kambuli wrote:Nabadda ay Somali land caanka ku tahay bal noo sheega...
Umul Fitnah...fitnada dalku ka degi waayey xaggey ka bilaaban tay?
As usual you folks are trying to milk the misery of the South...Which you are have your hand in it 24/7....
Xamar degi weydey eh hanala aqoonsado....
Somaliland waa peacefull..Xamar is not bla bla bla bla.....

Umul Fitnah
Indho adayg haddaad maqasho this is an example....Bal iyagiibaa duulaan ah, haddana ku leh waan is difaacaynaa

Kambuli you lost it walee you need a brake from here, Somaliland waxey caan ku tahay Nabada ama diid ama ha diidin, inkir ama ha inkirin walaalan adiga iyo noocaaga laga tashaneyn Jiritaankeeda. Soomali ayaa horey u tidhi..
Dameer aan Saarnahay Dhuusadiida Maxey iga Tari, Xaasidnimada iyo Naceynka ilaahay kaa Caafiyo.
PS. Kacaankii wuu socday beri hore