Dayactir Lagu Bilaabay Qaar kamid ah Waddooyinka Magaalada Gaalkacyo
Maamulka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa mashruuyo lagu dayactirayo garoonka kubada cagta ee Cawaale iyo waddada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo magaalada saaka ka bilaabay magaalada.
Xogheyaha Dawladda Hoose ee Gaalkacyo Axmed Xassan Aadan oo la hadlay Horseed Media ayaa sheegay in ay doonayaan in ay caro kaawo iyo jay ay dhigaan waddada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo magaalada Gaalkacyo,waxaana uu xusay in uu ku baxaayo dhaqaale kor u dhaafaya $50,000-dollarka maraykanka.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in garoonka kubada cagta ee Cawaale oo loogu talagalay ciyaaraha ay ku samayn doonaan dayactir baahsan isagoo sheegay in uu ku baxaayo dhaqaale kor u dhaafaya $30,000-doolar.
Furitaanka mashruucan oo saaka ka dhacday Gaalkacyo ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulada degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug,saraakiil ka socotay laamaha amaanka iyo dadweyne kale.
Mashruucan ayaa waxaa fulinaaya hay’ado hoostaga Qaramada Midoobay,wuxuuna qayb ka yahay mashruuca Joint Program.
Si kastaba mashruucyo noocaan oo kale ah ayaa si rasmi ah uga soconaaya deegaano ka mid ah Puntland gaar ahaan magaalooyinka ugu waaweyn sida Bosaaso iyo Garoowe.
Horseed Media
Repair Roads of puntland
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Repair Roads of puntland
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Repair Roads of puntland
good development



- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Repair Roads of puntland
garowe still working


Garowe ( RBC Radio ) Magalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa ka soconaya Bur Burinta Dhismayaasha Sharci Darada ah ee Soo Galay Wadooyinka magalada Caasimada ah Ee Garowe.
Baaburta Wax Bur Buriya Ee Loo Yaqaan Cagafta Ama Baldosta ayaa waxaa La Arkayay Iyaga Oo Bur Burinaya Guryo Ku Yiilay Marshabiyeediga Laamiga Kuwaasi Oo la dhisay Bur Burkii Ka dib.
Duqa degmada Garowe C/casiis Nuur Cilmi Ayaa sheegay in Howshani tahay Mid Mudooyinkan Soconaysay Isla Markaasina La sii Wadi Doono Si Loo Horumariyo Bilicda Magalada Garowe.
Waxaa Kale Oo sheegay Duqa in Howsha Duminta Guryaha Loo kala doortay hadba Sida Gurga Ugu Jiro Wadada Taasi Oo Ah Mid Sharciga aan Waafaqsaneen Iyadoona La kaashanayo Dadka Shacabka.
Guud ahaan magaloyinka Waaweyn Ee Puntland Ayaa Xiligani Waxaa ka Soconaya Dhismayaasha Wadooyin Cusub Iyo Sidoo kale Bur Burinta Dhismayaasha Sharci Darada ah Waxaana Inta Badan Arimahani Iska Kaashanaya Maamulada Gobolkada Iyo Hay’ado Arintani Kala Qayqaadanaya.


- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Repair Roads of puntland
galagcio latest news




galgacio stadium football




galgacio stadium football
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Repair Roads of puntland


mashallah this administration doing a great job


- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Repair Roads of puntland
there is also the ongoing road project in hafun this one without any goverment help!!





great job by reer hafun
Dadka Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa waxa ay si xilkasnimo ku jirto isku xilqaameen sameyn wado dhererkeedu yahay 54km , iyadoo dadka degmada dhibaato aad u xoogan ay ku qabeen wadada oo afar illaa shan maalmood loo soconayay gaaris deegaanka Xaafuun.
Guddoomiyaha Degmada Xaafuun Maxamed Yuusuf Garow (Booliwade) iyo dadka deegaanka oo aan u kala harin isimo iyo nabaddoono ayaa waxaa dadaal baaxad leh u galeen sidii ay meesha uga saari lahaayeen dhibaatada wado xumidda waxayna illaa iyo iminka xaqiijiyeen hagaajinta wado dhererkeedu yahay 10km .
Ma jiraan wax gacan ah oo ay dadka deegaanka Xaafuun ka haleen dhinaca dowladda Puntland iyadoo ay jiraan gacan ay weydiisteen hay`adda WFP oo aan weli isna soo gaarin waxaana si iskaa wax u qabso ah dadka xaafuun ugu dadaalayaan sidii ay uga miradhallin lahaayeen hadafkooda ah helidda wado wanaagsan kana dhow waqtigii ay ku qaadan jirtay tegidda degmada xaafuun markii hore





great job by reer hafun

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Repair Roads of puntland
puntland is moving in all aspect im not amazed because we are the number one state in all somalia



- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Repair Roads of puntland
FBISOMALIA wrote:puntland is moving in all aspect im not amazed because we are the number one state in all somalia![]()




- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Repair Roads of puntland
not to mention working in road garowe and lasscounddamu wrote:FBISOMALIA wrote:puntland is moving in all aspect im not amazed because we are the number one state in all somalia![]()
![]()
![]()
![]()


- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Repair Roads of puntland
update on infrastructure repairs in bosasoDuqa Degmada Boosaso Oo RBC Radio Uga Warbixiyay Halka ay Mareyso Dhismaha Wadada Laamiga ah
Boosaso ( RBC Radio ) Waxaa Dhawaanahan Maglada Boosaso Ka soconayay Dhismaha Laamiga cusub Ee isku Xiri doona Gudaha Magalada Boosaso Qaybo Muhiim ah oo Boosaso Ku Yala.
Hadaba Halka ay Hoowshaas Mareyso Waxaa RBC Maanta Uga Warbixiyay Duqa Boosaso Oo Hor Muud U Ah Arimaha Horumarinta Dagmada Boosaso waxaana uu Duqa Ka Xog Waramay Qaabka ay Howshaan u Bilaaben Iyo Halka ay Ilaa iyo Hada U Mareyso.
Duqa Degmada Aya sheegay in Howsha Dhismaha Wadada ay Mareyso Meel aad wanaagsan Waxaana uu sheegay in Ay Maamulka Dawlada Hoose Isku Xilsaaren Sidii Wadadan Loo Dhisi Lahaa Dadka shacabka ah Ee Ku kala nool Gudaha iyo Dibada Dalka ayaa waxaa uu Ugu Baaqay Maamulka Degmada Boosaso In laga Taageero Dhismaha laamigaasi.
Maamulka Dawlada hoose ayaa Isku Xilsaaray Sidii Laamigasi Loo dhisi lahaa Mana jiraan Gacan Kale oo Ka Qaybqaadaneyso Laamigani ayuu Hadalkiisa ku Yiri Maxmuud Faarax Beeldaje Maayorka Boosaso.
Dhinaca kale Waxaa uu Baaq u diray Dhinacyada Bulshada kaasi oo Ka Dalbaday in ay garab istaagan Horumarinta Degmada Boosaso Gaar ahaan Marka ay timaado dhismaha Wadadan Haatan Dawlada Hoose Gacanta ku Hayso.
Intii Howshani ay Bilowga ahayd Waxaa La dumiyay Guryo Farabadan oo Soo galay laamiga Waxaana Sido kale Howshani Soo Dhaweyay dadka Shacabka ah oo ku Tilmaamay Mid Horumarin U Ah Degmada isla Markaasna Amaan uu Ku Heli doono Maamulka Degmada Ee Howshaasi Qabtay iyo Guud ahaan Dawlada Puntland Oo Maamulka Hoos Yimaad.
Marka La Fiiriyo Deegaanada Puntland Waa magaladii Ugu Horeysay oo Laga Bilaabo dhismaha Wado Laami ah tan iyo Markii ay Meesha ka Baxday Xukuumadii dhexe ee Dalka Somalia Mudo Dheer Ka Hor.
Waxaana inta badan shacabka magalada Boosaso arintani U Tahay Mid Ay Aad U soo dhaweynayaan Maadama ay Arkeen Howsha Baaxada Leh Ay Wadaan Maamulka Degmada Boosaso.
Xafiiska RBC Radio Boosaso

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Repair Roads of puntland
damu wrote:update on infrastructure repairs in bosasoDuqa Degmada Boosaso Oo RBC Radio Uga Warbixiyay Halka ay Mareyso Dhismaha Wadada Laamiga ah
Boosaso ( RBC Radio ) Waxaa Dhawaanahan Maglada Boosaso Ka soconayay Dhismaha Laamiga cusub Ee isku Xiri doona Gudaha Magalada Boosaso Qaybo Muhiim ah oo Boosaso Ku Yala.
Hadaba Halka ay Hoowshaas Mareyso Waxaa RBC Maanta Uga Warbixiyay Duqa Boosaso Oo Hor Muud U Ah Arimaha Horumarinta Dagmada Boosaso waxaana uu Duqa Ka Xog Waramay Qaabka ay Howshaan u Bilaaben Iyo Halka ay Ilaa iyo Hada U Mareyso.
Duqa Degmada Aya sheegay in Howsha Dhismaha Wadada ay Mareyso Meel aad wanaagsan Waxaana uu sheegay in Ay Maamulka Dawlada Hoose Isku Xilsaaren Sidii Wadadan Loo Dhisi Lahaa Dadka shacabka ah Ee Ku kala nool Gudaha iyo Dibada Dalka ayaa waxaa uu Ugu Baaqay Maamulka Degmada Boosaso In laga Taageero Dhismaha laamigaasi.
Maamulka Dawlada hoose ayaa Isku Xilsaaray Sidii Laamigasi Loo dhisi lahaa Mana jiraan Gacan Kale oo Ka Qaybqaadaneyso Laamigani ayuu Hadalkiisa ku Yiri Maxmuud Faarax Beeldaje Maayorka Boosaso.
Dhinaca kale Waxaa uu Baaq u diray Dhinacyada Bulshada kaasi oo Ka Dalbaday in ay garab istaagan Horumarinta Degmada Boosaso Gaar ahaan Marka ay timaado dhismaha Wadadan Haatan Dawlada Hoose Gacanta ku Hayso.
Intii Howshani ay Bilowga ahayd Waxaa La dumiyay Guryo Farabadan oo Soo galay laamiga Waxaana Sido kale Howshani Soo Dhaweyay dadka Shacabka ah oo ku Tilmaamay Mid Horumarin U Ah Degmada isla Markaasna Amaan uu Ku Heli doono Maamulka Degmada Ee Howshaasi Qabtay iyo Guud ahaan Dawlada Puntland Oo Maamulka Hoos Yimaad.
Marka La Fiiriyo Deegaanada Puntland Waa magaladii Ugu Horeysay oo Laga Bilaabo dhismaha Wado Laami ah tan iyo Markii ay Meesha ka Baxday Xukuumadii dhexe ee Dalka Somalia Mudo Dheer Ka Hor.
Waxaana inta badan shacabka magalada Boosaso arintani U Tahay Mid Ay Aad U soo dhaweynayaan Maadama ay Arkeen Howsha Baaxada Leh Ay Wadaan Maamulka Degmada Boosaso.
Xafiiska RBC Radio Boosaso


- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Repair Roads of puntland
Burtinle - Garowe road repairs









- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Repair Roads of puntland
Wadaagsin project new road being built between Jariiban and Galkayo















-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 978 Views
-
Last post by Tanker
-
- 39 Replies
- 1901 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 2 Replies
- 496 Views
-
Last post by Coeus
-
- 20 Replies
- 1859 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 0 Replies
- 625 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 812 Views
-
Last post by barbados
-
- 0 Replies
- 2016 Views
-
Last post by barbados
-
- 0 Replies
- 555 Views
-
Last post by barbados
-
- 0 Replies
- 412 Views
-
Last post by Frederick