mudugawi wrote:Qarankaa Qabiil Ka Weeyn
Indeed qaranka ka weyn qabil Qaranimada wax lugu noqda

Moderators: Moderators, Junior Moderators
mudugawi wrote:Qarankaa Qabiil Ka Weeyn
“Dhar magaalo sida loo xidhaa way dhib yartahay, dhal magaalo sida loo noqdaase way adag tahay."The_Emperior5 wrote:mudugawi wrote:Qarankaa Qabiil Ka Weeyn
Indeed qaranka ka weyn qabil Qaranimada wax lugu noqda
grandpakhalif wrote:“Dhar magaalo sida loo xidhaa way dhib yartahay, dhal magaalo sida loo noqdaase way adag tahay."The_Emperior5 wrote:mudugawi wrote:Qarankaa Qabiil Ka Weeyn
Indeed qaranka ka weyn qabil Qaranimada wax lugu noqda
War faan fa'ido maleh, I'll leave that to you & puntlandThe_Emperior5 wrote:Maba oga xadarada ba anaga keenayxita geela la raaco aniga ku baray Grandpa koley xoolo ma lihiden idinkuye beerahad falatan
grandpakhalif wrote:War faan fa'ido maleh, I'll leave that to you & puntlandThe_Emperior5 wrote:Maba oga xadarada ba anaga keenayxita geela la raaco aniga ku baray Grandpa koley xoolo ma lihiden idinkuye beerahad falatan
SahanGalbeed wrote:War ayaa Ilaahey yaqaan ! :hyperactive wrote:abahey woho yirahda, qablad wa gaari without breaks, ma jogsanayo once started until ends.
War aabaha gaari iyo qablad wax ka ma' sheegin e , qabyaaladu waa gaadhi aan briig lahayn buu yidhi
Maxaad odayga beenta uga sheegaysa niyow ?![]()
hyperactive ii noolow adeer , waan iska kaa maagaya e !