Page 2 of 2

Re: Ilmo Isaaq

Posted: Mon Jan 31, 2011 6:42 pm
by abdalla11
I know, but it doesnt take away nothing. I've seen you running around with the line made by Khaliif shaykh maxamuud as if he only praised idoor, he praised every qabill even their subclans lakiin he didn't praise the subclans of tiny isaaq, isaaq waa isaaq uun mala kala saaro :lol:

what about this gabay made in silsilada dal dhameeye by Muxammed Bulxan, waa silsilada dhibaatada iyo abaarta dalka ka jirtay
ka hadlesay. He included the departure of Keenadiid as one of the misfortunes that happened to Somalia

Burhaan Gabay bulaalow beryahan beeg isma lahayne.
Waataan ka baaliday sidii beeyo roob helaye.
Aan bayamiyo waataan tixaha buuni ku ahaaye.
Nuux Maxamed waa tuu is bulay beri colowgiiye.
Bixin kuma lisaan qaalmihii bool cadka ahaaye.
Biyaha Yuusuf iyo Aadan wow kala baqaayaaye.
Barbaar jeedal sidataa ka nool labadi beeloode.
Burcadii Raguud iyo Xiis way banaantahaye.
Batar kama tumaan Muusayaal Barandihii Maydhe.
Laas-qoray baqoolkii magalo bedenki reer Suure.
Boosaaso iyo Eylna waa laga baroortaaye.
Burunjihii ka maray Nuur Cismaan Jarayey Baanaha'e
Baxsow Keynadiid wuxuu u kacay beled shisheeyaahe.
Hobyo ugama baaqeen kuwii Baho u weynaaye.

Re: Ilmo Isaaq

Posted: Mon Jan 31, 2011 6:44 pm
by garoweboy
grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote:abdalle i have seen you running around with that line of salaan carabay but the poem was not directed against Majeerteen it was directed against cali dhuux adan , cali dhuux adan ba Harti iyo waxa ugu faanay Salaan cabaray markasu ku yidhi taarikhda Habar majeerteen ay leeyihin haygu faanin aniga read the last line ninase haybta kuma raaci karo hooyo aan dhaline refering to habarmajeerteen not Maxammad harti that even includes Warsangali this was really directed against cali dhuux adan and dhulbahante haybta cali dhuux bu doonayey inu wadnaha ku dhufto .
Wallahi hadan aqriya waxan is leeyahay muxu leeyahay habr majeerteen he follows my theory of xabashi majeerteen woman :lol: :lol: :lol:
Stop bitching nigga

Re: Ilmo Isaaq

Posted: Mon Jan 31, 2011 11:42 pm
by Murax
Grandpakhalif,

Doqon baad tahay

Re: Ilmo Isaaq

Posted: Tue Feb 01, 2011 5:37 am
by Xamud.
This grandpakhaliif dude is a friggin weakling, meeshan bu respect ka tuugsada. Man up you nacasyahow, nin Sade Darood ah oo reer Diini ah oo reer Dalaal ah baad tahay, stop your submissive behaviour, dhaqaan iyo fiir uma lihiid. Your to busy begging Emperior and co for some praise that you don`t see that your loosing your dignity in the progress.

Re: Ilmo Isaaq

Posted: Tue Feb 01, 2011 9:36 am
by Murax
Xamud. wrote:This grandpakhaliif dude is a friggin weakling, meeshan bu respect ka tuugsada. Man up you nacasyahow, nin Sade Darood ah oo reer Diini ah oo reer Dalaal ah baad tahay, stop your submissive behaviour, dhaqaan iyo fiir uma lihiid. Your to busy begging Emperior and co for some praise that you don`t see that your loosing your dignity in the progress.

Inadeer, You should know yarkaan wareersan ma matalo beesha sade