Aniga afka ha ila soo galin kalabyahow.....udun wrote:Maxaad la cabaadaysaa kaagan Alfaas isugu yeedha, miyaan Cali Gaab nacnacda iyo cayda bilaabin? What you are doing is the hasha geela cunta misna cabaadaMr_Alfaas wrote:Gabadhi haday xishoon weydo oo khaniisin ka sheekeyso waa wax ayaandaro ah.
seemeyer abti waxan waxba ha u jawaabin waa qudhun qudhun loo waayee...........waar diin qabataa miyaanay laheyn........tol qabtaana malaha..![]()
Gabadha waa in la ixtiraamaa marka hore, hadda la ixtiraami waayo waxbay iska celinaysaa and lady NewHargeisagirl is a warrior
Gabadhu ama hala ixtiraamo ama yaan la ixtiraam wa in ay iyadu xishoota.