Page 2 of 2
Re: Reminder
Posted: Thu Dec 30, 2010 2:41 pm
by ciyaal_warta
Re: Reminder
Posted: Thu Dec 30, 2010 2:46 pm
by Foxy22
masakiinyaasha.. minin xataa malagu dhalin... geed hoostiis lee lagu dhalaa

the best they can do is 'xagaagi hori oo abaarti heblaayo aa lagu dhalay' mise libaax hebal markiis meeha roorayi waayi.
Re: Reminder
Posted: Thu Dec 30, 2010 3:09 pm
by ciyaal_warta
Foxy22 wrote:masakiinyaasha.. minin xataa malagu dhalin... geed hoostiis lee lagu dhalaa

the best they can do is 'xagaagi hori oo abaarti heblaayo aa lagu dhalay' mise libaax hebal markiis meeha roorayi waayi.

wa fuuri walaah
xarfaanka la dhahay shimee dhalatay ?? lagu lahaa" gugu hebelow" ..ciyaalka xaafada aa dhaheen hebelow intii la gaarin gu maxaa waaye wax la cunaayo miyaa
maskiinyaal walaahi geed aa ku hoos dhasheen nooh..minin aragiis magaalo lee ugu horeyday ..wax aqal la dhaho ee qabaan oo mar geel la saaro marneh dhulka la dhigo

Re: Reminder
Posted: Thu Dec 30, 2010 3:28 pm
by S-D-M
This is an insult. I was born on December 31 on 11:59PM

Re: Reminder
Posted: Thu Dec 30, 2010 3:31 pm
by ciyaal_warta
Re: Reminder
Posted: Thu Dec 30, 2010 3:43 pm
by S-D-M
Sxb anigu markasta erygaan "reer Koraad" waan maqlaa lakin micnihiisa manan fahmin. Maxaa laga wadaa reer koraad? Ma meel buur ah beey dagnayeen.
Re: Reminder
Posted: Fri Dec 31, 2010 3:16 am
by ciyaal_warta
S-D-M wrote:
Sxb anigu markasta erygaan "reer Koraad" waan maqlaa lakin micnihiisa manan fahmin. Maxaa laga wadaa reer koraad? Ma meel buur ah beey dagnayeen.
sxb reer koraad dadka baadiyaha aa la dhahaa waliba kuwa aan beeraleyda aheen ee gobolada galgaduud, mudug iyo waxi ka sareeyo ka imaado...reer koraad macnaha meel dheer dadka ka imaadi

Re: Reminder
Posted: Fri Dec 31, 2010 3:21 am
by shidow1
Ciyaalwarta aka Qora what is up...

Re: Reminder
Posted: Fri Dec 31, 2010 6:59 am
by abdisamad3
<----was born in a millitary camp.
