Berbera is finally becoming

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Berbera is finally becoming

Post by SahanGalbeed »

Berbera waxaan ku jecla anigu mirqaanka :lol: Hargeysa way iska hawo macaan tahay oo qaadka waad iska raamsanaysa e mirqaan sidaas ah ma gaadhaysid . Xeebta se , kulayl ka iyo humidity-ga ka dhaca oo dhidid kaa keenay , baa mirqaanka saaxibow , xaamigii ugu darna ku gaynaya :lol: Markaan u xiisoodo xeebta , Berbera oo tolkay bakhaaro farobadan ku laha baan iska tagi jiray . Marna Ibraahin dheere baan u qayilaad doonan jiray , marna Baxsane .Long live Berbera !

You're welcome inadeer keysow.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”