Say wallahiNomand wrote:dude i know the likes of u i am certian 100 percent ur a informer.grandpakhalif wrote:CIA dada wasse 'watered down muslim' ba tahayNomand wrote:yalaxhow war ninyahoow shaytaanka iska naar
i think grandpa works for the CIA. only CIA informers shout jihad on the streets to brainwash kids.
Mujahideen around the world
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Mujahideen around the world
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Mujahideen around the world
i think grandpa works for the CIA. only CIA informers shout jihad on the streets to brainwash kids.[/quote]
CIA dada wasse 'watered down muslim' ba tahay[/quote]
dude i know the likes of u i am certian 100 percent ur a informer.[/quote]
Say wallahi[/quote]
u went from supporting the TFG and ahlul sunna wal jamaca to hardcore jihaadist what has changed?
dude ilahi ka baq
CIA dada wasse 'watered down muslim' ba tahay[/quote]
dude i know the likes of u i am certian 100 percent ur a informer.[/quote]
Say wallahi[/quote]
u went from supporting the TFG and ahlul sunna wal jamaca to hardcore jihaadist what has changed?
dude ilahi ka baq
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Mujahideen around the world
"jihadist"? keep up the with kuffar lingo eh bud, youll earn that sharci one day
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Mujahideen around the world
tell us what has changed you so much? is it a paycheck from the CIA?grandpakhalif wrote:"jihadist"? keep up the with kuffar lingo eh bud, youll earn that sharci one day
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Mujahideen around the world
Your becoming extremely annoying, Allah has guided me to Xaqq, now this is my final reply 

- IRONm@N
- SomaliNet Super
- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Mujahideen around the world
Its not good to be suspicious of the Muslim personNomand wrote:tell us what has changed you so much? is it a paycheck from the CIA?grandpakhalif wrote:"jihadist"? keep up the with kuffar lingo eh bud, youll earn that sharci one day
Last edited by IRONm@N on Sun Feb 13, 2011 11:45 pm, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Mujahideen around the world
muslims are not hunted today, there where never better times in history that muslims world is doing better than ever before.IRONm@N wrote:The prophet scw said there will be a time when Islam will become strange in the world, and that muslims will be hunted down everywhere, they will be called names (terrorists, fundematalists, extremists) banning of the viel, banning Muslim parties, banning the sharia, arresting sheikhs and Imams.
When I read Yalaxow's comments, I remembered that Hadith.
dont mix up wahaabi khawaarijtis suicide bombers whit the real majorty 95% peacefull muslims want to develop their countries like giving welfare, healthcare, education and dignity to their citizens.
todays muslims should look like this our role model maleeshiya. and not wahaabi stone age lunatics saudi arabia who opsses womens vigine and mixing arab stone ege culture whit islam and khawaariji jihaad sexual frestration 72 virgins and suice bombing, all of those thing are not real islam they are just minorty.
majorty of muslims want to be like this
maleeshiya

- IRONm@N
- SomaliNet Super
- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Mujahideen around the world
But why you do hate Arabs and Muslims in general, on every page, you call them bad names like (khawariji, terrorist, extremist, wahabi, this, that), why can't you pray for them, and love them. I never heard you calling the same names to the Christians or Jews. Its seems your love for those ppl is more than your love for you own ppl. Isn't a bad Muslim suppose to be closer to you, than a non-muslim?
tone down your hate against sunni arab muslims.
tone down your hate against sunni arab muslims.
Last edited by IRONm@N on Sun Feb 13, 2011 11:46 pm, edited 1 time in total.
Re: Mujahideen around the world
Grandpakhaliif
Listen to me you dumb kid, mujahidkago ma naqaano ee go enroll in school or better yet go get a job if your not up for education, get some friends on your age( preferable somali ones) and stop writing this none sense on Somalinet you retard. Ma waxaa rabtaa in hooyada iyo abahaa in habeen barki inti albaabka lagu jabiyo sariirta laga so jiido?
Jihaad is not your issue, go make something out of your life instead wasting it on writing bullshit on Somalinet. Everything that is going on in this world is much bigger than you, your just a confused little kid in the greater scheme of things

- SultanOrder
- Posts: 21697
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Mujahideen around the world
Why has everyone become so harsh to eachother on somalinet? People reply harshly to grandpa, grandpa replies likewise, they reply again in more harsher terms, grandpa also escalates. Can such behavior be of those who are on a good path, when each is trying to shut the other up???
Re: Mujahideen around the world
Perfect Order
Grandpakhaliif is confused, and he thinks supporting Alshabab and co is his call in this world, we should a try our best to hit him with a dose of reality. He thinks wasting his life on supporting alshabab and co is gonna make him a better muslims, but its not. Just pray your 5 salaath, pay your zakath, be good to people and stay away from fitno, no need for all this crap.

sh cabdalla cazaam wuxuu ahaa nin fiican diintana wax badan u qabtay hadaad qoraaladiisa aqriso waad daremeysaa ,in kastoo uu khaladaad galay waa bani aadam ,hadana waxaan u rajeyneynaa inuu allah u naxariisto ,qaladaadkiisa allaha u dhaafo maadaama qof muslim oo geeriyooday yahay .
rasuulkeena dad malaaynin jews balan ayu lagalay in lays amaan geliyo wanaagna lagu wada noolaado ,inta aan la laaynin ka hor ma maqasheen hal qof oo jews ah oo lagu xadgudbay waa maya ,markii gaaloo dhan isu aruursatay in eey rasuulka iyo waxa raacsan ciribtiraan jews waa kuwii garab siiyay oo soo dhaweeyay weerarkaas waxaa ka sii xun asxaabtooba yareed dagaalna ku jirtay, iney isku dayeen in dumarkii islaamka eey ku xadgudbaan ooy weeraraan ,taas ayaa keentay in qaraarkaas laga qaato xikmadana alla yaqaan iyo inta fahamsan diinta .
jihaadku waa wado loo maro in wax lagu hagaajiyo, ee mahan ujeedada loo socdo dagaal bas , hadii dagalkaada uu sababayo muslimiinta bas in eey is gumaadaan gaalba intaan lagaarin madhulkaad fasahaadisay mise waad wanaajisay ,ninkii dhulkaaga kuugu yimaado si uu kuu baabi'yo inad iska celiso waa wax laysku raacsan yahay ,lakin inad fikir groub aad diin ka dhigato waa waxaan jirin , alshabaab dagaalkeeda ma waxaa ku hoobta shacabka mise amison , maxey udiidan yihiin in lawada hadlo si qilaafka loo dhameeyo ,mexey ujecelyihiin in shacabka amison duqeyso ,hal AK47 ayaad ku tuuree adoo og in madaafiic gaaladan ku jawaabeyso si shacabka ukaco mawaxaas ayaa jihaad ah ,wanaag wey qabtaan sida nadaafada ,lakin inmaslaxad ku jirto allahu aclam lakin inta gacmaha iyo lugaha iyo carabka layska jarayo ayado masuuliyad la qaadeyn wax faaide ah kama soo baxayaan meesha ,inta qofka muslimka kaasoo horjeeda fikir ahaan murtad ama mushrik lagu tilmaamayo si loo baneysto dhiigiisa halaag bas un baa ka imanayo meesha

- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: Mujahideen around the world
Odayga horta waxaan u haystey in khaarajintiisu ay ku timid kadib markii lagu tuhmey inuu gacan saar la leeyahay Dalwadda Maraykanka gaar ahaan rugta Jawaasiista ee CIA-da. Dabcan Qaladaadku waa sida jid furan oo kale oo qof kasta oo Binu Adam ahi wakhtiyo badan uu halis u yahay inuu ku dhaco, waxaase ugu wanaagsan Qofka dareema gefafka ka dhacay ee isla mar ahaantaasna ka soo laabta wixii dambi ah ee uu gallay. Eebbena (SWT) waa dembi dhaaf badane Naxariista.zaahidun wrote:sh cabdalla cazaam wuxuu ahaa nin fiican diintana wax badan u qabtay hadaad qoraaladiisa aqriso waad daremeysaa ,in kastoo uu khaladaad galay waa bani aadam ,hadana waxaan u rajeyneynaa inuu allah u naxariisto ,qaladaadkiisa allaha u dhaafo maadaama qof muslim oo geeriyooday yahay .
rasuulkeena dad malaaynin jews balan ayu lagalay in lays amaan geliyo wanaagna lagu wada noolaado ,inta aan la laaynin ka hor ma maqasheen hal qof oo jews ah oo lagu xadgudbay waa maya ,markii gaaloo dhan isu aruursatay in eey rasuulka iyo waxa raacsan ciribtiraan jews waa kuwii garab siiyay oo soo dhaweeyay weerarkaas waxaa ka sii xun nin asxaabtooba yareed dagaalna ku jirta iney isku dayeen in dumarkii islaamka eey ku xadgudbaan ooy weeraraan ,taas ayaa keentay in qaraarkaas laga qaato xikmadana alla yaqaan iyo inta fahamsan diinta .
jihaadku waa wado loo maro in wax lagu hagaajiyo, ee mahan ujeedada loo socdo dagaal bas , hadii dagalkaada uu sbabayo muslimiinta bas in eey is gumaadaan gaalba intaan lagaarin madhulkaad fasahaadisay mise waad wanaajisay ,ninkii dhulkaaga kuugu yimaado si uu kuu baabi'yo inad iska celiso waa wax laysku raacsan yahay ,lakin inad fikir groub aad diin ka dhigato waa waxaan jirin , alshabaab dagaalkeeda ma waxaa ku hoobta shacabka mise amison , maxey udiidan yihiin in lawada hadlo si qilaafka loo dhameeyo ,mexey ujecelyihiin in shacabka amison duqeyso ,hal AK47 ayaad ku tuuree adoo og in madaafiic gaaladan ku jawaabeyso si shacabka ukaco mawaxaas ayaa jihaad ah ,wanaag badan wey qabtaan lakin inmaslaxad ku jirto allahu aclam lakin inta gacmaha iyo lugaha iyo carabka layska jarayo ayado masuuliyad la qaadeyn wax faaide ah kama soo baxayaan meesha
Re: Mujahideen around the world
runta ma naqaano inuu ka towbad keenay iyo in kale lakin kheyr ayan u rajeyneynaa. hadii dagaalka laga fiiriyo angle yar ( gaalo:amison vs alshabab:muslim) ,runtii qofka inuu alshabab raaco ayeey ubadan tahay ,lakin marka aad ogaato waxa dhabta ah wey ka duwan tahay arinta sidaas , alshabab dowlada iyo inta ku jirta wexey ka dhigeen murtad ayagana imaara islaamiyey isku magacaaben ,qofka murtad xukunkiisa waa dil , hadaba dowladan sakaraadka ah hadey amison iska bax tiraahdo sow ma ahan in halmaalin kurtigood la wada dilo ,qof in la dilo yeelayana ma jirto , waalidinta lama warsanaayo in cunugooda dagaal galo iyo in kale sababtoo ah amiirka ayaa ka xaq weyn xiligan waalidka ,waa fikirkooda ,meelihii quraanka lagu baranayay ayeey caruurta kasoo tashkiiliyaan ilaa eey gaartay qaar ka tirsan caruurta in dugsiyadii laga baxsado oo quraanka xaafadaha lagu dhigto waana dhab .masugge wrote: Odayga horta waxaan u haystey in khaarajintiisu ay ku timid kadib markii lagu tuhmey inuu gacan saar la leeyahay Dalwadda Maraykanka gaar ahaan rugta Jawaasiista ee CIA-da. Dabcan Qaladaadku waa sida jid furan oo kale oo qof kasta oo Binu Adam ahi wakhtiyo badan uu halis u yahay inuu ku dhaco, waxaase ugu wanaagsan Qofka dareema gefafka ka dhacay ee isla mar ahaantaasna ka soo laabta wixii dambi ah ee uu gallay. Eebbena (SWT) waa dembi dhaaf badane Naxariista.
somali qof madaxa ka garaaco ooy ka cabsato mooyee qofkale ma xukumi karo theory gaas iyo jihaadkana waa kala labo , somalida waa madax adag tahay hogaamiya kooxeedyo madaxa ka garaaci jirayna wey ka baqi jireen ,lakin fikirkaas diinta islaamka raad kuma lahan waa waxaan anaga suubsanay
Re: Mujahideen around the world
I can't be bothered watching it, but is this the video where uthaymeen says you can non muslim not combatants if they attack yours? If so, Uthaymiin is not a prophet. His opinion was shaadh and is against the ijmaac of ahlussunah.grandpakhalif wrote:Melo listen to this know khawarij exist today just defence of land
[youtube]hCnXCb3yyak&feature=player_embedded#at=19[/youtube]
Yalaxoow still trolling

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 806 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 1 Replies
- 343 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 38 Replies
- 2363 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 8 Replies
- 645 Views
-
Last post by Grant
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by luis1
-
- 8 Replies
- 569 Views
-
Last post by STOP!
-
- 17 Replies
- 1289 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 8 Replies
- 655 Views
-
Last post by Jackal
-
- 4 Replies
- 86 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 12 Replies
- 783 Views
-
Last post by biko