Page 2 of 2
Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 7:49 pm
by XimanJaale
The_Emperior5 wrote:Dee waa ku sidee, Bahuku fufu bantu waa general qaabilsan ciidamaha AMISOM, marka wuxu shuqul ku leyahay shareecada islaamka lagu xirgilnayo Somalia ma leh, marka arinta kale oo ah jiritaanka mudane shariff iyo Farmaajo waa mahad alle.
Dee ninka meesha ka taliya uun baa sharci ama wax ku xukumi kara ileen buhuku bahaka ba meesha hasyta adigu ha cayin madaxweynahaga bahuku bahaka hadu ka tago waleh jiri meysiiin

Waxa war heysiid ma jidho, niinyahow bahuka fufu babu bantu waa footsoldier oo godane asxabtiisa karbasho.
Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 7:49 pm
by ahmad guray
Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 7:50 pm
by The_Emperior5
The chick bintiland we steal her equipment and her land and she still is calacaling what does this chick want , lady nas tell futoole he has to beg us maybe then we will give back the equipment and uniforms

Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 7:51 pm
by ahmad guray
Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 7:51 pm
by The_Emperior5
Waxa war heysiid ma jidho, niinyahow bahuka fufu babu bantu waa footsoldier oo godane asxabtiisa karbasho.
labba sanno hada joogay Amiir godane na walii wa jooga meeshi muxu so kordhiyey buhuku bahaka..
Sh dalxiis waxa meesha ku dhaba iyo xaarmaajo buhuka bahaka

Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 7:53 pm
by Somalian_Boqor
Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 7:58 pm
by XimanJaale
The_Emperior5 wrote:Waxa war heysiid ma jidho, niinyahow bahuka fufu babu bantu waa footsoldier oo godane asxabtiisa karbasho.
labba sanno hada joogay Amiir godane na walii wa jooga meeshi muxu so kordhiyey buhuku bahaka..
Sh dalxiis waxa meesha ku dhaba iyo xaarmaajo buhuka bahaka

Godane waa dhoocil indho shareer xiiran wuxu gari wayay villa Somalia 2 sano, hadana asaga iyo groupkiis karbashka uu xumeyd baa ku so fool eh, goor dhow maxaad maqli doonta godane oo BAKHTIYAY.
Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 8:04 pm
by The_Emperior5
dumarku waxay yidhahan car niyo badhida iga tabo markad ka tabatiid waxay ku odhan warya car naaska iga tabo , markad naska aad ka tabatiid waxay ku odhanaysa.,, car silka iga tabo markad silka aad ka tabatid waxay ku odhan ,, car i was markad wastid na waxay ku odhan car i uure,, TFG wa sidaas oo kale car Kismayo qabsada car jawhar qabsada car qabsada karaan car qabsada daynille car qabsada wardhiglay car qabso yaaqshid car qabso hodan marka la qabsado na waxay ku odhan car qabsada airportka iyo vila somalia wala qabsan ha sugi wayiin

marka danbe na walugu ureynaya
Viva Amiir godane allah akbar walilahil xamd

Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 8:06 pm
by Keyse_0208
Re: Innovation Democracy Travels to Somaliland
Posted: Sun Jan 02, 2011 8:12 pm
by XimanJaale
The_Emperior5 wrote:dumarku waxay yidhahan car niyo badhida iga tabo markad ka tabatiid waxay ku odhan warya car naaska iga tabo , markad naska aad ka tabatiid waxay ku odhanaysa.,, car silka iga tabo markad silka aad ka tabatid waxay ku odhan ,, car i was markad wastid na waxay ku odhan car i uure,, TFG wa sidaas oo kale car Kismayo qabsada car jawhar qabsada car qabsada karaan car qabsada daynille car qabsada wardhiglay car qabso yaaqshid car qabso hodan marka la qabsado na waxay ku odhan car qabsada airportka iyo vila somalia wala qabsan ha sugi wayiin

marka danbe na walugu ureynaya
Viva Amiir godane allah akbar walilahil xamd


niin walaan ba tahay. Sembre waxaad al shabab ku tageeyrtiid waa tol jecel iyo Somalia neceb, laakiin aan ku yiraahdo riyoda aad ku jirtiid waa riyo nuxur laheyn oo caruurta lagu maa weyliyo sida aqoonsiga ruun uu noqoto laakiin sheekada sidaad moday ma aha ee al shabab ciir iyo dhulka baa la mariin, waad na arki doonta hadu illaahi iidmo.