Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by damu »

Executive wrote:Is that all you can come with?
jag vet att du hatar mj´s...hat du lärde dig av din vidriga morfar..det e därför du springer runt här och
snackar en massa medan du går till andra sections och fjäskar....jag tar inga horiga modeller på allvar!! :mrgreen:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by Executive »

You hate Majerteen blah blah blah, come with something with more substance :lol:
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by CismanMaxamud1 »

Fellow Mjays why are you so bothered about a sad creature hating us. He/She is insignificant to Majeerteen and we shouldn't even bother replying to it.
like a famous quote said `If you ignore it, the mosquito will fly away` 8-) 8-) 8-)
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by Babygirl- »

Listen to Daljir.com a majerteen website the Governer of Cayn for Puntland & Also Mudaharaadki Lasanod and the war outside the city SSC vs SL..

And also how a Puntland MN embrassed himself on BBC wariyaha waa ahmed kismaayo another mj

http://www.bbc.co.uk/somali/war/2011/02 ... land.shtml

Damu this war is between Isaaq/SL & Dhulos maaxa caayda & dibindaabyada Dhulbahante kuu daba Dhigaay?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by udun »

Executive wrote:
damu wrote:
Executive wrote:They are In denial cause Axmed Karaash who got fired by Faroole has left Garowe and has sided with SSC.
Magaalada Laascaanood waxaa ka jira cabsi weyn, shalay meeshii dagaalku ka dhacay ee ahayd Xaro daanyeerka horey ayey ciidanka SSC uga soo ruqaansadeen, waxayna hada joogaan meel aan ka durugsaneyn Daaraha Maraykanka iyo Beertii reer Cabdi Badhi, magaalada Garoowe sida naloo xaqiijiyey waxaa ka ambabaxay Ahmed Cilmi Cismaan{Karaash} oo hore u ahaan jirey wasiir ka tirsan maamulka Garoowe, Karaash ayaa la sheegay inuu hada xidhay Dhar tuute ah ee ciidanku qaataan, sida uu noo sheegay wasiir ka tirsan kuwa SSC ee jooga Garoowe Karaash wuxuu sheegay inuu ka qayb qaadanayo difaaca iyo xoreynta deegaankiisa, asagoo sheegay inuu haysto ciidan ka amar qaata oo ah SSC.

http://horufadhi.com/?p=2118
another lie from the ssc camp Axmed Karaash is still in Garowe!!
Wasiirki hore ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradaas Mudane Cali Axmed Gamuute oo dhowaan xilkaas loo magacaabay.

Munaasabada xilwareejinta ayaa maanta ka dhacdey Xarunta Wasaaradaas ay ku leedahay magaalada Garoowe,waxaana kasoo qaybgalay masuuliyin ka tirsan Puntland,shaqaalaha wasaarada iyo martisharaf kale.

Wasiirki hore ee duulista Hawada iyo Garoomada Axmed Karaash oo ka hadlay munaasabada ayaa soo dhoweeyey magacaabista Wasiirka cusub ee wasaaradaas,waxaana uu sheegay inuu ku faraxsanyahay isla markaana usoo dhoweynaayo lana shaqeyn doono.

Wuxuu intaas ku daray in mudo labo sano uu hayey xilka Wasaaradaas,mudadaasna uu ku talaabsaday waxyaabo badan isla markaana tilmaamay in Wasaaradda ay qabatay waxyaabo kala duwan oo horumar ah.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in uusan ka caroon xilka qaadista lagu sameeyey iyadoo uu xusey inuu la shaqeynaayo Dawladda.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cali Axmed Gamuute oo isagu ahaan jirey Wasiir kuxigeenka Waxbarashada ayaa soo dhoweeyey qaabka uu xilka ku wareejiyey Wasiirki hore isagoo ku amaanay horumarka uu gaarsiiyey Wasaaradda mudada uu hayey.

Wuxuu sheegay inuu wax badan qaban doono isagoo codsaday in lagala shaqeeyo howlaha Wasaaradda ee horyaala iminka.

Si kastaba Jimcihi lasoo dhaafay oo ku beegnayd 28.01.2011 ayay ahayd markii wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland iskushaandayn lagu sameeyey golaha Wasiirada Puntland.
axmed karaash is heavly involved with the troops in Tukaraq...unlike party thrower Xaarlatoosiye this man have organised fundraising of tecknikals & other hardware from his own subclans pocket for the troops in Tukaraq!! :mrgreen:


You are the liar, he left Garowe yesterday

Can't you read? The article says he left Garowe, and so do this article.

dhaqaaq xoog leh oo loogu diyaar garoobayo soo dhoweynta hogaamiye Axmed karaash, ayaa maanta laga dareemayaa deekaanka tukaraqv iyo tuulooyinka ka ag dhow.cuqaal, waxgarad, iyo aqoon yahano kasoo jeeda beesha maxamuud garaad ayaa la filayaa iney si diiran usoo dhoweeyaan hogaamiye Axmed karaash oo hore xil uga hayaha maamulka faroole.

Bedelaada Axmed karaash ayaa timid kadib , markii masuuliyiinta Puntland ay xamiliwaayeen hadal haynta Hogaamiye Axmed karaash ee ku wajahan deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.

Axmed karaash iyo masuuliyiinta punntland ayaa ku kala aragti duwanaa weligoodba marka ay timaado ka hadalka qadiyada deegaanada la isku yidhaado SSC , waxana masuulkani si weyn ugua soo horjeeday dayaca iyo hoosaasinta Maamulka Puntland ee deegaanada SSc , halka raga kale ee xilka u haya maamulka faroole kana soo jeeda deegaanada SSC ay ku qanacsanaayeen musharada yar ee ay ka qaataan maamulkaas inay ku ilaabaan maqnaanshaha laascaanood.

Imaanshaha Axmed karaash, ururka Kaafi community,iyo wax garadka guud ahaanba beelaha maxamuud garaad ayaa la filayaa inay soo celiso nayaayirada iyo hamiga shacabka ku dhaqan deegaanada SSC.

Contact us:- webmaster@boocame.com
Horta maxay waxaan jirin isugu maaweelinayaan? :shock: :lol: :lol: Axmed Garaash ma markii xilkii laga qaaday buu bogus entity ku biiray? :lol: :lol:

Like I said before, what is started in bogus will always remain bogus :lol: :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by garoweboy »

Axmed Karaash was on universal tv yesterday and he said he still with Puntland and he supports Puntland. :?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by Babygirl- »

Kama Jawabi karaan inaay caytamaan oo propaganda iyo been bafiyaan mahaana siinjiyadiina & midgaha kaso jeedin ba waasa.

Did you not listen to Puntland they said they will not fight!! Naag aan dagalameyn oo Raaga Dagalamaya aafka laso adeeysa baan layaba!!

Ms-Udun dhiig & Damiirlaawe booyasa Garowe kaa nooqe that all thats left for you.. :arrow:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by garoweboy »

Habartaan Cay badanaa Subxana Allah.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by Babygirl- »

Garowe-Girl naaya hooy meel iga fariso shakshukayahay ani innocent ha iska keey dhigine.. :idea:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by garoweboy »

:lol: :lol: Stop crying old lady when you gain control of more then 1 city then we can talk. but hada :arrow:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by Babygirl- »

laaxdaan oo kale baan la hadlaana..

Nayaa am the man here adna naag baa ka tahay orod oo jikada gaal oo edeb yeelo. :idea:

Again as you said this has nothing to do with you.. stay out of isaaq vs Dhulos.. gardaro badna umadaan. :?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by The_Emperior5 »

Babygirl- wrote:laaxdaan oo kale baan la hadlaana..

Nayaa am the man here adna naag baa ka tahay orod oo jikada gaal oo edeb yeelo. :idea:

Again as you said this has nothing to do with you.. stay out of isaaq vs Dhulos.. gardaro badna umadaan. :?
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by garoweboy »

Habartaan way isla kala tagtay
Image :lol: :lol:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by damu »

Babygirl- wrote:laaxdaan oo kale baan la hadlaana..

Nayaa am the man here adna naag baa ka tahay orod oo jikada gaal oo edeb yeelo. :idea:

Again as you said this has nothing to do with you.. stay out of isaaq vs Dhulos.. gardaro badna umadaan. :?
it aint got nothing to do with us... didnt you say buhoodle is mamul goboledka SSC then thats an beef for SSC not PL!!
BTW its a dhullo against dhullo fight...SL troops in kalshaale are mostly made up of Jama siyaad!!
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..

Post by Babygirl- »

looooooooooooooooooooooool ALAA YAA RABI...

haaye waayahay pls stay out of Dhulos vs Dhulos.. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: inalilaah wa ina ileeyhi rajicuun what the whole world sees is Isaaq vs dhulos but you see it differently haye baal waax kuu weydiin maya pls waaxba haa igu soo kordhiin meeshada igaa joog..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”