Northwind wrote:Fadlan waa in si degdeg ah xorriyadiisii loogi soo celiyaa Suldaanka guud ee bogga Somalinet, Mr Emperior iyo gacan yarihiisaba Khaalid Ali.
Northwind wrote:djibsomali wrote:abahii baa laa free qarayn!!
leave my wife alone
Adigu waxaad tahay mid nolosha ka dhacay, in laguu jawaabo maba is taahishid. Marka hore soo baro sida loo qoro Af-Soomaaliga nacas yahow dhakada malaasan.
