Page 2 of 2
Re: Waar Heedhaha
Posted: Thu Dec 16, 2010 6:48 pm
by kambuli
Shift,
It is not that you are a liar, but maybe yo have no clue about the OG dialect..
Faranacab,
Haddaad odey tahay maxaa la dhahaa....ATLAS...hadda ka hadli maayo Geography

Re: Waar Heedhaha
Posted: Thu Dec 16, 2010 6:54 pm
by Faranacab
Horta waxan la is weydiin hayn in ciroolo qurbaysan aan ahay, laakiin qaamus sawiro iyo qoraal leh oo aan wax ka bidhaamin jiray duco qabe aan dhalay baa ku kaajay hadda qaamuskii wuu wadhanyahay. Adeero google aan waydiiyee ii kaadi go'do.

Re: Waar Heedhaha
Posted: Thu Dec 16, 2010 7:06 pm
by kambuli
Google kulahaa...Waar waad dhacday

Imposter baad tahay...
Atlas waxaa la yidhaahdaa...Waxbarashadii dadka waaweyn ee waqooyi...Waa qiyaamihii

Re: Waar Heedhaha
Posted: Thu Dec 16, 2010 7:17 pm
by Faranacab
Lol Imposter sow kan hoos gabadha la taagan ma'ahan waxaan ka soo helay Atlas buuga waayeelka ee cidna hanagu maqashiin in agtaada boos ka banaanyahay mooyee...

Re: Waar Heedhaha
Posted: Thu Dec 16, 2010 9:04 pm
by Shift
kambuli wrote:Shift,
It is not that you are a liar, but maybe yo have no clue about the OG dialect..
Faranacab,
Haddaad odey tahay maxaa la dhahaa....ATLAS...hadda ka hadli maayo Geography

Wayeelkana wax ka madax adag,Eedo taa iga qor baan ku iri,but to put your mind at ease duqaa tuurta weyn ee faranacab bal weydii
