Page 2 of 2

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 8:11 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Maya wa buun buunis wa in wakhtigeeda la siiyaa si ay dawladan shaqadeeda u qabato Amaan daro anigu la ima sheegin wa jiraan qash qashaado yar yar caasimada laakin ciidamada amaanku wa ka feejignanyihin cidi is dhaqajisa,,, eeg xita gaalada waad dili jirteen hargeysa kulaha gaal dil maxaad gaalka u dili mida labaad waxan maqlay maanta ki la xidhay wuxu la hadlay odaygi axmed xuseyn ciise markasu yidhi axmedow lacag so diir an ibsada xadhige markasa la yidhi xadhiga wariyaha lama ibsan karo wa sadex sannoh jail, Been abuurka haday iska deyn lahayeen kooxda waaheen lama xiidheen, laakin abahood axmed xuseyn ciise ba fidmada waday :down:

afhayeenka liqaayaba ku dhamaa adiga, waxaan ku moodii jiray inaad tahay a rationalist laakiin mar mar uun BAAD dhaqankii aan moodi jiray inay japaenskii ka baxeen aad la soo yar baxdaa :lol: waxaad tahay nooca la yidha Dameeri dhaan raacday

Image

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 8:14 pm
by The_Emperior5
anigu afayeen Dawlad ma ihey anigu danaha Jamhuuriyada Somaliland baan ka shaqeya wanaageeda iyo sharafteeda ayaan jecelahay dawladana wa inaynu socodsina the likes of you and odaygi xuma and axmed xuseyn ciise waxay raban inay dawladu fashilanto sabab isaga kursi wayey selfish guy i say :down: :down: :down: intaasa isaga ka guuxaysa adiga laakin goljano maxa ka guuxayaa :lol:

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 8:27 pm
by Barkhadd
I remember kii reer axmed nuux (Sayid naanaystiisu ahayd) ee HJ dhashay ee radio Horyal u sheqeen jiray oo la xiray 6 bilood in 2009/2010 iyo ganaax ayaa markuu 2 weeks ka saaray jail mandheera iyo couple of hundreds dollars lagu damiintay la soo daayay - so 3 years waa iska hadal xagana sidii oo kale.

secondly - i don't think xidhitaanku will stop Waaheen continue what they are doing - so maxay faaideen dawladu - as radio horyal maay joojin jirin hadalka marka shaqaalahooda la xidhxidhi jiray

by the way shaqaalihii radio horyal ee dawlada riyaale canbaareen jireen radio hargeysa iyo somaliland tv qaraka ayaay u shaqeeyaan oo xagaa ku amaanaan dawladan cusub.

xildhibaan Cali Mareexaan ayaa radio horyal laga wareeysanaayey waagii Sayid la xidhay 2009/2010. wuxuu yidhi Maxamed Siyaad ayaa BBC Somali ka ban gareeyay Somalia 1988 markii aay sheegtay wax run ah oo ahaa inaay jabhadii SNM aay wadanka ku jirto.

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 8:27 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:anigu afayeen Dawlad ma ihey anigu danaha Jamhuuriyada Somaliland baan ka shaqeya wanaageeda iyo sharafteeda ayaan jecelahay dawladana wa inaynu socodsina the likes of you and odaygi xuma and axmed xuseyn ciise waxay raban inay dawladu fashilanto sabab isaga kursi wayey selfish guy i say :down: :down: :down: intaasa isaga ka guuxaysa adiga laakin goljano maxa ka guuxayaa :lol:

:lol: this has nothing to do with Ahmed xussain ciise :lol: Ahmed xussian ciisaad ku waalatay adigunaa :lol: ina Bixii
buu hortaagan yahay iska dheh weynu is ognahayee , wax qiiq ha isku qarinee

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 8:32 pm
by The_Emperior5
Goljano adiga ba ina biixigan ka sheekeynaya anigu maba hadal hayo, anigu waxaban jeclaan laha inu siilaanyo 10 sannee eeh so socda dalka hayo hadu ilahay idhahdo hadi kale na loo dhiibo qof dalkan meeshu siilaanyo kaga tago sii dhaafiya perhaps ina waran cade oo kale ama Mr nacnac rag fara badan ba jira laakin lets not talk about this,, axmed xuseyn ciise dawladan cuqdad xun bu ka qaaday first golihi dhexe eeh kulmiye laga saaray secnd he lost the elections of siilaanyo 3th,, golihi wasiirada lugu ma so dirin walahi hada negetive news kale loo sheego axmed xuseyn ciise wabu is dili doona :lol:

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 9:46 pm
by Madelina
Ahmed Essa is not even in Kulmiye Party so how can he be a threat to Muse Bixi?...As for the 3 year sentencing I think that's little too much even though I am not a big fan of this paper and Yool. Waxay both ka shaqayaan isku dirka qabilada...Anyways let's hope for the best!

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 11:13 pm
by EastAfrica
Todaobaadha lasoo dhaafay ayaa Warlord Siilaanyo xabsi kasii daayey niman shacab ah oo laga soo qabtay badhtamihii Sanadkii hore Widhwidh,halkaas oo dagaal ku dhex maray ciidamada SSC iyo maleeshiyada somalidiidka ah, nimankii shacabka ahaa ee dhashay SSC ayaa dhawaan soo gaadhay magaalada Buuhoodle.


Sida la wararku sheegayaan Warlord Siilaanyo ayaa waxuu fulinayaa qodabadii hishiishkii beenta ahaa ee dhex maray Jabhada Somalidiidke ee uu Warlord Siilaanyo hogaaniyo iyo dhowr nin oo reer widhwidh ah.

1. In maleeshiyo beeleedka Somalidiidka (SNM) ee ka baxaan Magaalada Widhwidh iyo Dhamaan Deegaan SSC
2. In lasii daayo dhmaan dadka shacab ka ah ee reer SSC ee sida xaqdarada ah guryahoodii looga qafaashay


So far, ilaa iyo hada Warlrod Siilaanyo

1. Maleeshiyo beeleedkiisii waa uu ka saaray Widhwidh
2. Nimankii shacabka ee widhwidh laga qafaashayna waa uu sii daayey


Still NOT Enough, the struggle and the fight to liberate all SSC from somalidiid will continue, halganka loogu jiro si looga xoreeyo maleeshiyo beeleedka Somalidiidka snm waa soconayaa.

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Sat Jan 22, 2011 11:25 pm
by Dhaga Bacayl
The_Emperior5 wrote:Si kastaba ha ahaatee Xadhiga Tafaatiraha waaheen ayaa ku soo Beegmay Xili ay Maxakamada ku jiraan ilaa shan dacwood oo ka dhan ah saxaafada Madaxa banana ee dalka ka hawl gasha,kuwaasoo ay soo dacweeyeen Masuuliyiin ka dawlada Somaliland,iyadoo horena ay Dawladu si sharci daro u xidhay Tafaatiraha Hada la xidhay ee Wargyska waaheen,kaasoo laba Cisho ku xidhnaa Xarunta CID-ad ee magaalada Hargeisa,waxaanay dhamaanba dacwadahan iyo Xadhigaan lagula kacay saxaafada Somaliland Meesha ka saartay Balan qaadkii Xisbiga Kulmiye u sameeyey Saxaafada Somaliland ee ahaa in Marka ay talada qabsadaan aanay Xoriyada saxaafadda soo celinayaan,isla markaana aan la xidhi doonin wariye Madaxbanaan oo dalka ka hawl gala.

:lol: :lol: :lol: :up: :up: :up:
Mr. Emp.


Regardless your personal dislike of Dr. Ahmed, How do you justify that statement above? Assuming that you agree with the actions taken by the current administration against free speach.

It was only half a year ago when Kulmiye party was on the other side of the equation. Why dish if you can't take it. :down:

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Tue Jan 25, 2011 2:14 am
by Sanbalolshe
Can someone please tell me what this man's crime was in a nutshell? I can't be bothered reading those long and lame ass articles written in Somali, thanks in advance :) .

By the way 3 years for a journalist is just not acceptable which ever way one justifies it. Even if he insulted people or lied about something. Every citizen should have the right to insult, lie, and bear arms too in S/land. Its should be free and fair, just like the USA or Israel. Only for S/landers though, lol.
And if siilaanyo and gaboose don't like it they should be voted out next election, bloody dictators.

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:50 am
by Blue_609
damn man why are somali articles always too long ?

wats the clan of this editor and wat party he supports ??

Re: Waaheen editor going to jail for 3 years

Posted: Tue Jan 25, 2011 12:36 pm
by The_Emperior5
Dhaga bacayl inadeer there should be freedom of speech and press i believe that but journalism has ethics and code of conduct and waaheen is very unprofessional they also fabricate news

Blue the editor is habar awal