul uu soo hooyatay mujahidiinta,waa siduu hadalka uu dhigay ee.
halkani waa samadoon media,warbahinta qarniga cusub
samadoon-waaxid wrote:ahlu sunnah wal Snet ayaa dhinacooda sheegay inay soo dhaweenayaan booqashada mudane Meles. madaxa ururka Dr.Yalaxow Al-Dameeri mar la weydeeyay sababta ee ula jihaadi waayeen itoobia ayaa ku xigeenka uruka al-mujaahid Grandpakhalif al-hudheed wuxuu sheegay inay al-shaytaan kaliya ku jihaadaan oo itobia ee tahay dal daris iyo sxb ah.isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu ku nuuxnuuxsaday inay itobia mujahidinta ahlu sunna ugu deeqday dhar tuute huudheed ah,waana guul uu soo hooyatay mujahidiinta,waa siduu hadalka uu dhigay ee.
samadoon-waaxid wrote:i missed this thread
siren wrote:samadoon-waaxid wrote:i missed this thread![]()
![]()
![]()
![]()
I didn't know you were this funny Inabti, I gotta read more of your general posts from now on...
Shift wrote:samadoon-waaxid wrote:here is the last one folks![]()
![]()
war deg deg ah:
afhayeenka xarakat Al-shabaul mujaahideen abu jacfar jiiso dhiciso ayaa sheegay qaraxii maanta ka dhacay hotelka hilton agteeda inay eyagu ka dambeeyeen oo uu fuliyay nin dhalinyaro ah oo la yedhaado abdisamad3. mudane dhiciso wuxuu yedhi"walaalayaal intay mujaahidiinta hal qof ka noolyahay,gaalada iyo dabodhilifkooda marnaba ma guumeysan doonan general section,kumana raaxeesan doonaan.hathal muntadaa huwa maqbartun lil kaafirin wa a3waanuhum.takbiir!!"
ahlu sunnah wal Snet ayaa dhinacooda sheegay inay soo dhaweenayaan booqashada mudane Meles. madaxa ururka Dr.Yalaxow Al-Dameeri mar la weydeeyay sababta ee ula jihaadi waayeen itoobia ayaa ku xigeenka uruka al-mujaahid Grandpakhalif al-hudheed wuxuu sheegay inay al-shaytaan kaliya ku jihaadaan oo itobia ee tahay dal daris iyo sxb ah.isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu ku nuuxnuuxsaday inay itobia mujahidinta ahlu sunna ugu deeqday dhar tuute huudheed ah,waana guul uu soo hooyatay mujahidiinta,waa siduu hadalka uu dhigay ee.
halkani waa samadoon media,warbahinta qarniga cusub![]()
![]()