Mashallah somaliland should invest alot in irrigation inshallah you will be self sufficient
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 11:15 am
by Cumar-Labasuul
SahanGalbeed wrote:
Cumar-Labasuul wrote:
*Nobleman* wrote:I have driven down that very road pictured. Walahi the difference between rainy season and the jilal (dry season) is astonishing. One of the greatest blessings of Allah swt.
is that road going towards hargeisa or towards jigjiga?
Hard to say I would guess towards Gabiley the city .
I have been to gabiley city so I have seen the road towards it but I haven't been further than that and I don't recognise this pic so I assumed it was further up.
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 11:51 am
by ina aadan
AishahWaqooyi wrote:The name of that town cracks me up : Allay baday
ina adan, dhulka oogadu xiliga abaarta wa oomane iyo siigo, xiliga roobabkana waa wada dhiidhi marka sidaasa logu bixiyey allay-baday.
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 12:03 pm
by SahanGalbeed
It is Gabiley , wax walba way iska ga murantaa somalidu .
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 12:05 pm
by The_Emperior5
wayeel adigu buurooyinka galbeedka somaliland oo dhan maad taqana , ma buurahad dagi jirtay
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 12:07 pm
by waayeel101
The_Emperior5 wrote:wayeel adigu buurooyinka galbeedka somaliland oo dhan maad taqana , ma buurahad dagi jirtay
maya buur ma dego ee bann baan degnaa lkn beerahayagi aya halkaas ah.
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 12:10 pm
by ina aadan
Wayeel
gartay
Somalidu berigii hore way necbaiyd dhulka carra madowga oo waxay jeclayen dhulkan carra caska
hadase waxay ogaden inay cara madowgu ka wax sosaar badanyahay.
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 12:18 pm
by waayeel101
ina aadan wrote:Wayeel
gartay
Somalidu berigii hore way necbaiyd dhulka carra madowga oo waxay jeclayen dhulkan carra caska
hadase waxay ogaden inay cara madowgu ka wax sosaar badanyahay.
somalidu dhulkay degan intiisa badan wa dhul fiican intaan ka ahayn gobolada dhexe. lkn biyaha ku yar ama waxay u baahan yihiin mashariic waa wayn o xaga biyaha ah.
Re: Gabiley, the most fertile area in Somaliland
Posted: Sat Feb 19, 2011 12:58 pm
by waayeel101
SahanGalbeed wrote:It is Gabiley , wax walba way iska ga murantaa somalidu .
daawo at 7:13 ma aragtaa labadan buurood? bal hadaba waxad i dhacsisa gabiley iyo buurahan intay isku jiran ee laga arki karo.
anu horan idinku shegay dhul aydan aqon haka hadlina.