Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by FBISOMALIA »

SSC snet said puntland never step in a any fight going in cayn puntland support SSC in every fight until today they cant Handel sland to protect cayn ....so our SSC let the professional do his job :som: :up:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by ToughGong »

For you order means pleading
C&P the exact words where he says I order,bet you can't
Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3236
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by Oxidant »

Well Done, Puntland and SSC, :up: :up: :up: :up: :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by XimanJaale »

BREAKING NEWS

ciidamada somaliland oo gari booliska leh laga gubay magaalada Lascanood iyo dagaal culus ka socdo magaalada lascanood

http://www.gedonet.com/index.php?news=5769
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by XimanJaale »

Latest News:

Saraakiisha ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan deegaanka Karshaale ayaa sheegay in dhinacooda uu dagaalkaasi kaga geeriyooday 1 askari 5 kalena maxaabiis ahaan looga qabsaday, waxayna xuseen in ciidamada Somaliland ay ka dileen ku dhowaad 10 askari dhaawac intaa ku badana gaarsiiyeen, iyagoo tilmaamay iney ka gubeen ciidamada Somaliland gaari dagaal, dibna u celiyeen, ayna haatan gacanta ku hayaan deegaanka Karshaale guud ahaan.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by kambuli »

A.W,

The reality at hand is:

Waxba ha isku dhedhejin Isaaq..Ilaahay magaciisaan ku dhaartee, adiga iyo Jebertiga, Jebertigey dad u yaqaanaan.... :down:

Cuqdad low waaxid..IRIR kulahaa...Doqonkan bal eega, IRIR haddii ay rabaan may kugu darsadaan dawlad :?:

Waar Ilaahay ciddii uu kaa abuurey ku faan oo ku kalsoonow adiga oo aan cidna isku dhedhejin...Balaayo ku dibin balaqsanaatee... :down:
Sowdiga maalin walba ka qudbadeeya Jebertiga meelaha lagu soo dhoweynayo :?
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by MujahidAishah »

Ximarkii muu bilaabay ... First SNM military wing is done has been for 20 yrs :roll: 2nd farmajo orders ... All he know is how to order cheese in he's 5 star hotels that he goes everyweek.
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by Madelina »

XimanJaale wrote:Latest News:

Saraakiisha ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan deegaanka Karshaale ayaa sheegay in dhinacooda uu dagaalkaasi kaga geeriyooday 1 askari 5 kalena maxaabiis ahaan looga qabsaday, waxayna xuseen in ciidamada Somaliland ay ka dileen ku dhowaad 10 askari dhaawac intaa ku badana gaarsiiyeen, iyagoo tilmaamay iney ka gubeen ciidamada Somaliland gaari dagaal, dibna u celiyeen, ayna haatan gacanta ku hayaan deegaanka Karshaale guud ahaan.
XimanJaale you're a sick man indeed, anyone in their right-mind would be saddened and horrified over these killings in the north in both side of the fence & truth be known dadkan iyaga iskaga wada xiga oo iswada dhalay..get a grib man!..

Ilahay ha u naxaristo dadki meesha ku dhimtay, kuwa kalana cafimad ha siiyo Amiin...
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by XimanJaale »

Madelina wrote:

Cagta dhulka dhiig inanyahay.

Don't shoot at the messenger!!

These people are related to me, and i have every to talk about my people up North!!! Don't critise me just cause you don't like the result/news. :down:

Degaanka Kalshaale oo xasiloon oo laakiin wili laga yaaba iin labada diinac mar kale isla food saran

http://www.gedonet.com/index.php?news=5772
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by Coeus »

Now ALL OF Somalia is in war :lol: :lol:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by Madelina »

XimanJaale wrote:
Madelina wrote:
XimanJaale wrote:Latest News:

Saraakiisha ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan deegaanka Karshaale ayaa sheegay in dhinacooda uu dagaalkaasi kaga geeriyooday 1 askari 5 kalena maxaabiis ahaan looga qabsaday, waxayna xuseen in ciidamada Somaliland ay ka dileen ku dhowaad 10 askari dhaawac intaa ku badana gaarsiiyeen, iyagoo tilmaamay iney ka gubeen ciidamada Somaliland gaari dagaal, dibna u celiyeen, ayna haatan gacanta ku hayaan deegaanka Karshaale guud ahaan.
XimanJaale you're a sick man indeed, anyone in their right-mind would be saddened and horrified over these killings in the north in both side of the fence & truth be known dadkan iyaga iskaga wada xiga oo iswada dhalay..get a grib man!..

Ilahay ha u naxaristo dadki meesha ku dhimtay, kuwa kalana cafimad ha siiyo Amiin...
Cagta dhulka dhiig inanyahay.

Don't shoot at the messenger!!

These people are related to me, and i have every to talk about my people up North!!! Don't critise me just cause you don't like the result/news. :down:

Yes you right I don't like newskan aa'd meesha ku so qortay... There's nothing to like about dad Somalia ah oo iswada dhalay oo is dilay, warlagu diirsado maha.. :up: Anyways, this is my last comment in regards to you..so macsalama

The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by The_Emperior5 »

AbdiWahab252 wrote:More dead Jabertis.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :mrgreen:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Breaking/Latest news: North Somalia fight (SSC VS SNM)

Post by FBISOMALIA »

Faahfaahin dheeraad ah Kasoo Baxaysa Dagaal Ka Dhacay Degaanka Kalshaale ee Gobolka Ceyn
Shalay gelinkii dambe ayaa degaanka Kalshaale ee gobolka Ceyn ka dhacay dagaal u dhaxeeya Ciidamada maamulka Somaliland iyo dadka degaanka.

Dagaalka ayaa waxaa ka dhashey khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaarey labada dhinac.

Guddoomiyaha gobolka Ceyn ee dhinaca Puntland Xariir Maxamuud Axmed oo maanta u waramaayay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in dagaalka ay ku geeriyoodeen 4-kamid ah dadka reer Kalshaale isla markaana Ciidanka Somaliland ay qabteen 7-maxbuus.

Wuxuu sheegay in uusan aqoon khasaaraha dhabta ah ee gaarey dhanka Ciidanka Somaliland isagoo sheegay inuu jiro dhimasho iyo dhaawac oo dhankooda kasoo gaarey dagaalka.

Xirriro kala duwan oo aan la sameynay dhinaca Somaliland ayaa inoo suurtagali wayday in aan helno khasaaraha dhankooda,balse warar lagu kalsoonaan karo ay sheegaayan in ugu yaraan hal askari oo Somaliland uu ku dhintey dagaalka.

Degaanka Kalshaale ayaa sanadkii hore ka dhacay dagaal u dhaxeeyey labo beelood kaas oo dhaliyey khasaaro badan,waxaana waayadan maamulka gobolka Ceyn ee Puntland ka digayeen in dagaal kale uu halkaas ka dhaco.
Horseed Media
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”