Taliyaha Booliska Gobolka Mudug oo Beeniyey in La Weeraray
About: 1 hour ago | 0 comments
Share
Taliyaha qaybta Booliska gobolka Mudug ayaa beeniyey warar sheegaaya in kooxo hubeysan ay ku qaadeen xilli uu socdaal ku maraayay qaybo kamid ah degaanada gobolka Mudug.
Gaashanle Aadan Nuur Qaal oo maanta u waramaayay Horseed Media ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in weerar lagu soo qaaday isaga iyo ilaaladiisa xilli ay maraayeen agagaarka degmada Buursaalax,isagoo ku eedeyey dadka warkaas fidiyey in ay isku dir ka shaqeynayaan.
Taliyaha ayaa tilmaamay in degmada Buursaalax uu u tegay sidii u kala dhexgali lahaa labo beelood oo xiisad ka dhaxeysay kana hortagaayay in colaad dhexmarto.
Wuxuu intaas ku daray inuu si rasmi ah ku guuleystay inuu ka hortago in beelahaas ay dirriraan isla markaana la kulmay dad kala duwan oo ku sugan degmada Buursaalax.
Hadalka Taliyaha qaybta gobolka Mudug ayaa imaanaya xilli ay soo baxaayeen warar ku aadan in kooxo hubeysan ay weerareen gaari ula socday isla markaana khasaaro gaarsiiyeen.
Horseed Media
Xero Dayax-Gaalkacyo
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Xero Dayax-Gaalkacyo
Re: Xero Dayax-Gaalkacyo
FBISOMALIA wrote:i have listen that galgcio mayor want to brake the house but the gobol guy refuse it ....is it this have link to what you saying ...???
Yes, I thought it was two different cases but its not, the mayor of Gaalkacyo did not go there himself he was on a trip somewhere, but his staff went there and they were met with bullets.
The mayor needs to get his shit together and do something about the situation in Gaalkacyo...its getting out of hand.
No both the Mayor of Gaalkacyo and the Governor of Mudug are for the demolishing of this house, if they are really selling alcohol there then it should be bulldozed to the ground

The other incident you posted is about some shit that happened in Bursalaax, not Gaalkacyo.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Xero Dayax-Gaalkacyo
i thought bursalax is connected to the case anyway yes i listen about that and its bad signalXamud. wrote:FBISOMALIA wrote:i have listen that galgcio mayor want to brake the house but the gobol guy refuse it ....is it this have link to what you saying ...???
Yes, I thought it was two different cases but its not, the mayor of Gaalkacyo did not go there himself he was on a trip somewhere, but his staff went there and they were met with bullets.
The mayor needs to get his shit together and do something about the situation in Gaalkacyo...its getting out of hand.
No both the Mayor of Gaalkacyo and the Governor of Mudug are for the demolishing of this house, if they are really selling alcohol there then it should be bulldozed to the ground![]()
The other incident you posted is about some shit that happened in Bursalaax, not Gaalkacyo.
and everyone knows galgacio affected from burcd badeed.... to me the ppl open the fire is pirates no other else becasue they use alcohol
puntland should finish training marines so they attack the last burced village garacaad for gobol mudug safty

hear from radio daljir the mudug governor talking about the situation
this the link http://www.radiodaljir.com/audio/C/axad.ram
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Xero Dayax-Gaalkacyo
Puntland oo amar ku bixisay in la bur buriyo goobo ganacsi
Gaalkacyo : (Sh. M. Network) Maamulka Puntland ee Woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa amar ku bixiyay in la bur buriyo goobo ganacsi oo ay sheegeen Maamulka inay sharci daro yihiin, kuwaasi oo ku yaala magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska gudoomiyaha goblka Mudug ee Maamulka Puntland Axmed Cali Salaad Faarax ayaa waxaa looga hadlay dhismayaasha sharci darada ah ee kusoo badanaya xeradii hore ee Danyax ee ku taala Woqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Warsaxaafadeedka ayaa waxaa loogu baaqay duqa magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland C/raxmaan Xaaji Max’uud Xasan iyo saraakiisha ciidamada amaanka ee Maamulka Puntland in ay talaabo cad ay ka qaadaan dhismayaasha sharci darada ah ee kusoo batay magaalada Gaalkacyo dhinaceeda Woqooyi.
Warasaxaaafadeedka ayaa waxaa la sheegay in xoogiisu uu ku socday duqa degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee Maamulka Puntland si uu wax ugu qabto dhimooyinkaasi la sheegay in ay si sharci daro ah ugu yaalaan halkasi.
Hadalka kasoo yeeray Maamulka gobolka Mudug ee Woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo beegmaya xili maalmihii laso dhaafay xeradii hore ee Danyax ay kusoo kordheen dhismayaal sharaci daro ah oo ay dhisanayaan shaqsiyaaad ku sugan gudaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan dhinaceeda Woqooyi.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 3644 Views
-
Last post by Mareexan-QueeeN
-
- 0 Replies
- 269 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 1673 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 0 Replies
- 1512 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 2279 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 7 Replies
- 1445 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 4 Replies
- 1270 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 2 Replies
- 1012 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 4 Replies
- 1324 Views
-
Last post by Caga Dhiig
-
- 10 Replies
- 1357 Views
-
Last post by Somaliman%