



Moderators: Moderators, Junior Moderators
I have been to gabiley city so I have seen the road towards it but I haven't been further than that and I don't recognise this pic so I assumed it was further up.SahanGalbeed wrote:Hard to say I would guess towards Gabiley the city .Cumar-Labasuul wrote:is that road going towards hargeisa or towards jigjiga?*Nobleman* wrote:I have driven down that very road pictured. Walahi the difference between rainy season and the jilal (dry season) is astonishing. One of the greatest blessings of Allah swt.
Waa mesha ugu magac fiican gayiga somaliyeed oo dhan ani ahaantay.AishahWaqooyi wrote:The name of that town cracks me up : Allay baday![]()
![]()
ina adan, dhulka oogadu xiliga abaarta wa oomane iyo siigo, xiliga roobabkana waa wada dhiidhi marka sidaasa logu bixiyey allay-baday.ina aadan wrote:Waa mesha ugu magac fiican gayiga somaliyeed oo dhan ani ahaantay.AishahWaqooyi wrote:The name of that town cracks me up : Allay baday![]()
![]()
ALLAY BADAY
maya buur ma dego ee bann baan degnaa lkn beerahayagi aya halkaas ah.The_Emperior5 wrote:wayeel adigu buurooyinka galbeedka somaliland oo dhan maad taqana , ma buurahad dagi jirtay
somalidu dhulkay degan intiisa badan wa dhul fiican intaan ka ahayn gobolada dhexe. lkn biyaha ku yar ama waxay u baahan yihiin mashariic waa wayn o xaga biyaha ah.ina aadan wrote:Wayeel
gartay
Somalidu berigii hore way necbaiyd dhulka carra madowga oo waxay jeclayen dhulkan carra caska
hadase waxay ogaden inay cara madowgu ka wax sosaar badanyahay.
SahanGalbeed wrote:It is Gabiley , wax walba way iska ga murantaa somalidu .