

diib uu eeg waxad qortay horta........ta labaad, thread kaan uma furiin beef ee.......hadaad beef donaaysiid orood oo saac soo qaalo inadeer, now fadlaan......



Ina Baxar.......thanx for ur decent response bro..........it's like an effort to get ANYTHIN outta these people.......Hargeisa waan ku dhashaay...... daadka waawayn uun baa sheeko yiinkaa ka maqli jiraay, yaraan taydii.......so i sorta wanted some clarification............