i myself dont agree attacking mucaawiya or abu sufyaan or the power hungry tribe called
bani umayad
but if shiicas attack mucaawiya or other members of binu umayad qabiil they do so becuase of BINU UMMAYYADS war against prophets maxameds family, not only calii bin abii daalib but even children of cali such as hassan and hussein.
you have to undertand where it come from the unger of shiicas, it come from killings of granchildren of rasuul scw hussein and even hes children was coold blood murdared by yaziid ibn mucaawiya ibn abuu sufyaaan.
yaziiid murdared granchildren of rasuul for only one reason whichs to become absolut ruler and bin umayad sultane therefore he removed all threatd from binu haashim whichs rasuul scw family thats why he killed even granchildren of prophets scw.
as i said i dont agree shiicaas on attacing omar and uthmaan and abuubakar thats extrem but only that only does not make shiicas as gaaalo kuffaar.
shiicas have like sunnahs extremist which sometimes have extrem views.
but myself i see wahaabis extrem view whichs glorifying a murdare such as YAZIIID IBN MUCAAWIYA.
melo YOU consider sheeydaan yaziid as big sahaabi for only making ungry shiicaas and for deviding the muslims.
the only reason that wahaabis love YAZIID IBN MUCAAWIYA is for to creat hate between muslims, and wahaabis are against unity of muslims therefore they gloryfied the killer sheeydaan YAZIID IBN MUCAAWIYA WHICH even our mad-hab of imaaam shaafici ahlu sunnah said YAZIID WAS SHEEYDAAN and hes worst kind of sheeydan and yaziid was not sahaabi.
WHY I DEFEND SHIICAAS?
walaahi waa magaca ilaaheey waxaa jirtey big proboganda against shiicaas,
couple years ago muxaadaro uu jeediyey sheekh soomaali ah sacuudiga wax ku bartey(wahaabi) ayaan dhageysanayey sheekhaas wuxuu yiri.
shiicada quraaanka waxay ku darsadeen suurado cusub oo quraanka ay akhristaan iyo quraankeena ahlu sunnah isku mid maaha!!
arrintaas waxay ila noqotey arrin cajiib ah si aan u ogaado xaqiiqda arintaa waxaan bilaabey reseach ku saabsan haddii ay shiicada heeystaan quraaan lagu darey aayado cusub.
baaritaankeeygii waxaan liberary islaami ah ka helay kitaaab quraaan ah ee lagu daabacey TEHRAAN IRAN 1990kii, kitaabkii quraanka ahaa ee iiraan iyo kitaab quraan lagu dabaacey MADIINA SACUUDI ARABIA ayaan is barbardhigey waxaa ii cadaaatey inaysan xitaa shaqal aysan ku kala duwaneeyn 100% isku mid.
kitaaabka tehraan lagu daabacey iyo kitaabka madiina sacuudiga lagu daabacey.
marka waxaan la yaabey sheekhaaas soomaaliga waxa beenta ugu wacan, waxaan la yaabey ninkaa weeyn ee sheekha ah beenta intaa la eg muxuu u sheegayaa.
ka soo gudub, habeen talefishinka almustaqill dood ka jirtey ku saabsaneyd shiica vs sunnah, ninkii shiicada aheeyd wuxuuu ku eedeeyey ninkii sunnah ahaa sacuuudi ahaa(wahaabi) in sunnada wahaabiga ay quraanka yiraahdeen waxaa ka maqan aayado baddan sida AAYADA rajmiga iyo aayada naas nuujinta.
taasoo micnahedu yahay sunnada siiba wahabiyada waxay aaminsan yihiin quraanka waa incomplete.
arrintii ayaan baaritaan ku sameeyey waxaa ka naxay waxa ii soo baxey taasoo ah ninkii shiicada ahaa inuu run sheegayo, culumada sacuudiga ay aamisan yihiin aayado quraan ah allah samada ka soo dajiyey inay GOAT arri ay cuntey aayada naaas nuujinta waliba axaadiis saxiix ah arrintaa ay ku sheegayaan ay jiraaan, iyo aayada rajmiga quraanka laga ilaawey.
marka waxaaba ii cadaatey wixii shiicada lagu eedeynayey inay sacuudiga sunnada wahaabiyada ayba iyaga ku dhaqmaan.
arrin kale aan la yaabey. waxay tahay.
SHIICADA waxaa laga caayaa dhaqan foolxun one nigth stand MUTCAH la yiraahdo nin iyo naaag iyaga is nikaaxssada saacado ayna galmo sex sameeyaan, markii ay sameeyaana ninka naagta kala tagaan guurkii ku meel gaarka ahaa ee ku koobnaa 1 hours uu noqdo wax xalaal ah,
waxaan la yaabey inay sacuudiga sunnah wahabiyada ay iyaguna qabaaan arrin u eg mutcah taasoo la yiraahdo MISYAAAR, waa mutcadii magaca loo badaley.
marka shiiicada iyo sunnada farqiga u dhaxeeyo maaha.
quraan kale inay shiicada heeystaan.
shiicada 5 salaad ay dukadaan
shiicada nabi maxamed scw iyo allah ayey aamisan yihiin sida sunnada
marka qilaafka maaha qilaaf weeyn laakiin BRITISH AGENT maxamed abdulwahaab followers ayaa exggeration ku sameeya farqiga shiicada and sunnada si ISLAAMKA U NODO QUWAD tafaraaruq waligeed ku sugnaata oo cadawga islaamka ay u helaaan ISLAAM aan mideeysneeyn.