Arintii Buuhoodle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Arintii Buuhoodle

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:according 2 your websites they are all saying xasuuq ba'aan ba ka dhacay either dee adiga wax laayey oo guuleystey ama dee walugu xasuuqay like NSUM claims which one is it udunow miid uun ku adkeyso ama walugu xasuuqay ama adiga wax xasuuqay :D

sida wararku lugu hayo la xaqiijiyey Maxamuud xaji cumar camay wuxu yidhi 16 nin baan gacantayda ku aasay
2 nin na galkacyo bey ku dhinteen allpuntland bey ku taalay thats 18 nabbadiids dead

on the Somaliland side waxa dhintay 5 mujaheed

Hargiesa,(Qaran news)-Dhirbaaxadii ugu weynayd ee soo gaadha ciidamada qaranka ee ku sugnaa aaga Kalshaale ayaa saaka ku habsatay ciidmadaasi :lol: :lol: iyada oo ciidamada soo weeraray ciidanka qaranka oo ku hubaysnaa hubabka noocyadooda kala gadisan oo laga keenay maamul goboleedka Somaliya ee Puntland, ayaa saaka ciidanka qaranka lagaga soo weeraray sadex jiho oo kala gadisan kuwaasi oo ciidanka oo iska baraad laa huwiyay sadex weerar oo ay adeegsanyeen hub aad u faro badan oo waaweyn.

Dhirbaaxdani ku dhacday ciidanka qaranka ayaa taliyah ciidanku uu ku sheegay in ciidankiisa laga dilay Sadex askari, sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa sheegay, inay iyagu guulaysteen isla markaasina aanu wax khasaare ahi aanu soo gaadhin ciidnaka qaranka, oo uu ku nuux nuuxsaday in aan hal askari laga dilin, hase ahaatee waxa shabakada qaran news loo xaqiijiyay oo aanu soo ogaanay in ciidanka qaranka laga dilay sideed askari dhaawacuna uu gaadhaayo 30, xubnood, sidoo kale waxa la noo xaqiijiyay in ciidanka qaranka laga qabsaday tiro aad u yar oo maxaabiis ah oo ay ku jiraan laba askari oo dhaawac ah oo midkood ka soo jeedo gobolka Saaxil, ma jiraan wax baabuur ah oo maanta laga qabsaday ciidanka qaranka sida la noo xaqiijiyay, hase ahaatee waxa jira baabuur tikniko ah oo dhaawac uu soo gaadhay kaasi oo ay ciidanka qaranku soo jiiteen markii ay dagaaladu istaageen. Ilaa galabta waxa gobolada galbeedka laga daabulaayay ciidamo iyo saanad iyo hubabka noocyadooda kala gadisan iyada oo aaga Sheekh laga dhaqaajiyay ciidankii ugu laxaadka badnaa laguna xoojinaayo ciidanka Kalshaale oo ciidamada soo weeraray ayna aad uga dheerayn xaga ay fadhiisinka ka dhigteen, dhirbaaxadan maanta gaadhay ciidanka qaranku waxa ay noqon doontaa mid ay cashar ku qaataan.

Ciidankan ka tirsan ciidmada qaranka ayaa goobtaasi saaka lagy soo weeraray u joogay kala dhex galka laba beelood oo deegaankaasi hore ugu dagaalamay,ciidanku marna ma'ay filanynin in weerar noocan ah lagu soo qaadi doono iyaga oo goobtaasi loo geeyay in ay soo celiyaan kala danbayntii iyo nabadgalyadii hore aagaasi uga jiri jirttay, hase ahaatee ciidanka qaranka ayaa iska difaacay gaadmadaasi isla markaasna dib u celiyay ciidankaasi, iyaga oo khasaare iyaguna gaadhsiiyay

Dhanka kale waxa jira jidgoyn ay maanta ay dhalinyaro hubaysani ay ku qaadeen baabuur ay lahaayeen ciidanka qaranka iyaga oo maraaya aaga Gambadhe, halkaasi wax khasaare ahi labada dhinac midkoodna ma soo gaadhin dhalinyradiina way yaacday markii la is rasaaseeyay.

Sida ay doontaba ha ahaatee khasaarahan maanta soo gaadhay ciidanka qaranka waxa khasaaraha ka yimid dusha u ridan doona taliyaha ciidanka qaranka Nuux Taani oo aan marnba ka sii diyaar garoobin ciidanka iyo hubka laxaadaleh ee ka imanaayay baryahanba maamul gobleedka Putland ee soo gaadhaayay magaalada Buuhoodle, kuwaasi oo la sheegaayo in ciidamada sirdoonku ay baryahnba ay ku wargalinayeen xukumada siiba gashaandhiga, sidii looga diyaar garoobi lahaa hubkaasi faraha badan ee gobolka soo galaaya ee ka imnaaya xaga Puntland, Mr Nuux Taani ayaa ah shaqsiga labaad ee ugu awooda badan wasaarada gashaandhiga marka laga reebo wasiirka gashaandhiga oo aan wax khibrad ah u lahayn arimaha gaashaandhiga iyo difaaca toona, isga oo xiligii jagadaasi loo magacaabayna sheegay in aanu waligii xabad ridin, hase ahaatee uu shaqadiisa uu gudan doono, hase ahaatee dadweynaha reer Somaliland ayaa aad maanta uga cadhooday weeraradani soo noq noqonaaya iyada oo ay xukumada ku dhaliilayaan in ayna talaabo cad ka qaadan ciidamadan qaranka ee maalin walba la soo weeraraayo.

La soco warar faah faahsan oo ku saabsan arimahaasi iyo wararka dagaaladani oo aanu sii dayn doono magacyada maxaabiista la haysto, anaga oo helnay magacyada qaar waxa aanu ku guda jirnaa dhamaystirkooda iyo xaga ay ka soo kala jeedaan.

---------

Mar haddii aad dhirbaaxo qirateen anaguna intii la idinka dilay baanu soo gudbiney. 75 killed and hundreds wounded. The Guuto 17 of SL militia were completely wiped out 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-)
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Arintii Buuhoodle

Post by Siciid85 »

UDUN. This is from the same website you are running around with. They posted that SSC has been chased to Buhoodle. So do you also believe this?


Buhoodle Oo Xalay Fiidkii Lagu Aasay 16 Ka Mid Ahaa Maleeshiyadii Soo Weerartay Ciidanka Qaranka.



Written by Qaran news
Feb 08, 2011 at 11:19 AM
Buhoodle Oo Xalay Fiidkii Lagu Aasay 16 Ka Mid Ahaa Maleeshiyadii Soo Weerartay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kooxo Ka Tirsan Al-Shabaab, ONLF & Ciidamada Puntland Oo Ka Qayb Galay Dagaalka
Hargeysa,(Qaran news) - Waxa magaalada Buhoodla Xalay Fiidkii lagu Aasay 16 qof oo ka mid ahaa Maleeshiyadii soo weesrartay Ciidamada Qaranka Somaliland shalay subax, iyadoo la sheegay inay ka soo qaybgaleen weerarkaasi kooxo ka tirsan Al-shabaab, ONLF iyo Ciidamo ka tirsan Puntland.

Dagaalkan oo ku bilaabmay weerar gaadmo ah oo Maleeshiyada Buhoodle ay shalay subax ku soo qaadeen ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaanada Maygaagle, Hagoogane iyo Kalshaale ee aaga deegaanada Buhoodle ayaa waxa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jira oo labada dhinac soo gaadhay, waxaana la xaqiijiyey in dhinaca Ciidamada Qaranka Somaliland ay kaga dhinteen 4 Askari, halka ay 12 Askarina ay kaga dhaawacmeen, 2 kalena la layahay.

Maleeshiyada Buhoodle ayaa la sheegay in dhinacooda ay dagaalkaasi kaga dhinteen 16 qof, 24 kalena ay kaga dhaawacmeen, 14 kalena Maxaabiis ahaan looga qabtay.

Dagaalkan oo ka dhacay Deegaanada Maygaagle, Hagoogane iyo Kalshaale oo ay Maleeshiyada Nabad-diidka Buhoodle ay Ciidamada Qaranku Eryadeen ilaa duleedka Buhoodle ayaa ilo wareedyadu intaa ku dareen in Maleeshiyo ka tiran Puntland ay dagaal kale oo weerar ah ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay Jiida Gambadha ee xadka Tuka-raq ee gobolka Sool, halkaas oo la sheegay in ciidamadu iska Caabiyeen Maleeshiyadii soo weerartay.

"6:30-kii subaxnimo ayaa ciidamo faro badan oo PM-yo, Madaafiic iyo Taangiyo wata ayaa na soo weeraray waana niman Somaliland diid ah, waxaanay wateen Al-Shabaab iyo dad kale oo noocyo badan, dagaalkuna shan sacadood buu socday, afar Askari wey naga dhinteen 12-na wey dhaawacmeen, afar iyo toban Maxbuus waanu ka haynaa, markii aanu eryanay ee Buuhoodle gudaheeda ay galeena waanu ka soo noqonay, nabad diidku waa kuwa sheegtay SSC ee Buuhoodle jooga, haday nimankaasi dadku iska saari waayaan dhibaatadeedu wey badan doontaa, dad shicib ahi Taangiyo iyo Atalari ma wataan, raga hubka ku dagaalamaya waa la garanayaa cida ay yihiin."

Sidaasi waxa yidhi Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani Oo La hadlayey Warbaahinta.

Dhinaca kale Chief Caaqil Maxamuud Cumar Camay oo ka mid ah isimada reer Buuhoodle oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay xalay isaga oo jooga Buuhoodle, ayaa Wargeyska Haatuf u xaqiijiyey, isla markaana qiray in Dagaalkaasi Maleeshiyadooda Buhoodle ay kaga dhinteen 13 qof, kagana dhaawacmeen 24 qof, halka dhamaantoodna la keenay magaalada Buhoodle, isagoo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi "Labada dhinacba dhimashadu way badan tahay, xaga Buuhoodle waxa la keenay 13 Meyd ah iyo labaatameeye dhaawac ah, dagaalku wali ma joogsane casarkiibaa la kala nastay, dagaalku waxa uu ka dhacay gudaha Hagoogane ee Ciidanka Qaranku fadhiyey, PM lama ridin ee ciidanka qaranka ayaa iyagu hub kasta nagu riday, markii dambe ayaa iyagana lagu riday Madaafiic, laakiin qori PM ah oo lagu riday ma jiro, meel lagu ridaba ma hayno, SSC ma jirtee cida dagaalamaysaa waa Dhulbahante, arintuna Habar-Jeclo iyo Dhulbahante ayuun bay taagan tahay, dagaalkan sida loogu talo galay sanad buu socanayaa mana qabo inuu joogsanayo"

Dhinaca kale ilo aanu ka helay deegaanka Buhoodle ayaa noo xaqiijiyey in dagaalkaasi ay Maleeshiyada Nabad-diidka Buhoodle ay soo qaaday uu ka mid ahaa saraakiishii hogaaminayey Abokor Sulub Dhabdhable oo ahaa muddo Dheer Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Somaliland oo la sheegay inuu ka dhex muuqday isaga iyo dirawalkiisii oo lagu magacaabo Cismaan Caato.[/quote]
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Arintii Buuhoodle

Post by The_Emperior5 »

Siicid dont mind udun he lives in his own world he claims he killed over 80 Somaliland soldiers , and at the same time his nsum is wrting letters to ban ki mon arab league African union Igad EU US state department that Somaliland is committing Genocide in the buhoodle district :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Arintii Buuhoodle

Post by udun »

For Qaran news, all I care about is the info that is good for me and blows the cover out of the bloody defeat that the Soomaalidiids suffered. Every thing else they write about us is hogwash and cantarabaqash. When you see the 'dhirbaaxada kulul' statement from Qaran news, you would understand that the reported figure of 75 is real. 8-)

For NSUM, it is called smart propoganda and that is what they are handling. On one side, we are delivering blow after blow against your SL militia, and on the political front, we are working on to destroy your entity's image. It is called smart propoganda that only smart people would understand it :!:

I also remember your horjooge Siilyaanyo, fule Nuux Taani, and your 3 parties all issuing calls that ONLF, Al-Shabaab, PL, and TFG have attacked you guys :lol: :lol: We all saw your bogus reporting of events and that is worst calaacal that any one can throw around.
Last edited by udun on Tue Feb 15, 2011 1:24 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Arintii Buuhoodle

Post by Siciid85 »

The_Emperior5 wrote:Siicid dont mind udun he lives in his own world.

I see.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Arintii Buuhoodle

Post by The_Emperior5 »

udun wrote:For Qaran news, all I care about is the info that is good for me and blows the cover out of the bloody defeat that the Soomaalidiids suffered. Every thing else they write about us is hogwash and cantarabaqash.

For NSUM, it is called smart propoganda and that is what they are handling. On one side, we are delivering blow after blow against your SL militia, and on the political front, we are working on to destroying your entity's image. It is called smart propoganda that only smart people would understand it :!:

I also remember your horjooge Siilyaanyo, fule Nuux Taani, and your 3 parties all issuing calls that ONLF, Al-Shabaab, PL, Galmudug, and TFG have attacked you guys :lol: :lol: We all saw your bogus reporting of events and that is worst calaacal that any one can throw around.

well atleast we dont write endless articles about how bad the Somaliland armed forces are and how evil they were and were killing all the ssc cvilians and why do you think people would believe a diaspora based group fadhikudirir group based some where in sweden :lol: , Somaliland destroyed the rebels. coma bey ku jiran baan filaya hada :lol: If we have to believe gudoomiya kuxigeenka cayn he said xasuuq ba aan ba meesha ka dhacay dad ba beebee la mariiyey oo sida rahda dhulka dhagay :lol: :lol: odayga 70 jirka ah aan waxba akhriyin aan waxba qorin eeh voa laga wareysaneye ina xaji cumar camay ma propoganda bu yaqana 16 nin baan gacantayda ku aasay maanta reer mygii oo dhan na wala xasuuqay :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Arintii Buuhoodle

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:
udun wrote:For Qaran news, all I care about is the info that is good for me and blows the cover out of the bloody defeat that the Soomaalidiids suffered. Every thing else they write about us is hogwash and cantarabaqash.

For NSUM, it is called smart propoganda and that is what they are handling. On one side, we are delivering blow after blow against your SL militia, and on the political front, we are working on to destroying your entity's image. It is called smart propoganda that only smart people would understand it :!:

I also remember your horjooge Siilyaanyo, fule Nuux Taani, and your 3 parties all issuing calls that ONLF, Al-Shabaab, PL, Galmudug, and TFG have attacked you guys :lol: :lol: We all saw your bogus reporting of events and that is worst calaacal that any one can throw around.

well atleast we dont write endless articles about how bad the Somaliland armed forces are and how evil they were and were killing all the ssc cvilians and why do you think people would believe a diaspora based group fadhikudirir group based some where in sweden :lol: , Somaliland destroyed the rebels. coma bey ku jiran baan filaya hada :lol: If we have to believe gudoomiya kuxigeenka cayn he said xasuuq ba aan ba meesha ka dhacay dad ba beebee la mariiyey oo sida rahda dhulka dhagay :lol: :lol: odayga 70 jirka ah aan waxba akhriyin aan waxba qorin eeh voa laga wareysaneye ina xaji cumar camay ma propoganda bu yaqana 16 nin baan gacantayda ku aasay maanta reer mygii oo dhan na wala xasuuqay :lol:

Your uncle Nuux Taani, the commander of SL militia, and Cadami, the SL defense minister have both admitted that in Kalshaale they were crushed and defeated :lol: :lol: Even other SL officials called Nuux Taani fule when they listened to his news. Your 3 kangaroo parties asking the worl to help them 'cause Al-Shabaab, TFG, ONLF, and Reer Buuhoodle have all attacked them :lol: :lol: You can be in a state of denial but it was for all to see what happened. 75 SL militia got decimated and other hundreds were wounded in that HISTORIC BATTLE OF KALSHAALE :lol: :lol: Even the commander of SL militia colonel Ilbir got owned and he died in hospital in Hargeisa :lol: :lol:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Arintii Buuhoodle

Post by Cirwaaq »

What is the point of argueing with a Plander over the issues of SSC?

Udun is the type of person who wishes to see the death of any Idoor or SSC member. It benefits his pirate state to inflame the chaos of other parts of the region. He is the grand-iyatol of hypocrites. He is happy to clap his crack at the sight of another dead somali so long as that someali is not from Pland. He is the same hypocrite that points the finger at Ethiopia for wanting to divide the somali people when every statement he makes is one that incites hatered between Slanders.

May Allah do to you that you wish on other somalis.

May you one day feel the pain of a bullet.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Arintii Buuhoodle

Post by udun »

^There she goes "haddaan kooyaa" iyo "anna halay maqlo" :lol:

Just go back to your Jahood boyfriend and leave issues that don't concern you. Oh, I see now the b-tch is defending Ethiopia and doing cursing :down: :down:

Ok tell me how is your spying on poor muslims going? You can be sure that I have been blowing your cover and was telling people about you. F#ck off b-tch from hell and stick with your Jahoods and raw-meat seating Ethios savages that you prostitute yourself to :idea:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Arintii Buuhoodle

Post by Cirwaaq »

udun wrote:^There she goes "haddaan kooyaa" iyo "anna halay maqlo" :lol:

Just go back to your Jahood boyfriend and leave issues that don't concern you. Oh, I see now the b-tch is defending Ethiopia and doing cursing :down: :down:

Ok tell me how is your spying on poor muslims going? You can be sure that I have been blowing your cover and was telling people about you. F#ck off b-tch from hell and stick with your Jahoods and raw-meat seating Ethios savages that you prostitute yourself to :idea:
You are an ignorant fool and i pity the woman that carried the carcass that you are. Ignoble charlatan.

You are devoid of civil aptitude and crave the suffering of others it defies all logic to take anything you type to account, i feel sorry for you.

May Allah set you the challenges you need to better yourself.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Arintii Buuhoodle

Post by ToughGong »

udun how did you arrive at the conclusion that Cirwwaq is defending Ethiopia

:lol: :lol: :lol:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Arintii Buuhoodle

Post by LiquidHYDROGEN »

udun wrote:
HA 40 killed in Kalshaale.
HJ 18 killed in Kalshaale.
HY 6 killed in Kalshaale.
Fiqishinni 9 killed in Kalshaale.
Other clans 2 killed in Kalshaale.


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Image
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Arintii Buuhoodle

Post by JeyR »

I WAS GONNA SAY SOMETHING BUT I NOTICE THAT UDUN CAN HANDLE EVERY ONE AND EVERY TOPIC HERE, THEREFORE, HE DOESN'T NEED MY HELP... KUDOS UDUN... ONETHING I NEED TO SAY THOUGH, THE WAR IN KALSHAALE STARTED BETWEEN DHULBAHANTE AND H/JECLO ABOUT BERKADO, AND THEN YOUR ARMY WHICH YOU GUYS USED TO CALL CIIDANKII QARANKA AND H/JECLO ATTACK DHULBAHANTE... BOY OH BOY THE REST WAS HISTORY.. MY CAUSINS IN BURCO WHO IS ISAAQ TOLD US THAT SOMALILAND ARMY LOST ABOUT 75 MEN ALONG WITH 35 MEN WHO ARE HABERJECLO... DHULOOS WIP YOU GUYS IT IS OBVIOUS..

EMPRIOR YOU ARE VERY RESONABLE MAN AND I WILL TALK YOU AS A RESEANABLE PERSON: THE MAIN OBJECT FOR NSUM TO WROTE THAT ARTICLE IS TO TELL THE WORLD THAT SOMALILAND IS NOT STABLE AT ALL, THEY ARE ATTACKING INNOCENT PEOPLE, WHICH YOU DID AT THE BEGINING OF THE WAR. IN ADDITION TO THAT, ANY FINANCIAL WHICH INTERNATIONAL COMMUNITY GIVES YOU COULD BE USED TO KILL DHULOOS. THEREFORE WHAT U GUYS BEEN TELLING THE WORLD FOR THE LAST 20 YEARS ABOUT SOMALIAND IS FALSE, THAT IS MAIN IDEA OF THAT ARTICLE.. BUT ABTI JUST SAY WE BEAT YOU THIS ONE, YOU DON'T HAVE TO DENY...
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Arintii Buuhoodle

Post by KyrieJama »

SahanGalbeed wrote:Dad aan xishoon oo wax kasta iskaga hadla baa jira ," too bad" iney dhulbahante noqdeen :lol:
wuxu yidhi ninkani bal daya .
HA 40 killed in Kalshaale.
HJ 18 killed in Kalshaale.
HY 6 killed in Kalshaale.
Fiqishinni 9 killed in Kalshaale.
Other clans 2 killed in Kalshaale.
Wax meydka jiidjiida { sidaynu hore ugu aragnay Buuhoodle} dhulbahante ayaa laga haya somalida reer waqooyiga ah .
Haddana waxay gaadheen heer ay meydka waraystaan :lol:
Only a qurjiile ayaa ku odhanaya , meydkan halkaan yaala waa reer hebel , kan kale na waa reer hebel , @#!*% backward @#!*% ! :lol:
How does anybody know ? isku wada tuute bay xidhan yihin , hore na isu maydaan arag , sidee loo garan kara meyd qabiilkiisa ?!
Kuwaaso miidhan baa ka buuxa qurjilaha , maxaynu meel u gaadhi la'nahay na way is waydiiyaan . Shameful dooros !
warya naska ha ku qabto dheh :lol: Nin abtiyaashi caya waa guun sxb afka iska hayso :down:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Arintii Buuhoodle

Post by KyrieJama »

JeyR wrote:I WAS GONNA SAY SOMETHING BUT I NOTICE THAT UDUN CAN HANDLE EVERY ONE AND EVERY TOPIC HERE, THEREFORE, HE DOESN'T NEED MY HELP... KUDOS UDUN... ONETHING I NEED TO SAY THOUGH, THE WAR IN KALSHAALE STARTED BETWEEN DHULBAHANTE AND H/JECLO ABOUT BERKADO, AND THEN YOUR ARMY WHICH YOU GUYS USED TO CALL CIIDANKII QARANKA AND H/JECLO ATTACK DHULBAHANTE... BOY OH BOY THE REST WAS HISTORY.. MY CAUSINS IN BURCO WHO IS ISAAQ TOLD US THAT SOMALILAND ARMY LOST ABOUT 75 MEN ALONG WITH 35 MEN WHO ARE HABERJECLO... DHULOOS WIP YOU GUYS IT IS OBVIOUS..

EMPRIOR YOU ARE VERY RESONABLE MAN AND I WILL TALK YOU AS A RESEANABLE PERSON: THE MAIN OBJECT FOR NSUM TO WROTE THAT ARTICLE IS TO TELL THE WORLD THAT SOMALILAND IS NOT STABLE AT ALL, THEY ARE ATTACKING INNOCENT PEOPLE, WHICH YOU DID AT THE BEGINING OF THE WAR. IN ADDITION TO THAT, ANY FINANCIAL WHICH INTERNATIONAL COMMUNITY GIVES YOU COULD BE USED TO KILL DHULOOS. THEREFORE WHAT U GUYS BEEN TELLING THE WORLD FOR THE LAST 20 YEARS ABOUT SOMALIAND IS FALSE, THAT IS MAIN IDEA OF THAT ARTICLE.. BUT ABTI JUST SAY WE BEAT YOU THIS ONE, YOU DON'T HAVE TO DENY...
Who cares if they are in denial the military cook they call general taani knows the truth after all the families asked him where are my son, and he told them we left them on the battlefield they are dazed and the knockout punch is coming.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”