
shiniile
Re: shiniile



- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: shiniile

War dee Shinile Haduu Ugaasyada qanciyay hadal kama keenayo, adigu hadaad banaanbax ama kacdoon ka dhan ah ugaasyada ku dhaqaaqeysid ood kaga soo horjeedid citizen'ka shiniile aday ku taaalaa

Re: shiniile
Ugaas la sugi sow ani maahan... shiniile aan aqoon sadee ii xog waran..xertuu la dariiqo yahay.. 

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: shiniile
War Shiniile kiiskiisu bil dhan baa la daba socday, sida aad adba aragtid waa nin 100/100 keenay abzame...hadaad rabtid waraysi hoose Ugaasyada la xidhiidh, Shiniile'na waa nin reer dhanaan ah sidaad rabtid u suaal....Ugaas baad ahayd laakiin Ugaas raagay baad noqotay, oo go'aan baa la gaadhay.veto hadaad dhigaysid garan maayo taas aday kuu taalaa again. 

Re: shiniile
..si kale uma raagin somalida iscuni ayaan ku kala dhex jiray ,,,,veto ha ii danbeyso.. laakiin ninku taarikhda halganka ma xafidsanyahay....Af jano dadk ma kasoo dhex qaban karaa..ma dhaantayn karaa? ...



- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: shiniile
Jawaabta ka sug Shiniile 

Re: shiniile
Marba hadaad passportka siisay dadkisa dhan ha ka raaco....laakin isha ha lagu hayo.. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: shiniile
Oo gormuu ugaaski xilka iska wareejiyay mise dhaqankii tolkeen bad la timid iyo inaan ugasnimada isku dagaalno ama isku qab-qabsano.Faranacab wrote:Ugaas la sugi sow ani maahan... shiniile aan aqoon sadee ii xog waran..xertuu la dariiqo yahay..

Shiniile
Waxad inoo shegtaa magaalada dhanaan inta wabi, tog iyo laag e marta iyo magacyadood.
Re: shiniile
Garaad, uwaaska uwaasyada yaa igu haysta... 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: shiniile
Dee Ugaaskenii N.YFaranacab wrote:Garaad, uwaaska uwaasyada yaa igu haysta...
Re: shiniile
Garadow, walaalkeen Shift aka Newyork waa uwaas yaraha...markaan anu joogo gambadh gaaban ayuu ku fadhiisan.... 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: shiniile
War ge'e ileen Ugaas khalada baan u sacab tumaa oo maad i qabatid,,maxaa se bari hore la iigu shegiwaayay Waan ku qadarinlahaaye inkastoo hadaba aad nin culus ka tahay xagayga.Faranacab wrote:Garadow, walaalkeen Shift aka Newyork waa uwaas yaraha...markaan anu joogo gambadh gaaban ayuu ku fadhiisan....
Re: shiniile
Inta aan xusuusto maadaama aan yadhi kaga tegey Tog dharkeynle,kabti-naag,dalaadna aan ku daro reer warfeygu heygu qabsadeene.ina aadan wrote:Oo gormuu ugaaski xilka iska wareejiyay mise dhaqankii tolkeen bad la timid iyo inaan ugasnimada isku dagaalno ama isku qab-qabsano.Faranacab wrote:Ugaas la sugi sow ani maahan... shiniile aan aqoon sadee ii xog waran..xertuu la dariiqo yahay..![]()
Shiniile
Waxad inoo shegtaa magaalada dhanaan inta wabi, tog iyo laag e marta iyo magacyadood.

Waxaanan isku xisbi nahay ina adeerkey marna gudoomiyaha jaaliyada UK Mudane Daahir tamuuje.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: shiniile
Waryaadhaheen niyo nimankan reer Ugaas nuur ilee waa ficil miidhan.
Shiniile aderow melihii caanka ahaba maadan shegine u kaadi.
Shiniile aderow melihii caanka ahaba maadan shegine u kaadi.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 282 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 2 Replies
- 491 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 4 Replies
- 714 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 34 Replies
- 3182 Views
-
Last post by Waachis